Tuesday, January 22, 2019

Xildhibaanada Isbahaysiga la ah William Ruto oo Beeniyay Samaynta Xisbi cusub

Qaar kamid ah xildhibaanada lasafan madaxweyne ku xigeenka William Ruto ayaa meesha ka saaray in xisbi cusub ay samaynayaan, kadib markii ay korortay xiisada...

Nin Aabihiis u dilay 4kg oo Digir ah

Booliska ayaa raadinaya nin lagu eedeynayo inuu dilay Aabihiis Stephen Masinde oo 65 jir. Dilka ayaa ka dhacay tuulada Imani oo hoostagta Kiminini oo...

Xildhibaano Eedeeyay Hogaamiyaha Aqlabiyada Senate-ka Kipchumba Murkomen

Sharci dajiyayaal kasoo jeeda gobolka Rift Vally ayaa isugu imaanaya kulan ay uga doodayaan dhaqanka hogaamiyaha aqlabiyada Senate-ka Kipchumba Murkomen. Xildhibaano ka tirsan aqalka baarlamanka...

David Maraga oo Khatarta ugu weyn Kenya ku tilmaamay Musuqmaasuqa

Madaxa cadaalada Kenya David Maraga ayaa khatarta ugu weyn ee dhaqaalaha Kenya wajahayo ku tilmaamay musuqmaasuqa oo ay tahay in lala dagaalamo. Isaga oo ka...

Madaxweynayaasha Rwanda iyo Uganda oo Shirka NCIP ka Amaanay Uhuru Kenyatta

Kenya ayaa amaan ku heshay dhismaha Khadka Tareenka casriga  ee dalka isku xiraya,iyada oo madaxda dalalka Uganada, Rwanda iyo South Sudan ay doonayaan inay...

Maamulka Isiolo oo xiray Kawaanada iyo Suuqyada Xoolaha

Laanta caafimaadka xoolaha Isiolo ayaa xiray kawaanada xoolaha lagu qalo iyo suuqyada lagu iibiyo xoolaha la dhaqdo, kadib markii uu ka dilaacay deegaanka cudurka...

ODM oo beenisay in laga saaray Orange House

Xisbiga Raila Odinga ee ODM ayaa beeniyay in laga saaray guriga madasha u ahaa ee Orange House, waxaana xisbigu sheegay inay ku banaynayaan isfahanka...

William Ruto oo sheegay in aanu u baahnayn khudbada Raila Odinga

Madaxweyne ku xigeenka William Ruto ayaa isaga oo la hadlaya hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga u sheegay inuu u daayo shaqadiisa, uusana doonayn cidd...

Nin Hilibka Bisadaha Saambuus ku gadayay oo Saddex Sanno lagu xukumay

Maxkamad ku taal Nakuru ayaa ku xukuntay saddex sanno oo xabsi ah ama inuu bixiyo Sh250,000 nin lagu magacaabo James Mukangi Kimani , oo...

Nin Dilay Xaaskiisa oo Xaamila iyo Wiil uu dhalay

Nin lagu magacaabo Josephat Cheruiyot oo 38 jir ah ayaa lagu eedeynayaa xaaskiisa oo xaamila iyo wiil sannad iyo sagaal bilood jir ah uu...

Xildhibaano ugu baaqay Kenneth Madaxwyne ku xigeen u noqdo Ruto doorashada 2022

Qayb kamid ah xildhibaanada baarlamanka Kenya ee xisbiga Jubilee ayaa u qalqaalinaya xildhibaankii hore ee Gatanga Peter Kenneth inuu ku xigeen u noqdo William...

Labo Qof oo ku dhimatay Gawaari isku dhacday Ismaamulka Mombasa

Labo Qof  ayaa ku dhimatay ilaa todobo kale ayaa ku dhaawacmay kadib markii gaariga bas (matatu) uu ku dhacay gaari xamuul aaga Kibrani, Changamwe...

Kooxo Weeraray Guriga Afhayeenka Baarlamanka Ismaamulka Nyeri

Rag aan la aqoon ayaa xoog ku galay deegaanka afhayeenka baarlamanka ismaamulka Nyeri John Kaguchia. Qaar ayaa isku dayay inay guriga jabiyaan halka kuwa...

Sarkaal ka tirsanaa KWS oo lagu dilay Ismaamulka Narok

Sarkaal ka tirsanaa adeega duurjoogta Kenya (KWS) ayaa fiidnimadii Sabtida ay toogteen burcad aan la garanayn. Dilka ayaa ka dhacay Esoit tarading center oo...

Khasaare ka dhashay Shil ka dhacay wadada isku xirta Machakos-Kitui

Ilaa lix qof ayaa lagu dabiibayaa cisbitaalka Machakos Level Five Hospital , kadib dhaawac kasoo gaaray shil gaari ay ku safrayeen oo ka dhacay...

Samuel Arama oo Habeenkii Labaad ku hoyday Xabsiga

Xildhibaanka Galbeedka Magaalada Nakuru Samuel Arama ayaa habeenkii labaad ku hoyday xabsiga, waxaana loo diiday damaanad booliska in lagu sii daayo. Agaasinka dacwad soo oogida...

Uhuru Kenyatta oo ka tacsiyeeyay Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Addis Ababa

Qoraal kasoo baxay madaxweyne Uhuru Kenyatta oo la dhigay bartiisa Facebook ayaa madaxweynuhu ku cambaareeyay weerarka oo hal qof ku dhintay, tobonaan kalena ay...

Kalonzo oo ku taageeray Matiang’I howlgalka ka dhanka Sonkorta sharci darada

Hogaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa shaaciyay inuu la hadlay wasiirka arimaha gudaha Fred Matiang’I , uuna ku dhiiri galiyay shaqada uu wado ee...

Xildhibaanka Galbeedka Magaalada Nakuru oo la xiray

Xildhibaanka Galbeedka magaalada Nakuru Samuel Arama ayaa xabsiga ku qaatay habeenkii xalay Saldhiga Nakuru Railways Police Station. Xildhibaanka ayaa waxaa soo xiray baarayaasha laanta la...

Munya oo soo jeediyay xal wax looga qabanayo dhibaatada Lake Victoria

Wasiirka bulshada bariga Afrika u qaabilsan Kenya Peter Munya ayaa soo jeediyay fikrad wax looga qaabanayo dhibaatada soo laalabatay ee Lake Victoria. Munya ayaa sheegay...