Wednesday, September 29, 2021

Nin dilay walaalkiis oo lagu xukumay xabsi daa’in

Nin lagu heystay in uu dilay walaalkiis sanadkii 20016-dii isla markaasina uu ku duugay qolkiisa ayaa maxkamad ka codsaday in xukunkiisa dib loo eego. Maxkamadda...

Kenya oo hoggaaminaysa hawlgallada ilaalinta Xeebaha Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa loo doortey in ay hoggaamiso Kooxda Xiriirka Burcad Badeedda Xeebaha Soomaaliya (CGPCS) muddo Labo Sano ah oo ka billaabanaysa Jannaayo 2020-ka. Go’aankan...

Nin xaaskiisa qaninyo iskalulay bishinta iyo dhagta.

Ismaaulka Busia ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhacdo layaabkeeda wadata kadib markii haweenay ay dhaawacyo halis ah uu gaarsiiyay seygeeda xilli uu khilaaf ku...

Guddiga adeegga garsoorka u soo magacaabay 10 garsoore maxkamadda racfaanka.

Gudigga adeega garsorka ayaa isniinti shaley aheyd waxaa uu soo jeediyay in la magacaabo 10 garsoore oo uu kamid yahay qareen Imana Laibuta kuwaasi...

Ferdinand Waititu oo lagu siidaayay damaanad 15 milyan ah.

Gudoomiyaha ismaamulka Kiambu, Ferdinand Waititu ayaa dhawaa laga soo daayay xabsiga Industrial Area oo uu ku xirnaa asaga oo lala xirriirinayo musuqmaasuqqa mashruucyo uu...

Boorsadaada Waititu oo markale lagu amray inuusan xafiiskiisa tagin karin.

Maxkamada Sare ee Dalka ayaa markale ku amartay Gavanaha Kiambu Ferdinand Waititu inuusan tagin xafiiskiisa inta kiiskiisa goaan laga gaarayo. Xaakinka maxkamada sare Ngenye macharia...

Boliiska oo shaaciyay magaca nin argagixiso ah oo la baadi goobayo

Ciidamada booliska ee dalka ayaa sheegay in weerarkii argagixiso ee dhowaan lagu qaaday tuulada Sareedo ee deegaanka Dadaab uu ka dambeeyay nin lagu magacaabo...

14 cisho oo karantiil ah ayuu galayaa Qofkii aan bandowga u hoggaansamin

Wasaaradda caafimaadka  dalkan kenya ayaa sheegtay in qofkii aan u hoggaansamin amarka bandowga habeenkii lagu xisaabanaya inuu la macaamilay dadka uu cudurka covid 19 haleelay...

Jawaabo kala duwaan oo ka soo baxaya khudbadi shalay ee Madaxweyne Kenyatta

Jawaaba celinno kala duwan ayaa soo baxaya ka dib ku dhawaaqidii Madaxweyne Uhuru Kenyatta ee ahayd xayiraadi laga qaaday Ismaamulada...

Ismaamulka Garissa oo kiisas garaayo 194 laga diwaan galiyay tan iyo marki u fayraska...

CUDURKA CORONAVIRUS EE DALKA KENYA:Guud ahan kiisaska: 30,365.Tirada dhimashada dalka: 482.inta qof ee ka cafimaaday : 12,723tirada guud ee laga Tijaabiyay fayraska...

Dalka oo maanta laga diwaan galiyay 141 xaladood oo Covid-19 ah.

Dalka ayaa maanta oo Khamiis ah laga diiwaan galiyay 141 kiis oo cusub oo 'Covid-19' ah kadib baritaan lagu sameyay 3,307 24kii...

Ruto oo kudhow in laga saaro xisbiga Jubilee.

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa wajahaya in laga saaro Xisbiga Jubilee kadib markii uu xoog ku galay xarunta dhexe ee...

Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya Mr Ruto Ayaa shegay in sigaar ah loo eego caymiska...

Madaxweyne kuxigeenka dalka kenya William Ruto ayaa shegay iney tahay xiligii ay madaxda xisbiga Jubilee ay dib uxojin lahyeen wax yabaha hormarineed...

Odinga oo u ogolaaday siyaasiyiinta ODM inay la shaqayn karaan Jubilee

Qoraal kasoo baxay hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu sheegay in xubnaha xisbiga ay u fasaxan yihiin iyada oo aan wax cabsi jirin...

Tirada Dadkii ku dhintay Shilkii Nakuru oo Korortay

Shilka gaari ee ka dhacay wadada weyn ee isku xirta Gilgil ilaa Nakuru ayaa korortay,waxaana hadda ay gaartay dhimashada 8 qod. Joseph Mburu oo kormeere...

Booliska oo beeniyay Xiritaanka Agaasimihii hore ee NYS

Ciidamada booliska Kenya laantooda garoomada diyaaradaha ayaa beeniyay wararka sheegaya in agaasimihii hore ee adeega dhalinyrada qaranka NYS, Richard Ndubai la xiray isaga oo...

Xildhibaanka Koonfurta Embakasi oo lumiyay kursigiisa

Xildhibaanka Koonfurta Embakasi Julius Mawathe oo xisbiga Wiper ka tirsan ayaa lumiyay kursigiisa. Maxkamada racfaanka ayaa maanta oo Jimcaha meesha ka saartay doorashadiisa, kadib racfaan...

Arday laga baadi goobayo Marsabit

Ilaa Afar arday oo dhiganayay iskuulka sare ee Chalbi Boys High School ayaa la weysan yahay. Asbuucii aynu soo dhaafnay ayaa ardayda iskuulkaasi ay weerareen...

Maxkamada racfaanka Oo tageertay guushii xildhibaanka Nyali

(Tusmo FM)-Mombassa:  Maxakamada racfaanka magaalada Mombassa dalka ayaa taageertay guushii uu horay ugaaray xildhibaanka degaanka Nyali MP Maxamad Cali, oo horay loo gudbiyay kiis...

Dowlada Uganda oo looga digay dhibaataynta shacabka Kenyaanka ah

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dalkani Kenya Fred Matiang'I ayaa ugu digay Ciidamadda dowlada Uganda in aysan dhibaatayn shacabka Kenyaanka ah...