Wednesday, September 29, 2021

Maxkamada sare oo xirtay darawalkii wadey gaarigii ay saarnaayeen dhaqaatiirta kuuba

Maxkamad ku taal Nairobi ayaa u ogolaatay booliska muddo 15 beri ah xabsiga ku hayn karaan darawalkii wadey gaarigii ay saarnaayeen 2 dhaqaatiirta Kuubaanka...

Barasaabka Gaarisa Cali Qorane oo dhallinyarada ku booriyey in ay xirfado yeeshaan

Gaavanaha ismaamulka Gaarisa Cali Qorane ayaa ku booriyey dhallinyarada in ay bartaan xirfado iyo farsamooyin la yimaadaan si ay uga badbaadaabn in ay wajahaan...

Dad Qaxooti ah oo lagu jirdilay xafiiska UNHCR ee Nairobi

6 qof oo qaxooti ah ayaa lagu dhaawacay 30 kalena waa la xiray kadib markii gadood uu ka dhacay xafiisyada hey'adda qaxootiga ee UNHCR...

3 ardey oo loo xiray dab ay qabadsiiyeen iskuulka sare ee Magumu High

Booliska ayaa soo xiray 3 ardey kadib markii ay dab qabadsiiyeen qeybta ardeydu ku hoydaan ee dugsiga sare ee Magumu High School, ee degaanka...

Xildhibaannada oo doonaya in la baaro xisaabaadka Uhuru iyo Ruto

Xildhibaannada qarann ayaa doonaya in lala xisaabtamo hogaamiyeyaasha dowladda ugu sareeya isla markaasina la xisaabo lacagta ay heyso madaxtooyada qaranka. Xildhibaannada ayaa sheegay in ay...

Madaxa cadaaladda oo soo magacabayo garsoorayaal qiimeyn doona kiiska lacagaha kirada ee xildhibaanada.

  Madaxa cadaaladda, David Maraga ayaa la filayaa in dhawaan uu soo magacaabo 3 garsoore si ay u dhageystaan islamarkaana u qiimeeyaan kiis ka dhanka...

Xubnaha ugu sarreeya dowlad goboleedka Taita Taveta oo iska xaadiriyay Xarunta DCI, Nairobi.

Gudoomiyaha ismaamulka Taita Taveta ayaa wajaha su'aalo adag xilli uu ka soo hor muuqday xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista ee dalka DCI waxaana...

Dalacsiintii maamulayaasha dugsiyada oo meesha laga saaray.

Maamulayaasha duugsiyada oo dhawaan ay maxkamadda dib u dhigtay kiiska la xarriira dalacsiintooda ayaa haatan u muuqda in laga dhimo darajoyiinka la dalacsiiyay sida...

Weerarada argagixisada oo saameeyay dhameystirka mashaariicda Mandera

Mashruucyo horumarineed qiimahooduna yahay 1.2 bilyan oo shilinka dalka ah ayaa hakad galay ismaamulka Mandera sababo la xarriira weerarada koxaha argagixisada sida uu sheegay...

Nin isku dilay Laikipia kadib markii loo sheegay inuu qabo cudurka Kansarka.

Wararka ka imaanaya tuulada Kwa Mwaura oo ka tirsan degaanka Bariga Laikipia ayaa waxay sheegayan inuu halkaasi isku dilay nin 65 jir ah, oo...

Afar arday oo lagu dilay Tuulada Sareedo

Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday dugsi ku yaalo Tuulada Sareedo oo ka mid tirsan degmada Dhadhaab ee...

19 kamid ah ismaamullada dalka oo laga soo tabiyay kiisaska cudurka Covid-19

  Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda  Kenya ayaa shaaca ka qaadday in cudurka coronavirus-ka  uu hadda ku sii fafaayo qeybaha kala duwan ee dalkaas. 19 kamid ah 47-da...

DHAGAYSO:Wasaarada Cafimaadka ee Ismaamulka Wajeer oo waxqabad xumo lagu dhaliilay

Qaar kamid ah ehelada bukanadooda ay kujiraan Cisbitaalka guud ee wajeer ayaa waxay waxqabad xumo ku dhaliilay Wasaarada caafimaadka Ismaamulkas. Mandeeq Daud...

Mooshin laga gudbiyay Guddoomiyaha Ismaamulka Wajeer.

Wakiilka deeganka hoose ee Benane ee Ismaamulka Wajeer ee Cabdi Maxamed Sheekh ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay Barasaabka Ismaamulkaasi...

TSC oo uguu baaqday macaliminta in dib iskulada uguu noqdaan isbuca soo aadan.

TSC ayaa ku amartay macalimiinta inay ku soo laabtaan dugsiyada ugu dambeyn Isniinta soo aadan ee todobaadka soo socda.

MW Uhuru oo diiday in dalka laga fuliyo duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweyna dalka Uhuru Kenyatta ayaa warbaahinta France24 u sheegay inuusan oggolaan doonin in milatariga Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka geystaan gudaha...

Biyo la’an ka jirta degaano katirsan ismamulada Gobolka waqooyi Bari ee Kenya

Waxa inta badan dhibatada biyo la'an ay kajirtaan gud ahaan gobolka waqooyi bari ee dalka kenya. ayadoona ismamulada garisa,mandhera,wajeeer,...

Uhuru wuxuu u baroor diiqayaa gabadha Dedan Kimathi Muthoni

Uhuru wuxuu xusuustay Muthoni inuu ahaa qof faraxsan oo tiir adag u ah qoyska Kimathi.Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Muthoni ay mar walba...

Tirada Dadka U Dhimanaya Cudurka Rift Valley Oo sii Kordhaya

Waxaa kor u kacay tirada dhimashada cudurka Rift Valley ee Waqooyi Bari Kenya, iyada oo haatan gaartay dhimashada illaa Shan qof. Inta badan dadka dhintay...

Shil Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Nakuru

Ilaa Toddobo qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda, halka 15 kale ay dhaawacmeen. Shilka ayaa ka dhacay Mzee Wanyama oo ku taala Elementaita oo kowntiga...