Tuesday, March 2, 2021

Seddex Sarkaal oo la qabtay ayagoo 8 Somali sharci darro ku soo gelinaya dalka

3 Sarkaal oo booliis ah ayaa la qabtay iyagoo 8 muwaadin oo Soomaali ah ku kaxeynaya Gaari ay leedahay dowlada. Seddexda Sarkaal ayaa waxaa...

Dameeraleyda Lamu oo waraabe ka dacwoonaya

Qaar kamid ah dadka dhaqda dameeraha ee ismaamulka Lamu ayaa doonayaa in dowladda gaar ahaan wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta ay magdhow siiyaan kadib waraabe...

Dadka hubka heysta oo imtixaanaad laga qaadi doono

Dhammaan dadweynaha hubka heysta ayaa mari doona imtixaanaad looga qaadi doono dugsiga tababarka dembi baarista ee ku yaalla degmada South C, nidaamkan ayaa bilaaban...

Khilaaf ka dhex curtay dowladaha Kenya & Tanzania.

Khilaafkaan ayaa waxaa u salka ku hayaa Arrimo la xiriira dhinaca duulimaadka,waxaana Hay’adda duulista rayidka ah ee waddanka Tanzania (TCAA), ay dalkeeda...

Guddiga Howlaha Macallimiinta Oo diiday Lacago ay soo gudbisteen macallimiinta howlgabka ah

Macallimiin howlgab ah oo tiradoodu gaareyso 52,000 oo macallin ayaa loo diiday lacagtoodii howlgabnimada oo ay sheegeen in dhan tahay 43 bilyan oo shillin. Macallimiinta...

Shacabka Kilimani oo dhisaya saldhig boolis oo ay ku kaceyso 350 milyan

Iyadoo ay dalka ka jiraan dad jecel in ay gargaar siiyaan shaqada booliska ayaa waxaa soo ifbaxaya qorshe cusub oo shacabka ku dhaqan degaanka...

5 askari oo ka tirsan milleteriga oo weerartay saldhig boolis

Sheeko ayaa ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Langata. Dhacdada ayaa timid kadib markii askartani milleteriga ah ay saldhiga u raadiyeen in ay sii daayaan...

Dhegayso:-Dhalinta Garissa oo lagu dhaliilay in aysan ka faa’idaysan fursadaha shaqo

Dhalinyarada magaalada Garissa ayaa lagu dhaliilay in aysan sidi la rabay uga faa'idaysan  Fursadaha shaqo ee ka jira magaalada, sida uu ku soo waramayo...

Garissa oo mar kale laga soo tabiyay caabuqa COVID-19

Maanta ayaa waaxa dalka laga xaqiijiyay 184 kiis oo cusub oo ah caabuqa COVID-19. Xoghayaha Wasaarada Cafimaadka u qabilsan...

Ismaamulada dalka Kiisaska cusub ee COVID-19 laga soo diwaan galiyay

77 ka mid ah dadka ka cafimaaday shalay caabuqa COVID-19 ayaa ku jirin barnaamijka ku salaysan guriga halka 14 ka mid ah...

Ciidamada Boliiska Kisii oo xiray dad qish looga shakiyay

Ciidamada boliiska Ismaamul gobaleedka Kisii ayaa xabsiga dhigay 17 qof oo uu ku jiro mid ka mid ah kormeerayaasha imtixaanka KCSE, kuwaas oo dhamaantood...

MW Uhuru oo diiday in dalka laga fuliyo duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweyna dalka Uhuru Kenyatta ayaa warbaahinta France24 u sheegay inuusan oggolaan doonin in milatariga Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka geystaan gudaha...

Deg deg: Dad ku dhintay dhismo dumay magaalada Malindi (Sawiro)

Wararka laga helayo magaalada Malindi ee ka tirsan Ismaamul goboleedka Kilifi ayaa ku soo waramaya in goor dhawayd uu dumay guri 8 dabaq ah, ...

Iskuulada badh madhan Ismaamulka Kitui.

Iskuulada ku yaalo Ismaamulka Kitui oo dib loo furay Isniinta shalay ayaa tiro aad u badan oo ardeyda ah ay ku guuldareysteen...

Dalka Kenya 14 qof oo dheeri ah ayaa uu dhintay COVID-19

Kenya ayaa diiwaan galisay 724 kiis oo cusub kuna sabsan 'Covid-19' taas oo ka dhigeysa wadarta guud ee caabuqa 56,601, sida uu...

Boliiska Bomet oo baaraya maydka nin laga helay deegaanka Konoin

Ciidamada boliiska dEegaanka Konoin ee dhaca Ismaamul gobaleedka Bomet ayaa baaritaan ku haya maydka nin dhalinyaro ah oo laga helay beer ku taal deegaankaasi. Taliyaha ciidamada boliiska...

Dugisyada Sare ee aan Qaabka Online-ka ku diiwaangelin ardeydooda oo waayi doona lacagaha waxbarashada

Xoghayaha waxbarashada dalka ayaa sheegay in dugsiyada sare ee dalka looga baahan yahay in ay xogta rdeydooda ku diiwaangeliyaan dhanka internet-ka. Xoghayaha Joogtada ah ee...

DHAGEYSO:-Gudiga nabad Galyada Mombassa oo Cambaareyay dilka xubin ka tirsan Gudigaasi

Gudiga nabad Galyada Mombassa ayaa si kulul u cambaareyen dilka xubin ka tirsan Gudigaasi oo  magaalada Mombasa lagu dilay iyagoona ugu baaqay ciidamada booliska...

Henry Rotich iyo masuuliyiin kale oo kulan ka yeeshay arinta shidaalka

Wasiirka maaliyada dalka Henry Rotich ayaa maanta oo khamiis ah kulan deg deg ah la qaatay xubno sare oo ka tirsan aqalka baarlamaanka dalka, xili...

Labada sarkaal oo lagu eedeeynayo dil in ay ka gaystin Garissa oo maxkamad...

Laba sarkaal oo booliis ah oo lagu eedeeyay dilka laba qof oo ku sugna Magaalada Gaarissa gaar ahana Suuqa Xoolaha ee Magaaladas...