Sunday, July 5, 2020

Wajir : Askar ku dhimatay Miino lagu Aasay agagaarka Bojiguras

Ugu yaraan sideed Askari ayaa ku dhintay aaga Bojigaras, kadib markii gaarigii ay saarnayeen ay la kacday miino. Askarta dhintay ayaa isugu jiray ciidamada...

Kisumu : Hal qof oo ku dhintay weerar ka dhacay goob Ciyaaro lagu daawanayay

Sarkaal ka tirsanaa Machadka Daraasaadka Caafimaadka Kenya (KEMRI) ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerar koox burcad ah ay ku qaadeen goob laga fiirsanayay...

Wasiir hore Eliud Timothy Mwamunga oo la Aasay

Wasiir hore oo usoo shaqeeyay dowladihii madaxweyne Jomo Kenyatta iyo Daniel Arab Moi, Eliud Timothy Mwamunga ayaa lagu aasay tuulada Kishamba, Sagala ee ismaamulka...

Wasiir Ukur Yattani oo sheegay sharciga Caruurta ee horyaala Baarlamanka uu Difaacayo Xaquuqdooda

Wasiirka shaqada iyo difaaca bulshada Ukur Yattani ayaa sheegay sharciga cusub ee xuquuqda caruurta 2017 uu xaqiijinayo in xuquuqda caruurta Kenyan-ka sifiican loo ilaaliyo...

Muuqaal : Shacabka oo soo dhoweeyay Tusmo Fm

Shacabka magaalada Nairobi ayaa soo dhoweeyay Tusmo Fm oo ah warbaahin cusub, iyaga oo usoo jeediyay barnaamijyada iyo waxyaabaha kale ee ay jeclaan lahaayeen...

Maamulayaasha Iskuulada Sare ee Kenya oo ku kulmaya Mombasa

Maamulayaal Iskuulada Sare ee Kenya oo ka badan 8,000 ayaa la filayaa inay ka qayb galaan shirkii 43-aad ee sannadlaha oo ka furmaya Axada...

Arday ku dhaawacmay Bas ay saarnayeen oo Qalibmay

Sodon iyo saddex kamid ah ardayda iskuulka gabdhaha Kangubiri ayaa dhaawacyo fudud ay soo gaareen kadib markii uu qalibmay baskii ay saarnayeen. Baska ayaa kusoo...

Cisbitaalka Naivasha oo la geeyay Dad ku dhaawacmay Shil Gaari

Illaa toddobo qof ayaa dhaawacyo soo gaareen , kadib markii shil baabuur ay ku galeen wadada Mbaria-Kaniu ee magaalada Naivasha. Shilkan oo dhacay saaka oo...

Muuqaal : Barnaamij Gaar ah oo ku saabasan Dabaal dega munaasabada Ciidka

Tusmo fm ayaa barnaamij gaar ah idiinka diyaarisay munaasabada Ciidul Fitri oo si weyn guud ahaan caalamka ay muslimiintu uga dabaal degeen. Xaafada oo Islii...

Ducaale oo ka difaacay Soomaalida ku lug lahaanshiyaha Ganacsiga sharci darada ah

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamanka Kenya Aadan Ducaale ayaa meesha ka saaray eedeymaha ah in ganacsatada Soomaalida ay ku  lug leeyihiin ganacsiga sharci darada ah. Ducaale oo...

Ciidka oo laga dabaal degay Mandera iyo Amaanka oo la adkeeyay

Amaanka ayaa si weyn loo adkeeyay dhamaan masaajidada magaalada Manera, iyada oo loo dabaal degayay munaasabada Ciidul Fitri. Booliska AP-da iyo kuwa kale ee joogtada...

SAWIRO : Guud ahaan Kenya ayaa si weyn looga dabaal degay Munaasabada Ciidul Fitri

Guud ahaan muslimiinta caalamka ayaa maanta u dabaal degaya Ciidul Fitri, iyada oo muddo bil ah ay kusoo jireen bisha barakaysan ee Ramadan. Kenya ayaa...

Qaadiga Kenya oo ku dhawaaqay Jimcaha inay tahay maalin Ciid ah

Muslimiinta Kenya iyo guud ahaan caalamka ayaa u dabaal degaya maalinka beri ee Jimcaha Ciidul Fitri. Jiif Qaadi Axmed Muhdhar ayaa ku dhawaaqay in...

DPP oo u dhaqaaqay Maxkamada Sare si dacwad loogu soo oogo Michael Kamau

Agaasinka guud ee dacwad soo oogida ayaa u dhaqaaqay maxkamada sare oo eedeyn cusub ka gudbiyay wasiirkii hore ee gaadiidka Michael Kamau. Eedeynta ayaa waxaa...

Ayeeyo 93 jir oo la kufsaday laguna dilay Embu

Haweenay 93 jir ah ayaa subaxnimadii arbacada laga helay maydkeeda iyada oo la kufsaday, tuulada Kithimu ee ismaamulka Embu. Maydkeeda ayaa waxaa arkay gabadha ay...

Odinga oo u ogolaaday siyaasiyiinta ODM inay la shaqayn karaan Jubilee

Qoraal kasoo baxay hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu sheegay in xubnaha xisbiga ay u fasaxan yihiin iyada oo aan wax cabsi jirin...

Kiis Dacwadeed ka dhan ahaa Gubernatooraha Nairobi oo la laalay

Garsoore Hedwig Ogundi ayaa xukumay in aanay awood xukun u lahayn maxkamada kiiska ka dhanka gudernatooraha Nairobi Mike Sonko. Mid kamid ah wakiilada baarlamanka hoose...

Matiang’I oo ka digay soo galinta dalka badeecooyinka sharci darada ah

Wasiirka arimaha gudaha Fred Matiang’I ayaa digniin u jeediyay ganacsatada iyo saraakiisha dowlada ee ku lugta leh ganacsiga sharci darada ah. Isaga oo ka hadlayay...

Dambiilayaal lagu helay Sh110 bilyan Lacag been abuur ah oo dalbaday Xukun Dabcin

Labo ajaanib ah oo horay loogu helay inay haysteen waraaqaha lacagta oo been abuur ah ayaa ka dalbaday garsoorka maxkamada Nairobi in loo fududeeyo...

William Ruto oo ka daah-furay Kwale dhismaha Waddo ay ku baxayso Sh3.2 bilyan

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa daah-furay dhismaha wadada Lunga Lunga-Vanga-Majoreni-Kanana ilaa Shimoni, taasi oo la shorsheeyay dhamaystirkeeda sannada 2022. Mashruucan waxaa ku baxaya...