Sunday, January 19, 2020

Prof George Magoha oo digniin adag u diray Saraakiisha Waxbaashada ee musuqamaasuqa...

Wasiiirka Waxbarashada Prof George Magoha ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doono masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ee ku lugta leh musuqmaasuqa . Profesa George Magoha...

Wasaarada waxbarashada Dalka oo dib u dhigtay Furitaanka Skoolada .

Wasaarada waxbarashada Dalka ayaa dib u dhigtay xiligi furitaanka Skoolada si fursad loo siiyo tirakoobka qaran oo ku beegan 24ka iyo 25ka isla bishan...

Boorsadaada Waititu oo markale lagu amray inuusan xafiiskiisa tagin karin.

Maxkamada Sare ee Dalka ayaa markale ku amartay Gavanaha Kiambu Ferdinand Waititu inuusan tagin xafiiskiisa inta kiiskiisa goaan laga gaarayo. Xaakinka maxkamada sare Ngenye macharia...

Kuxigeenkii Laboso oo loo dhaariyay Gavanaha cusub ee Bomet

Hillary Barchok oo ahaa kuxigeenkii gavanaha kountiga Bomet ayaa loo dhaariyay inuu noqdo gavanihii seddexaad ee kountiga uu yeesho kountigaasi. Xaflada dhaarinta Gavana Hillary Barchok...

Matiangi oo digniin adag u diray kooxaha Burcada .

Dowlada ayaa waxay tilaabo adag ka qaadi doontaa shaqsiyaadka abaabulaya kooxaha burcad ah si ay ugu fuliyaan danahooda gaarka ah. Wasiirka arimaha gudaha ee dalka...

Dhagayso: Gavanaha Wajeer oo dhagax dhigay wadooyin cusub

Gavanaha laga soo doorto Kountiga Wajeer Mudane Maxamad Cabdi Maxamuud ayaa waxaa uu dhagax dhigay wadooyin cusub oo laga dhisayo Magaalada Wajer.Warbixintaasi waxaa inoo...

Dhagayso:Shacabka Wajeer oo loogu baaqay inay si Balaaran uga qayb qaataan Tirakoobka

Iyadoo dhawaan la filayo in guud ahaan dalka laga sameeyo tirakoobka qaranka ayaa waxaa shacabka ku dhaqan Kountiga wajeer waxaa loogu baaqay inay si...

Barlamaanka Dalka oo looga hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Somalia

Barlamaanka dalkani Kenya ayaa waxaa looga hadlay muranka Badda ee dhaxeeya dowladaha kenya iyo Somalia. Mooshin la horkeeyay aqalka barlamaanka Dalka ayaa waxaa looga hadlay...

Booliska Mombasa oo toogtay mid kamid ah kooxdii Weerartay xaafada Bamburi.

Wararka ka imaanaya magaalada Mombasa ayaa waxay sheegayan in ciidamada booliska ay Xaafada Mtopanga ku toogteen mid kamid kooxdii dhawaan weerar xaafada Bamburi. Booliska ayaa...

Raila odinga oo Cambaareeyay Safar ay 85 xildhibaan ku tagayan Maraykanka.

Hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka ee ODM ayaa cambaareeyay safar ay qaar kamid xildhibaanada iyo senator-da dalka ku tagayan maraykanka. Safarkan ayaa waxaa la filaya inay ku...

Dhagayso:Warka Galabnimo ee Idaacada Tusmo FM

Halkan ka dhagayso Warka Galabnimo ee Idaacada Tusmo FM oo aan idinku hayno qodobo xiiso leh Waxaa idiin soo jeedinaya Wariye Cabdinasir Bambey  

Dhageyso:Shil Gaari oo Mandera ku dhaawacay 20 qof

Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ayaa waxay sheegayan in Gaari bas ah oo ay leedahay shirkada basaska ee Moyale Liner Bus uu shil ku...

Ururka KNUT oo shaqo joojin ku hanjabay

Ururka ay ku mideysan yihiin macalimiinta dalka ee magacooda loo soo gaabiyo KNUT ayaa waxay ku hanjabeen inay shaqo joojin dalka oo dhan ah...

 Dhagayso:Kooxda Wakali kwanza oo weerartay xaafado katirsan mombasa

Koox dhalinyaro ah oo ku hubeysan Mindiyo iyo Baangado ayaa weerar ku qaaday Xaafado Katirsan magaalada mombasa iyagoo halkaasi ka geystay dhac iyo Boob. Booliska...

Haweeney lagu Xiray Degaanka Migori kadib markii ay Sumeysay Gabar ay dhashay.

Wararka ka imaanaya degaanka Migori ayaa waxay sheegayaan in degankaasi ay ka dhacday dhacdo cajiib ah kadib markii haweeney ay sumeysay islamarkaasina dishay gabar...

William Ruto oo ugu baaqay Xubnaha xisbiga Jubilee inay Khilaafka Joojiyaan.

Madaxweyne kuxigeenka Dalka William Ruto aya ugu baaqay xubnaha xisbiga talada haya ee Jubilee inay joojiyaan khilaafka oo ay ku dadaalaan horumarka xisbiga. Madaxweyne kuxigeenka...

Waititu oo kuxigeenkiisa ku eedeeyay inuu afgambinayo

Gavanaha Kountiga Kiambu Ferdinand Waititu ayaa ku eedeeyay kuxigeenkiisa James Nyoro isagoo sheegay inuu afgambinayo islamarkaasina uu awood jaceyl yahay.waa siduu hadalka u dhigaye. Gavana...

Gavanayaasha dalka oo Madaxweyne Uhuru ugu baaqay in Cudurka Kansarka loo aqoonsado Musiibo qaran

Maamulayaasha Kountiyadda dalka ayaa waxay ugu baaqeen Madaxweyne Uhuru Kenyatta in dowlada ay u aqoonsato cudurka dilaaga ah ee Kansarka inuu yahay musiibo qaran Gudoomiyaha...

Booliska Mombasa oo gacanta Ku dhigay daroogo iyo Ragii watay

Ciidamada Amaanka ee magaalada Mombasa ayaa waxay gacanta ku dhigeen 3 Kiilo oo daroogada nooca loo yaqaan cocaine taasi oo qiimaheeda lagu qiyaasay 11milyan...

Xarumo lagu daweeyo kansarka ayan fureynaa: Madaxweyne Kenyatta

Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa balan qaaday in dowladiisa ay xoojin doonto dagaalka ka dhanka ah cudurka dilaaga ah ee kansarka ah oo ay dad...