Friday, August 23, 2019

Maxkamada Oo maanta go’aan ka gaaraysa codsiga Philomena Mwilu

Maxkamada sare ee Magaalada Nairobi ayaa la filayaa in maanta oo talaado ah ay go'aan ka gaarto codsiga ku xigeenka madaxa cadaalada dalka ee Philomena...

DHAGEYSO:-Dhalinyarada Wajeer Oo ka cabanaya Gufka guurka oo sare u kacay

Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Wajeer ayaa cabasho xoogan ka muujinaya qiimaha Gufka ama sooryada oo sare u kacay magaladaasi sababayna in guurku uu ku...

Deg deg: Musharaxa ODM Oo ku guulaystay doorashada Migori

Mr Ochillo Ayacko oo ah musharaxa matalayay xisbiga ODM ayaa ku guulaystay Doorashada ku celiska ah ee xilka senatarnimo ee degmada Migori sida ay...

DHAGEYSO:-Ardada Wajeer Oo aragtidooda ka dhiibtay Imtixaanka Qaran

Ardada ku nool Magaalada Wajeer ayaa sheegay in ay aad ugu diyaar garobeen Imtixaanka qaran ee dalka ka bilaaban doona bishan gudaheeda, sida uu...

Haji “Hala Maxkamadeeyo Jacque Maribe iyo Joseph Irungu “

Agaasimaha waaxda dambi oogista dalka Nuradiin Xaaji ayaa amar ku bixiyay in cadaalada la horkeeno wariye Jacque Maribe iyo wiilka ay xiriirka wadaaga yihiin Joseph Irungu...

Amina Maxamad:”Waalidiintu ma imaan karaan goobaha imtixaanka”

Wasiirada waxbarashada dalka Aamina Maxamad ayaa sheegtay in wasaaradeedu ay u diyaar garowday imtixanaada qaran ee la filayo in dabayaqada bishan ay ka bilowdaan...

DHAGEYSO:-Xildhibaanada Likoni oo balanqaday sare u qaadida waxbarashada

Xildhibaanada laga soo doorto deegaan xildhibaaneedka Likoni ee Duleedka Mombasa  Mishi Mboko ayaa sheegtay in baahi wayn loo qabo schoolo dheeraad ah oo halkaasi...

DHAGEYSO:-Shacabka Wajeer oo ka cabanaya saamaynta koronto la’aanta

Shacabka ku dhaqan Magaalada Wajeer ayaa cabasho xoogan ka muujinaya koronto la'aanta ka jirta magaaladaasi mudo sideed cisho ah, hadaba waxaa Warbixintan hoose inooga...

Okoth Obado Oo dil labaad lagu eedeeyay

Barasaabka Ismaamulka Migori Okoth Obado ayaa maanta oo isniin ah ka soo hor muuqday maxkamada magaalada Nairobi isagoo lagu soo oogay kiis labaad oo dil...

Ajaaniib lagu qabtay qalab Milatari Oo Maxkamad la soo taagayo

Shan qof oo Shiineeys ah oo loo xiray in ay haysteen qalab ciidan oo sharci daro ah ayaa la filayaa in maanta la soo...

Shacabka Migori Oo u dareeray goobaha codbixinta(Sawiro)

Doorashada xubin ka tirsan golaha Seneteka countiga Migori ayaa ka bilaabatay Ismaamulkaasi waxaana xilkaasi ku loolamaya lix musharax. Codaynta ayaa bilaabatay saaka lixdii subaxnimo lakiin...

Sonko:50 kun ayaan siinaynaa cidii keenta xogta xatooyada Caruurta”

Barasaabka Ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa u balanqaaday abaalmarin dhan 50,000 cidkasta oo keento maclumaad ku aadan xatooyo ka dhan ah dhalaanka. Mr. Sonko ayaa si gaar...

DHAGEYSO:-Shacabka Oo ku kala aragti duwan Aftida Qaran

Shacabka dalka ayaa ku kala aragti duwan aftida qaran ee lagu baaqayo in dalka laga qaado, hadaba Wariyaheena Magaalada Mombassa Maxamad Cabi Botaan ayaa...

Shil dad ay ku dhinteen Oo ka dhacay Deegaanka Oyugis

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay halka todobo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay wadada isku xirta degaanada...

Ururka macalimiinta ee KNUT Oo ku hanjabay shaqo joojin

Ururka ay ku bahoobeen macalimiinta dalka ee KNUT ayaa u qabtay laba todobaad gudiga adeega macalimiinta ee TSC in ay ku aqbalaan dalabyadooda hadii...

Uhuru: “Hala dajiyo xiisadaha siyaasadeed ee dalka”

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay hogaamiyaasha dalka in ay dajiyaan olalaha siyaasadeed ee ay ugu jiraan doorashada sanadka 2022 lagu wado in...

Ismaamulka Nairobi iyo NHIF Oo iska kaashanaya adeegyada cafimaadka

Dawlada Ismaamulka Nairobi ayaa lagu wadaa in ay la shaqeyso Sanduuqa Caymiska Caafimaadka ee (NHIF) si loo daboolo baahida qoysaska saboolka ah. Barasaabka Ismaamulka Nairobi Mike Sonko...

Melania Trump Oo Kenya uga sii gudubtay dalka Masar

Marwada kowaad ee dalka Maraykanka  Melania Trump ayaa soo gabagabaysa booqasho laba maalmood ah oo ay ku joogtay dalkani Kenya. Mrs Trump ayaa u ambabaxday dalka...

Shilal qasaaro sababay oo ka dhacay Ismaamulada Nakuru, iyo Kisii

2 qof ayaa ku dhintay halka 12 kalena ay ku dhawacmeen kadib markii gaari nooca Matatuda ah oo ku safrayay wadada Molo-Olenguruone uu ku dhacay...

Melania Trump oo booqatay goobaha dalxiiska dalka( Sawiro)

Marwada Madaxweynaha Mareykanka Melania Trump oo safar ku mareysa qaaradda Africa ayaa iminka ku suggan dalkani Kenya waxayna shalay booqasho ku tagtay beeraha lagu...