Tuesday, May 21, 2019

Dowladda oo sanad walba kireysan doonta 12 kun oo macallin

Dowladda qaran ayaa qorsheynaysa in ay shaqaaleysato 12,000 oo macallin sanad walba si looga gaashaanto macallin yarida ka jirta iskuulaadka dadweynaha. Qorshahan ayaa ku eg...

Afhayeen Kanze Dena: “Madaxweyne Uhuru Kenyatta waa uu joogaa, waana uu caafimaad qabaa”

Afhayeenka aqalka madaxtooyada Kenya Kanze Dena ayaa sharaxaad ka bixisay arrimaha la xiriira halka uu ku sugan yahay madaxweyne Kenyatta taasi oo aad looga...

Raila Odinga: “Ruto madax furasho kuma heysan karo Kenya”

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Raila Odinga ayaa ku gacan seyray wararka ka soo yeeraya dadka ka soo horjeeda is-gacanqaadii dhowaan dhex maray isaga iyo madaxweynaha...

Dembi Baarista Oo baaritaanno ka wada daarta Times Tower

Saraakiisha dembi baarista qaranka ayaa baareysa lacago laga qaatay waaxda canshuuraadka dalka ee KRA. Wararka ayaa sheegaya in hey'adda KRA ay baaritaan ku bilowday saraakiisha...

Ruto oo axdi ku maray in uu sii wadayo lacagta uu siiyo ururada diimaha.

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa axdi ku maray in uu siiw adi doono taageerada uu siiyo ururada diimaha gaar ahaan kaniisadaha. Dr Ruto,...

Nin Saaxiibkiis u dilay 60 shillin darteed

Nin 32 jir ah ayaa la soo taagay maxkamadda Kakamega kadib markii dil u geystay nin kale oo saaxiib ay ahaayeen. Justus Opeywa Aburi ayaa...

10 ku dhimatay shil ka dhacay wadada isku xirta Nairobi & Gaarisa

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku nafweysay shil ka dhacay wadada u dhaxeysa magaalooyinka Nairobi iyo Garissa. Shilkan oo dhacay habeenimadii Axadda ayaa waxaa uu...

Badeecooyin kontrobaan ah oo lagu gubay Mandera

Laamaha amniga ayaa maalinimadii Jimcaha dab qabadsiiyey badeecooyin kontrobaan ah oo qiimahooda lagu qiyaasay 5 milyan oo lacagta dalka ah. The contraband is believed to...

Dad Qaxooti ah oo lagu jirdilay xafiiska UNHCR ee Nairobi

6 qof oo qaxooti ah ayaa lagu dhaawacay 30 kalena waa la xiray kadib markii gadood uu ka dhacay xafiisyada hey'adda qaxootiga ee UNHCR...

Dibadbaxayaal xiray wadada isku xirta Gaarisa iyo Nairobi

Isku socodka gaadiidka ee wadada u dhaxeysa Garissa iyo Nairobi ayaa la gooyey kadib markii maalinimadii shalay ay ganacsato careysan ay isugu yimaadeen suuqa...

Siyaasiyiin loo yeeray kadib dilal ka dhacay Matungu

Booliska ayaa u yeeray siyaasiyiin kala duwan si ay uga hadlaan dilal ka dhacay degaanka Matungu. Labo kooxood oo qowleysato ah ayaa xaafadaha degaankaasi xaqbarkii...

Musawir daran oo laga helay xaaladda iskuullada dalka

Sawir baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujiyey xaaladaha ugu dambeeya ee iskuullada dalka. Musawirka ayaa daaha ka rogay ardey dhagxaan ku fadhiya iskuulkooda dhexdiisa xilli...

Raila: “Isbedello waaweyn ayaa la dareemi doonaa doorashooyinka 2022-ka”

Siyaasiga Raila Odinga ayaa Jimcihii shalay ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay isbedellada doorashooyinka guud ee Kenya ka qabsoomaya sanadka 2022-ka. Waxa uu ka...

Xildhibaanka Molo oo ka badbaaday shil gaari

Xildhibaanka laga soo doorto degaanka Molo Mr Kuria Kimani ayaa lagu daweynayaa isbitaalka MP Shah ee magaalada Nairobi. Xildhibaanka ayaa waxaa uu watey gaarigiisa kaasi...

DHAGEYS: Warka Duhurnimo ee idaacada Tusmo FM 10.05.2019

Ku Soo dhowaada Warka duhurnimo ee Idaacada Tusmo FM "Tubta Wararka iyo Maaweelada"waxaa warka soo jeedin doona weriye Cabdinaasir'Banbeey' HALKA HOOSE KA DHAGEYSO CODKA:

Roobab ka da’day Kirinyaga oo dad ku dhinteen

Hal qof ayaa ku dhintay 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii 30 qoys uu qaaday daad si xowli ah ku socday xilli...

Qaar ka mid ah Farmashiyeyaasha dawooyinka Gaarisa oo irdaha la isugu dhuftay

Howlgal ay sameeyeen baarayaasha Guddiga Dawooyinka iyo Farmashiyeyaasha ayaa Khamiistii lagu xiray 30 Farmashiye iyo dukaamada dawooyinka iibiya oo ku yaal magaalada Gaarisa. Waxaa howlgalkaasi...

Macallimiin laga soo wareejiyey iskuulaadka degaanada xuduudka

Guddiga macallimiinta dalka ayaa ee magacooda loo soo gaabiyo TSC ayaa soo daabulay macallimiin ka howlgalayey iskuullada degaannada xuduudaha. Tani ayaa imaaneysa kadib markii maalinimadii...

Aamina oo balanqaad taageero u fidisay kooxda Sevens

Wasiirka wasaaradda Isboortiga marwo Aamina Maxamed ayaa balanqaad dhanka taageerada ah u fidisay kooxda qaran ee Kenya Rugby Sevens. Marka loo eego wasaaradda Isboortiga ayaa...

Dowladda oo sii deysay 2.6 milyan oo loor oo galley ah

Wasaaradda beeraha ayaa shaaca ka qaaday in ay bakhaarrada keydka raashinka ka soo bixisay 2.6 milyan oo loor oo galley ah. Waxaa laga soo bixiyey...