Sunday, January 19, 2020

Tusmo Fm oo hawada si toos ah u gashay 16 July, 2018

Waxaa si toos ah saaka hawada u gashay Idaacada Tusmo Fm oo muddooyinkii u dambeeyay si weyn loo wada sugayay. Aroortii hore ee saaaka oo...

Oday Soomaali ah oo Raadinaya inuu la kulmo Barack Obama

Maxamed Xasan Muumin oo ah Oday Soomaali ah oo kasoo jeeda ismaamulka Wajeer ayaa raadinaya inuu mar kale la kulmo Barack Obama. Muumin ayaa horay...

Obama oo Amaanay heshiiskii Uhuru iyo Raila

Madaxweynahii hore ee Maraykanka Barack Obama oo maalinkii shalay soo gaaray dalka ayaa kulankii uu la yeeshay madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga  ku...

Kenyatta iyo Obama oo kulmay

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama oo soo gaaray Kenya ayaa la kulmay Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Kulanka ayaa ka dhacay Madaxtooyada, waxaana la arkayay Obama...

Kisumu iyo Siaya oo Amaankooda loo adkeeyay booqashada Obama

Ismaamulada gobolka Nyanza ee kala ah Kisumu iyo Siaya ayaa amaankooda laga bilaabo maanta si weyn loo adkaynayaa, iyada oo la filayo inuu booqdo...

Mulkiilayaal Dhul oo Banaanbax ka dhigay Kajiado

Mulkiilayaal dhul iyo dad deegaanka ayaa ku banaanbaxay wadada ku dherarsan marinka Twala iyo magaalada Ongata iyo Rongai. Khadka mara wajiga labaad ee wadada tareenka...

Rakaab ku dhaawacmay Shil Bas oo ka dhacay Narok

Ilaa 25 qof oo rakaab ahaa ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay Pinyinyi oo u dhaxaysa wadada Narok ilaa Mai Mahiu. Gaariga Baska...

Shacabka Wajeer oo ka faa’iideysanaya Qalliin Indhaha oo lacag la’aan ah

Ismaamulka Wajeer ayaa shalay laga bilaabay diiwaan galinta dadka ka faa’iideysanaya qalliin lacag la’aan oo wasaarada caafimaadka ismaamulka ay kala kaashanayso ururka WARDA. Qalliinka ayaa...

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Ismaamulka Wajeer oo la xiray

Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa Khamiistii la xiray, iyada oo su’aalo laga weydiiyay buuq ka dhacay baarlamanka Wajeer,...

Kalkaalisooyinka Embu oo la doonaya inay la shaqeeyaan Dhakhaatiirta Cuban-ka

Gubernatooraha Embu Martin Wambora ayaa saraakiisha caafimaadka ka dalbaday Kalkaalisooyinka inay la shaqeeyaan Dhakhaatiirta Cuba, ayna goob joog ka ahaadaan degma kasta oo dhakhaatiirtu...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo isku shaandheeyay golihiisa wasiirada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah wasiirada iyo xooghayayaasha wasaaradaha. Peter Munya oo laga dhigay wasiirka ganacsiga, iyada oo...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo dalcsiiyay marwo Faadumo Axmed

Faaduma Axmed ayaa madaxweyne Uhuru Kenyatta u magacaabay Sareeyo Guuuto (Major-Genaral) ciidamada difaaca Kenya (KDF), iyada oo noqonaysa haweenaydii ugu horaysay oo Kenya darajadaasi...

Obama oo ka daah furaya Siaya xarun ay ku baxday Malaayiin lacagta Kenya

Xarunta ciyaaraha iyo khayraadka oo ay ku baxayaan Malaayiin shilling oo lacagta Kenya ah ayaa Obama asbuuca soo socda uu ka daah furayaa ismaamulka...

Maxkamada Mombasa oo laashay doorashadii Anwar Loitiptip

Maxkamada racfaanka ee Mombasa ayaa waxay laashay oo ay meesha ka saartay guushii Senatarkii Lamu mudane Anwar Loitiptip oo xisbiga...

Kenya oo dhalmo la’aanta ay ku badanayso

Macluumaad uu ururiyay ururka bacraminta Kenya ayaa lagu ogaaday 10-kii qofba labo kamid ah inuu la dhibtoonayo bacramid la’aan qofka ku keenaysa dhalmo la’aan. Gudoomiyaha...

Waalidiinta oo bixinaya kharashaadka hantida ku gubatay qaar kamid ah Iskuulada

Waalidiinta ayaa ku khasbanaan doona inay bixiyaan kharashaadka ku baxaya khasaaraha ka dhashay gubashada qaybta la seexdo ee qaar kamid ah iskuulada dalka. Dowlada ayaa...

Arday laga baadi goobayo Marsabit

Ilaa Afar arday oo dhiganayay iskuulka sare ee Chalbi Boys High School ayaa la weysan yahay. Asbuucii aynu soo dhaafnay ayaa ardayda iskuulkaasi ay weerareen...

Ololaha la dagaalanka cudurka dabaysha oo ka bilowday Mandera

Ku dhowaad 205,000 oo caruur ah oo da’dooda ay ka yar tahay Shan sanno ayaa lagu sii nayaa talaalka afka laga qaato si looga...

Ganacsato iyo Boolis isaga horyimid Magaalada Nairobi

Qaybo kamid ah wadooyinka ayaa lagu gubay,ciidamaduna waxaa adeegsanayeen gaaska indhaha ka ilmaysiiya. Ganacsatada Wakulima oo sidoo kalana loo yaqaano suuqyada Marikiti iyo Muthurwa ayaa...

Croatia oo markii ugu horaysay gaartay Final-ka koobka Aduunka

Xulka kubbada cagta Croatia ayaa noqonaya wadankii ugu yaraa ee tan iyo 1950 kadib gaaray Finalka koobka aduunka. Uruguay ayaa gaartay xilligaasi kama dambaysta. Croatia...