Wednesday, October 16, 2019

SAWIRO : Guud ahaan Kenya ayaa si weyn looga dabaal degay Munaasabada Ciidul Fitri

Guud ahaan muslimiinta caalamka ayaa maanta u dabaal degaya Ciidul Fitri, iyada oo muddo bil ah ay kusoo jireen bisha barakaysan ee Ramadan. Kenya ayaa...

Qaadiga Kenya oo ku dhawaaqay Jimcaha inay tahay maalin Ciid ah

Muslimiinta Kenya iyo guud ahaan caalamka ayaa u dabaal degaya maalinka beri ee Jimcaha Ciidul Fitri. Jiif Qaadi Axmed Muhdhar ayaa ku dhawaaqay in...

DPP oo u dhaqaaqay Maxkamada Sare si dacwad loogu soo oogo Michael Kamau

Agaasinka guud ee dacwad soo oogida ayaa u dhaqaaqay maxkamada sare oo eedeyn cusub ka gudbiyay wasiirkii hore ee gaadiidka Michael Kamau. Eedeynta ayaa waxaa...

Ayeeyo 93 jir oo la kufsaday laguna dilay Embu

Haweenay 93 jir ah ayaa subaxnimadii arbacada laga helay maydkeeda iyada oo la kufsaday, tuulada Kithimu ee ismaamulka Embu. Maydkeeda ayaa waxaa arkay gabadha ay...

Odinga oo u ogolaaday siyaasiyiinta ODM inay la shaqayn karaan Jubilee

Qoraal kasoo baxay hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu sheegay in xubnaha xisbiga ay u fasaxan yihiin iyada oo aan wax cabsi jirin...

Kiis Dacwadeed ka dhan ahaa Gubernatooraha Nairobi oo la laalay

Garsoore Hedwig Ogundi ayaa xukumay in aanay awood xukun u lahayn maxkamada kiiska ka dhanka gudernatooraha Nairobi Mike Sonko. Mid kamid ah wakiilada baarlamanka hoose...

Matiang’I oo ka digay soo galinta dalka badeecooyinka sharci darada ah

Wasiirka arimaha gudaha Fred Matiang’I ayaa digniin u jeediyay ganacsatada iyo saraakiisha dowlada ee ku lugta leh ganacsiga sharci darada ah. Isaga oo ka hadlayay...

Dambiilayaal lagu helay Sh110 bilyan Lacag been abuur ah oo dalbaday Xukun Dabcin

Labo ajaanib ah oo horay loogu helay inay haysteen waraaqaha lacagta oo been abuur ah ayaa ka dalbaday garsoorka maxkamada Nairobi in loo fududeeyo...

William Ruto oo ka daah-furay Kwale dhismaha Waddo ay ku baxayso Sh3.2 bilyan

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa daah-furay dhismaha wadada Lunga Lunga-Vanga-Majoreni-Kanana ilaa Shimoni, taasi oo la shorsheeyay dhamaystirkeeda sannada 2022. Mashruucan waxaa ku baxaya...

Tirada Dadka U Dhimanaya Cudurka Rift Valley Oo sii Kordhaya

Waxaa kor u kacay tirada dhimashada cudurka Rift Valley ee Waqooyi Bari Kenya, iyada oo haatan gaartay dhimashada illaa Shan qof. Inta badan dadka dhintay...

Booliska Migori oo Gacanta ku dhigay Xashiishad iyo Qof lagu soo qabtay

Booliska ismaamulka Migori ayaa xiray tuhmane loo haysto ka ganacsiga sharci darada ah ee daroogada. Illaa 500kg oo xashiish ah, qiimaheedana lagu qiyaasayo Sh5...

Ardayda Iskuulka Gabdhaha Moi oo dib ugu laabtay Xaruntooda Nairobi

Ardayda iskuulka gabdhaha Moi ayaa dib u laabtay, kadib muddo asbuuc ah oo iskuulku u xirnaa fadeexad ka dhalatay kufsi loo gaystay gabar fasalka...

Sawiro : Madxweyne Uhuru Kenyatta iyo Qaar Kamid ah Madaxdii ka qayb galay Shirka...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah madaxdii ka qayb gashay shirka dalalka G7 ee ay Canada marti...

Nairobi : Iskuulka Gabdhaha Moi oo yeeshay Guddi cusub

Wasiirka Waxbarashada Aamina Maxamed ayaa magacowday illaa Sagaal xubnood oo ah gudiga maamulka gudaha ee iskuulka gabdhaha Moi ee Magaalada Nairobi. Isku duwaha waxbarashada heer...

Raila Odinga iyo Riek Machar oo ku kulmay Koonfur Afrika

Hogaamiyaha isbahaysiga isbahaysiga mucaaradka Raila Odinga ayaa kula kulmay hogaamiyaha mucaaradka dibad jooga ah ee Koonfurta Sudan Riek Machar. Odinga ayaa kala hadlaya Machar dhexdhexaadintiisa...

Babu Owino Oo ku Guuleystaa Racfaankkii Maxkamada Sare

Babu Owino ayaa u mahad celiyay garsoorka kadib markii ay maxkamada racfaanka ogolaatay in doorashadiisii xildhibaanka bariga Embakasi ay ahayd mid sax. Maxkamada sare...

Doorashadii Alfred Mutua oo la laalay

Doorashadii gubernatooraha Machakos County Alfred Mutue ayaa la lalaalay kadib dacwad ay Maxkamada racfaanka ay u gudbisay musharaxadii kursiga kula tartantay Wavinya Ndeti

Xildhibaano ku baaqay inay xilka ka degto Sicily Kariuki

Illaa Shan Xildhibaan ayaa doonaya inay xilka ka degto wasiirka caafimaadka Sicily Kariuki oo ay ku eedeynayaan inay masuul ka ahayd wasaarada dhalinyarada iyo...

Gabar yar oo la kufsaday oo maydkeeda laga helay Murang’a

Gabadhan oo Talaadadii la waayay ayaa maydkeeda laga helay beer gallay oo ku taala tuulada Muthithi. Gabadhan oo Sagaal jir ahayd ayaa la helay...

Wajir : Tirada dhimashada cudurka Rift Valley oo korortay

Labo qof oo kale ayaa la sheegay inay ugu dhinteen Wajeer qandhada Rift Valley (RVF) iyada oo guud ahaan tirade dhimashada ka dhigaysa ilaa...