Thursday, July 18, 2019

Booliska oo qabtay Sagaal Gawaari Xamuul oo siday Sonkor

Booliska ayaa ku qabtay maanta oo Arbaca ah Rongo oo ka tirsan Migori ilaa Sagaal gawaarida nooca xamuulka oo siday sonkor. Sonkorta ayaa loo...

Tirada Dadkii ku dhintay Shilkii Nakuru oo Korortay

Shilka gaari ee ka dhacay wadada weyn ee isku xirta Gilgil ilaa Nakuru ayaa korortay,waxaana hadda ay gaartay dhimashada 8 qod. Joseph Mburu oo kormeere...

Xildhibaano dalbadalay baaritaanka fadeexada NYS lagu soo daro Waiguru iyo wasiiro kale

Afar kamid ah xildhibaanada baarlamanka qaran ee Kenya ayaa magacaabay ilaa 10 qof oo ay sheegeen inay tahay in lagu daro baaritaanka fadeexada lunsashada...

KESSHA oo ku dhaliishay Aamina Maxamed qaabkii ay u maaraysay Kufsigii Iskuulka Gabdha Moi

Maamulayaasha Iskuulada Sare Kenya ayaa ku dhaliilay wasiirka waxbarashada Aamina Maxamed sidii ay u maaraysay falkii kufsiga ahaa ee ka dhacay iskuulka sare ee...

Shil Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Nakuru

Ilaa Toddobo qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda, halka 15 kale ay dhaawacmeen. Shilka ayaa ka dhacay Mzee Wanyama oo ku taala Elementaita oo kowntiga...

Kenya : Maroodi Nin ku dilay Ismaamulka Meru

Nin 52 jir ah oo lagu magacaabo Ezekiel Kiriinya ayaa subaxnimadii Talaadada u dhintay weerar uu ugu gaystay Maroodi aaga Kathatene, kaymaha sare Imenti...

Madaxweyne Uhuru iyo Odinga oo ka tacsiyeeyay geerida Senator Ben Oluoch Okello

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa ka  tacsiyeeyay geerida Senator-kii Migori Ben Oluoch Okello oo u geeriyooday cudurka kansarka xalay. Madaxweyne...

Maxkamada Sare oo sii daysay 47 lagu tuhunsanaa Musuqa Malaayiin Dhaqaalaha NYS

Maxkamada sare ayaa u ogolaatay damaanad in lagu sii daayo tuhmanayaasha inay musuq maasuqeen lacagta 468 milyan ee shilling ee ka maqan adeega dhalinyarada...

Booliska Elderot iyo KRA oo Qabtay Jawaano Sonkor

Booliska Eldoret ayaa gacanta ku dhigay 25 jawaano sonkorta Brazil, waxaana laga soo qaaday  bakhaarada dukaanka Khetias ee magaalada Eldoret. Taliyaha booliska Galbeedka Eldoret Samuel...

Gubernatoorihii hore Tana River Hussein Dado oo la dacweeyay

Haweenay horay ugu soo shaqeysay gubernatoorihii hore ee Tana River Hussein Dado iyo xaaskiisa ayaa kusoo eedeysay labadooda inay si sharci daro ah uga...

Boinnet oo amray adkaynta amaanka goobaha laga daawanyo Koobka Aduunka

Iyada oo ay sii kululaanayso xiisaha ciyaaraha koobka aduunka ee dalka ruushka ayaa laamaha amaanka lagu faray adkaynta amniga guud ahaan dalka si loo...

Booliska oo xabsiga dhigay mulkiilaha goob laga soo qabtay Sonkor sharci daro ah

Taliyaha booliska bartamaha Kitui Muthuri Mwongera ayaa sheegay inay soo xireen mulkiilaha Mt Kenya Wholesalers, kaasi oo lagu haysto inuu xiriir la leeyahay sonkorta...

Wajir : Askar ku dhimatay Miino lagu Aasay agagaarka Bojiguras

Ugu yaraan sideed Askari ayaa ku dhintay aaga Bojigaras, kadib markii gaarigii ay saarnayeen ay la kacday miino. Askarta dhintay ayaa isugu jiray ciidamada...

Kisumu : Hal qof oo ku dhintay weerar ka dhacay goob Ciyaaro lagu daawanayay

Sarkaal ka tirsanaa Machadka Daraasaadka Caafimaadka Kenya (KEMRI) ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerar koox burcad ah ay ku qaadeen goob laga fiirsanayay...

Wasiir hore Eliud Timothy Mwamunga oo la Aasay

Wasiir hore oo usoo shaqeeyay dowladihii madaxweyne Jomo Kenyatta iyo Daniel Arab Moi, Eliud Timothy Mwamunga ayaa lagu aasay tuulada Kishamba, Sagala ee ismaamulka...

Wasiir Ukur Yattani oo sheegay sharciga Caruurta ee horyaala Baarlamanka uu Difaacayo Xaquuqdooda

Wasiirka shaqada iyo difaaca bulshada Ukur Yattani ayaa sheegay sharciga cusub ee xuquuqda caruurta 2017 uu xaqiijinayo in xuquuqda caruurta Kenyan-ka sifiican loo ilaaliyo...

Muuqaal : Shacabka oo soo dhoweeyay Tusmo Fm

Shacabka magaalada Nairobi ayaa soo dhoweeyay Tusmo Fm oo ah warbaahin cusub, iyaga oo usoo jeediyay barnaamijyada iyo waxyaabaha kale ee ay jeclaan lahaayeen...

Maamulayaasha Iskuulada Sare ee Kenya oo ku kulmaya Mombasa

Maamulayaal Iskuulada Sare ee Kenya oo ka badan 8,000 ayaa la filayaa inay ka qayb galaan shirkii 43-aad ee sannadlaha oo ka furmaya Axada...

Arday ku dhaawacmay Bas ay saarnayeen oo Qalibmay

Sodon iyo saddex kamid ah ardayda iskuulka gabdhaha Kangubiri ayaa dhaawacyo fudud ay soo gaareen kadib markii uu qalibmay baskii ay saarnayeen. Baska ayaa kusoo...

Cisbitaalka Naivasha oo la geeyay Dad ku dhaawacmay Shil Gaari

Illaa toddobo qof ayaa dhaawacyo soo gaareen , kadib markii shil baabuur ay ku galeen wadada Mbaria-Kaniu ee magaalada Naivasha. Shilkan oo dhacay saaka oo...