Tuesday, March 2, 2021

DHAGAYSO:Dadka iskaleh goobaha dhagaxaanta laga soo saroo Mandera oo kahadlay xidhitaanka goobahoda.

Dadka iskaleh goobaha dhagaxaanta laga soo saroo ismaamulka mandheera ayaa cabasha ka mujiyay xidhitaanka ay xidhay dawlada goobaha dhagaxaanta laga soo saaro...

Bukaanada ismaamulka Embu oo cuuleys soo wajahday kadib shaqa joojinta dhakhaatirta.

Shaqaalaha caafimaadka ee ismaamulka Embu ayaa maanta oo Arbaco ah bilaabay inay bilabaan shaqa joojin kadib markii mushaharadkooda daaheen iyo in ay...

DHAGEYSO:-Shacabka Wajeer oo aragtidooda ka dhiibtay Uurka gabdhaha

Shacabka magaalada Wajeer ayaa aragtidooda ka dhiibtay uurka gabdhaha dada yar ee dalka ku soo batay  hadaba Wariyaheena Ismaamulka Wajeer Cabdiladiif Cabdullahi Ajaa Warbixintan...

DHAGEYSO:Xisbi Siyaasadeed Cusub oo laga hirgeliyey Gobolka Xeebta

Xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa laga hir galiyay magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ee dalkani Kenya, sida uu war bixintaan mar kale noogu soo...

DEG DEG:Ilaalada Barasabka Migori Okoth Obado oo dib lola noqday.

Dhibaatooyinka hareeyay barasaabka ismaamulka Migori Okoth Obado ayaa isasitareysaa kadib maanta oo Arbaca ah dib loola noqday ilaaladiisa. Ilaalada...

Dalka oo maanta laga diiwan galiyay 48 xaaladood oo Covid19 ah.

Dalka ayaa maanta oo Isniin ah laga diiwaan galiyay mid ka mid ah tirooyinkii ugu hooseeyay ee kisaska corona bilihii la soo...

DHAGEYSO:-Shacabka Dhagaxley oo ka cabanaya biyo yari

Qeybo ka mid ah xaafadaha Xerada Dhagaxley ayaa ka cabanaya biyo yari sida uu Warbixintan hoose inoogu faahfaahinayo Wariyaheena Dhadhaab Cabdi Salaan Salas Riix hoos...

Malaayiin Lacago Been-abuur ah oo lagu qabtay Nairobi

Xirmo lacago qalaad ayaa gacanta lagu dhigay. Lacagahan ayaa laga helay guri ku yaal wadada Kiboko-Mukoma ee caasimadda Nairobi. Baareyaal ka socday laanta dembi baarista ee...

Najib Balala oo raali galin ka bixiyay hadal uu jeediyay shalay

Wasiirka dalxiiska iyo duur joogta dalkani Kenya Najib balala oo maanta hortagay gudiga degaanka iyo khayraadka dabiiciga ah ee baarlamaanka dalka  ayaa ugu horayn...

Duliyaal Ajaaniib ah Oo lagu xiray garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta

Lix duuliye ( Pilot) oo ajaaniib ah ayaa lagu qabtay garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi, kadib markii sida la sheegay...

Kalkaaliyeyaasha caafimaadka oo aan isbitaallada aadi doonin

Howlwadeenka caafimaadka ayaa maanta oo Isniin ah faaruqinaya isbitaallada dalka. Xoghayaha ururka kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee kowntiga Kitui Mr. Newton Kimanzi ayaa sheegay in ay wediisteen...

Kiisaska Corona dalka oo gadhay 34,315.

Tirada guud ee kisaska corona gudaha dalka laga xaqiijiyay ayaa gadhay 34,315 maanta oo talaada ah iyada oo 114 qof oo dheeri...

Nin diiday in uu duugo carro laga soo siiyey Itoobiya

Nin ay xaaskiisa iyo 3 carruur ah uga dhinteen qaraxii diyaaradii Ethiopian Airways ayaa go'aan ku gaaray in uusan duugin carro laga soo qaaday...

DHAGEYSO:-Qoys 7 caruur ay ka yihiin indho la’aan oo cawimaad dalbanaya

Qoys Somaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa ka cabanaya nolal xumo haysto, qoyska oo ka kooban 12 ruux iyadoo 7 ka...

Imtixaanka qaran oo ka socda guud ahaan dalka

Waxaa guud ahaan dalka maanta si rasmi ah uga socda qaadida imtixaanka shahaadiga ah ee KCPE, iyadoo arday ka badan hal millyan oo arday...

Boliiska Nairobi oo Sarkaal u xiray dilkii Monica Kimani

Sarkaalka ka tirsan Qaybta Adeegyada Guud ee ciidamada (GSU) kana mid ahaa ilaalada Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Nairobi ayaa xabsiga la dhigay kadib markii...

Xanuunka Hepatitis A oo ka dilaacay dugsiga Mio Mbiriru ee ismaamulka Embu.

Dhamaan ardayda wax ka barata dugsiga Moi Mbiruri ee ismaamulka Embu ayaa maalinki jimcaha fasax isbuc guryaha loogu direy kadib markii uu ka dilaacay...

Ducaale Oo sheegay in aaney jirin cid daba joogta Matiangi

Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka mudane Aaden Ducaale ayaa beeniyey warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ay qorsheynayaan in ay mooshin ka keenaan wasiirka...

DHAGEYSO:-Barnaamijka Cafimaadka ee idaacada Tusmo

Hoos ka dhegayso Barnaamijka Cafimaadka ee Idaacada Tusmo, waxaana soo jeedinaysa Wariyaheena Canab Cabdiraxmaan Yuusuf Riix hoos si aad u dhegaysato:-

“Cudurka Ebola Waa halis caalami ah”, Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO

Hay’adda caafimaadka aduunka ayaa shaaca ka qaadday in cudurka Ebola ee ka dilaacay gudaha dalka Jamhuuriyaddda Dimuqraadiga ee Congo uu yahay halis soo food...