Saturday, January 18, 2020

Dawo la’aan ka jirto Cusbitaalka weyn ee Mandhera

Madaxa Xaquuqda Aadanaha ee cusbitaalka Ismaamulka Mandheera ''Mandera county refferral hospital'' Nuur Cadoow ayaa sheegay in dawo la’aan ay ka jirto cusbitaalka weyn ee...

Safarkii Miguna Miguna uu ku imaan lahaa Nairobi oo sii adkaaday.

                Waxaa sii xoogeystay oo mushkilad ay soo wajahday socdaalkii Miguna Miguna iyadoo habeenkii xalay laga saaray diyaarad ku soo jeeday Nairobi tasoo uu ka...

Miguna Miguna : ”Waxaa la ii diiday in aan diyaarada Lufthansa u soo raaco...

Qareenka caanka ah Miguna Miguna ayaa laga hor istaagay inuu soo raaco duullimaad uu ku imaan lahaa magaalada Nairobi  oo maanta oo Talaado ah,...

Agaasimaha dacwad oogidda oo ka hor yimid magacaabis uu sameeyay Sonko

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa sheegay inuu toddobaadkan gudihiisa maxkamadda geynayo dacwad uu kaga soo horjeedo go’aan ka soo...

Afar arday oo lagu dilay Tuulada Sareedo

Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday dugsi ku yaalo Tuulada Sareedo oo ka mid tirsan degmada Dhadhaab ee...

Tartan Ciyaaro oo lagu soo gabagabeeyay Mandheera “Dhageyso”

Tartan Ciyaaro ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Mandheera. Waxaa ka qeyb galay Tartanka 10 kooxood. Dhageyso Warbixinta Tartanka.

Sanad dugsiyeedka 2020 oo maanta ka bilowday dalka

  Maanta gabi ahaanba dalka waxaa dib loo furay iskoolada ka dib markii uu bilowday sanad dugsiyeedka cusub ee 2020. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee dalka Prof....

Miguna Miguna oo dalka ku soo laabanayo

Afhayeenka Xukuumadda Kornayl Cyrus Oguna ayaa Isniintii sheegay khudbadda Madaxweynaha ee ku saabsan soo laabashada qareenka ee muranku ka taagnaa loo oggolaan doono dib...

Dugsiyada dalka oo maanta dib loo furayo

Dugsiyada dalka ayaa maanta dib loo furay kaddib markii ay dhammaatay mudadii fasaxa ardayda. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa ku baaqay...

Mareykanka oo shaaciyay in seddex Sarkaal looga dilay weerarkii Lamu

              Warbixin ay soo saartay Wasaarada difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in weerarka lala beegsaday xarunta Milateri ay ku dhinteen hal askari iyo laba qandaraasleyaal...

Qeybta Dembi Baarista oo qabatay Telefishino iyo qalab kale oo la soo xaday

              Xafiiska Agaasinka Baarista dambiyada DCI ayaa dib u helay 243 Telefishan oo looga shakisan yahay inay qeyb ka yihiin hanti qiimahoodu dhan yahay Sh.15...

Al-Shabaab oo weerrartay saldhig Ciidan oo ay wadaagaan Kenya iyo Mareykanka

Kooxda Islaamiyiinta Soomaaliya ee Al-shabaab ayaa maanta oo Axad weeraray saldhig militari oo ku yaala gobolka Lamu ee Kenya oo ay si wadajir ah...

Gor-gor lagu dilay Garisa

Shacabka ku dhaqan magaalada Garisa ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay waxaa cabsi geliyay Gor-gor lagu arkay xaafadaha Buulo Misuuri iyo Buulo Masaraani. Shacabka ayaa...

Ammaanka Nairobi oo aad la adkeeyay

Saraakiisha amniga ee dalka ayaa heegan sare ku jira ka dib markii habeen hore la dilay Janeraal Quseim Suleymani oo u dhashay dalka Iiraan. Ciidamada...

Tababar la xiriiray wax ka qabashada Ayaxa oo lagu Mandheera

                        Tababar ku saabsanaa sida wax looga qaban karo dhibaatada Ayaxa ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Mandhera ee dalka. Tababarka oo socday muddo Labo Cisho...

Afar qof oo looga shakiyay Al-Shabaab oo lagu dilay Lamu

Ciidamada KDF ee dalka ayaa sheegay inay howlgal ku dileen afar qof oo looga shakiyay inay ka mid yihiin dagaalyahaniinta Kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan ayaa ka...

Lamu: Seddex Qof oo Al-Shabaab ku dishay weerar Bus

Seddex qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay saakay subaxnimadii kadib markii  rag hubeysan ay weerar ku qaadeen Bus County-ga Lamu  ee gobolka Xeebta. Wakiilka...

Ismaamulka Garisa oo ka hadlay Ayax soo gaaray qeybo ka mid ah gobolka

                Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Ismamulka Garisa, Cisse Yarow Kaahin ayaa faahfaahin ka bixiyay Ayax maalmihii ugu dambeeyay lagu arkay qeybo ka mid...

Odayaasha Kikuyu oo taageeray BBI

Golaha Guurtida ayaa ku booriyay xubnaha bulshada Kikuyu inay midoobaan ka hor doorashooyinka soo soscda ee sanadka 2020. Xoghayaha guud ee golaha Odayaasha Kikuyu Peter...

Dhageyso: Sidee sanadka cusub 2020 looga soo dhoweeyay Mombasa ?

Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay dhowr fagaaro oo ku yaala magaalada loo dalxiis tago ee Mombosa ee gobolka xeebta ee dalka,...