Saturday, May 25, 2019

Maxaabiista Xabsiga demand oo cunto ka soomis samaysay

Maxaabiista ku jira xabsiga Remand prison ee magaalada-tan Nairobi ayaa bilaabay cunto ka soomis, kadib dhibaatooyin ay sheegeen in ay kula kulmaan xabsiga dhexdiisa...

Dad doonayay in ay lacag ka dhacaan bankiyo oo la maxkamadeeyay

Ciidamada boliiska dalka ayaa horkeenay maxkamada Milimani 4 qof oo lagu edeeyay in ay isku dayeen in ay dhacaan lacag dhan 800,000 oo shilinka dalka...

Maamulka iyo shaqaalaha Tusmo oo hambalyo u diray shacabka Somaaliyeed

  Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Tusmo ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul adxaha waxa ay u direen dadka Islaamka oo dhan gaar ahaan umada Somaaliyeed. Agaasimaha...

Dunida Islaamka oo saaka laga ciidayo

Dunida Islaamka saaka waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo dadku ay ugu jiraan tukashada salaada Ciida, waxaana maanta laga ciidayaa inta badan dalalka...

Halkan ka dhegayso barnaamijka Ogaalka-Dunida

Hoos ka dhegayso barnaamijka Ogaalka dunida warbaahinta Tusmo, waxaana soo jeedinaya wariye Bile Beshir Mehbub    

Shacabka Wajeer oo diyaar garow uga jiro maalinta Ciida

Xili Maalinta berri ay ku beegantahay maalinta kowaad ee Ciidul adxaha ayaa waxaa Ismaamulka  Wajeer ka soconaya qaban qaabada dadku ay ugu jiraan dabaal...

Shaqaale ka tirsan bankiga KCB oo la maxkamadaynayo

4 qof oo looga shakisanyahay in ay ku lug lahayeen fal xatooyo ah oo lagu xaday 72.6 Million oo shilinka dalka ah oo laga xaday...

Deg deg: Masuul horay uga tirsanaa Maamulka Garissa oo la dhawacay

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Idiris Aadan Mukhtaar oo horay u ahaa xubin ka tirsana gudiga fulinta Ismaamulka Gariisa in lagu dhawacay xaafada Kileleshwa...

Swazuri oo dalbanaya in shaqadisi dib loogu celiyo

Guddoomiyaha guddiga qaran ee dhulalka ee NLC Mohamed Swazuri  oo shaqada ka fadhiistay ka dib markii lagu eedeeyay musuq maasuq , ayaa hadda dalbanaya dib...

Fadeexad la xariirta baabuur dowladeed oo qiimo jaban lagu iibiyay

Edward Ouko oo ah Hanti dhowraha guud ee dalka ayaa sheegay in ay heleen maclumaad ku aadan in gawaari ay leedahay  wasaaradda shaqaalaha iyo daryeelka...

Aadan Bare ducaale oo eedayn kulul u jeediyay Qaadiga muslimiinta Kenya

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka ahna xildhibaanka laga soo doorto bartamaha degmada Garissa Adan Bare Ducaale ayaa dalbanaya in baritaan lagu sameeyo hadalkii Qaadiga Muslimiinta Kenya Kadhi...

Halkan ka dhegayso warka subax ee warbaahinta Tusmo

Hoos ka dhegayso warka subax ee warbaahinta Tusmo, waxaana soo jeedinaya wariye Sakariye Ammare  

Boliiska dalka oo baaraya 12 gaari oo lagu gubay Magaalada Thika

Laamaha Boliiska dalka ayaa bilaabay baritaano ay ku samaynayaan kooxihii ka dambeeyay gubida 12 bus oo uu lahaa  nin ganacsada ah, kuwaas oo dab...

Boliiska dalka Oo raadinaya Masuuliyin Musuq maasuq loo haysto oo baxsaday

Boliiska ismaamulka Migori oo kaashanaya barayaal ka tirsan gudiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuq maasuqa dalka ayaa ku raad jooga masuuliyiin sare oo ka...

Shil ay dad ku dhinteen oo ka dhacay inta u dhaxaysa Kericho iyo Bomet

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay halka 19 kalena ay ku dhawacmeen shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxaysa degaanadda Kericho- iyo...

Dhageyso Warka duhurnimo ee TUSMOFM

Halkan hoose ka dhageyso warkii duhurnimo ee idaacadda TusmoFM oo ay ku jiraan qodobbo xiiso leh. Warkaa waxaa soo jeedinaya Ibraahim Geeddow Cawaale

KAA oo xaqiijisay cillad ku timid Kisimu Airport

Heyádda garoomada diyaaradaha Kenya ee KAA, ayaa xaqiijisay in xalay cillad xagga nalalka ah ay ku timid run-way-ga garoonka diyaaradaha ee magaalada Kisimu. Angela Tilitea,...

Ruto oo taageero ka codsaday Mudavadi

Madaxweyne ku-xigeenka dalka, Wilium Ruto ayaa ka codsaday hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ANC, Musalia Mudavadi, in uu ku taageero ololihiisa doorashada madaxtinnimo ee 2022-ka. Ruto...

Koox dumar ah oo ganacsi cusub ka billaabay Gaarissa oo caawinaad dalbanaya

Koox dumar iskaashato ah oo ku nool magaalada Gaarissa ayaa billaabay ganacsi ay ku soo saarayaan agabyo kala duwan oo ay iyagu sameeyaan. Kooxdan dumarka...

Qaaddiga guud oo kasoo hor-jeystay Matiangi

Qaaddiga guud ee dalka, Axmed Muhdhar, ayaa kasoo horjeystay go’aankii uu wasiirka arrimaha gudaha, Fred Matiangi, ugu dhawaaqay fasaxa shaqaalaha maalinta Talaadada ah, debbaal-degga...