Tuesday, September 21, 2021

Raila Odinga: “Waan ku dheganaan doonaa Uhuru ilaa ay ka dhammaato siyaasadda is gacanqaadka...

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Raila Odinga ayaa sheegay in uu garab taagnaan doono saaxiibkiisa siyaasadda oo uu sheegay in uu yahay Uhuru. Raila ayaa sheegay in...

5 askari oo ka tirsan milleteriga oo weerartay saldhig boolis

Sheeko ayaa ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Langata. Dhacdada ayaa timid kadib markii askartani milleteriga ah ay saldhiga u raadiyeen in ay sii daayaan...

Wasiirka waxbarashada oo ka digay in jaamacadaha ay bixiyaan koorsooyin aan faa’iido laheyn VIDEO

Wasiirka waxbarashada dalka Professor George Magoha ayaa digniin u diray madax ku xigeennada jaamacadaha dalka ee iyagu doonaya in ay soo bandhigaan barnaamijyo aan...

Taageerayaasha Raila oo sheegay in mucaaradku uu gudanayo waajibaadkiisa

Koox ka tirsan odayaasha gobolka Nyanza ayaa ku gacan seyray dadka eedeeynaya hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga. Waxa ay odayaashani tilmaameen in ay tahay go'aan...

Badeecooyin kontrobaan ah oo lagu gubay Mandera

Laamaha amniga ayaa maalinimadii Jimcaha dab qabadsiiyey badeecooyin kontrobaan ah oo qiimahooda lagu qiyaasay 5 milyan oo lacagta dalka ah. The contraband is believed to...

Madaxa cadaaladda dalka oo ka welwelsan dad wejiga soo xirtay

Garsooraha ugu sareeya cadaaladda dalka David Maraga ayaa arrimo ka sheegay dad laga shakisnaa oo maxkamadda ka soo hormuuqday iyaga oo soo xirtay maaskaraato...

16 qof oo Nakuru lagu xiray kadib kormeer lagu sameeyay Farmashiyeyaasha dawooyinka

16 qof ayaa lagu xiray howlgal lagu sameeyay faramashiyeyaasha ku yaalla kowntiga Nakuru. Ilaa 27 ruux ayaa la horkeenay maxkamadda Nakuru kadib markii halkaasi maalinimadii...

Hoggaamiyaasha ismamaamulka Mandera oo walaac ka muujiyay hablaha ayar yar ee jirkooda laga ganacsado.

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Mandera, Amina Gedow ayaa walaac ka muujisay hablaha yaryarka ah ee jirkooda laga ganacsado. Arrintan aaa ku soaadeysa xilli dhawaan xaafadda...

Brasaabka Nairobi oo sheegay in uu xallinayo Biyo yaridda Nairobi.

Gudoomiyaha ismamulka Naiorbi, mike Mbuvi Sonko ayaa u xaqiijiyay dadka deegaankiisa in uu xal waara u keenayo biyo yaridda ka jirta ismaamulka Nairobi gaara...

Su’aalo tiro bada oo ka dhashay geerida gabar arday aheyd.

Arday fasalka koobaad ah waxna ka barata dugsiga dugsi ku yaala ismaamulka Kisii ayaa lagu soo warramayaa in kadib xanuun ay habeen ku baryay...

Xafladda sagootinta gudoomiyaha Bomet oo maanta ku beegan.

Madaxweynaha dalka, Uhuru Kenyatta iyo kuxigeenkiisa Ruto ayaa maanta hor kacay saraakiil sarsare oo qeyb ka noqday xafladda sogootinta gudoomiyaha ismaamulka Bomet, Dr Joyce...

Shaqaalaha qaar kamid ah Kountiga Dalka oo maanta shaqo joojin bilaabay.

Kumanaan kamid ah shaqaalaha kountiyadda dalka ayaa maanta oo talaado ah ku dhaqaaqay iyagoo ka cabanaya mushaarkooda bishii hore ee July. Shaqo joojinta ayaa waxay...

Sanad dugsiyeedka 2020 oo maanta ka bilowday dalka

  Maanta gabi ahaanba dalka waxaa dib loo furay iskoolada ka dib markii uu bilowday sanad dugsiyeedka cusub ee 2020. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee dalka Prof....

Nairobi: Boliiska oo qabtay Shan qof oo lagu eedeynayo argagixiso

Boliiska magaalada Nairobi ayaa Shan qof  oo lagu eedeynayo inay qorsheynayeen falal argagixiso ku qabtay wadada Kiambu. Sida laga soo xigtay Saraakiisha boliiska Edeysanayaasha la...

DHAGAYSO:Maxkamada Garissa oo la soo tagay nin la sheegay in uu faraxumeyay gabar...

Waxa manta maxkamada Magalada Garissa ka soo hormuuqday kalmoy Shale Axmed oo ah kuxigeenka gudomiyaha Tuulada arbaqeeranso ee deeganka bariga Wajeer,...

Kiisaska COVID-19 ee dalka oo gaaray 31,441

Wadanka ayaa Maanta diiwaan geliyay 426 kiis oo cusub kuna sabsan cudurka COVID-19. Tirada guud ayaaa gaartay 31,441, sida...

Laba tuhmane oo loo xiray kufsi wadareed ismaamulka Nakuru.

Saraakil Ka Tirsan waaxda Dambi barista dalka ee  DCI-da ayaa manta oo Talaada ah soo xiray labo tuhmane oo  kufsi wadareed u...

Ismaamulada dalka Kiisaska cusub ee COVID-19 laga soo diwaan galiyay

77 ka mid ah dadka ka cafimaaday shalay caabuqa COVID-19 ayaa ku jirin barnaamijka ku salaysan guriga halka 14 ka mid ah...

Henry Ndenga wuxuu caawimaad u raadsadaa sidii uu u heli lahaa daaweynta koritaanka aan...

dunidaan aynu kunool nahay waxaa jiro dhibatooyin badan oo daris la ah dad aygu danyar ah oo aan awoodin in ay mareyaan...

Musa Sirma Waa maxay sababta aan Gideon Moi uga tagay Ruto

Wuxuu sheegay in uu qayb ka ahaa socdaalka siyaasadeed ee RutoSirma wuxuu sheegay inuu ku dhawaaqi doono kursiga uu u tartami doono...