Saturday, June 6, 2020

Uhuru Kenyatta :” Yaan la siyaasadayn heshiiski Raila Odinga “

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ka digay in la siyaasadeeyo isgacan qaadkii ay isgacan qadeen isaga iyo hogaamiyaha mucaradka dalka Raila Odinga . Mr. Kenyatta...

Halkan ka dhegayso warka warbaahinta Tusmo

Hoos ka dhegayso warka warbahinta Tusmo, waxaana soo jeedinaya wariye Sacdiya Xasan Ganey

Mombassa oo dadka qaar maalintii kowaad ay maanta Ciidayaan

Kumanaan Muslimiin ah ayaa maanta arbaca ah isugu soo baxay fagaarayaal ku yaala Magaalada Mombassa si ay u tukadaan salaada ciidul adxaha . Tukashada salaada...

Dhegayso Ciyaartoyda Magaalada Mandera oo cabanaya

Ciyaartayda ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya agab xumo sida dharka maaliyada ee kooxuhu ay isticmalaan xiliyada ciyaaraha, iyagoo ku eedeeyay xafiiska ciyaaraha ee magaalada...

Shaqo joojin la filayay in ay sameyaan gadiidlayda oo aan qabsoomin

Shaqo jooin maanta la filayay in ay sameyaan gadiidlayda magaalada-tan Nairobi ayaanan qabsoomin, waxaana horay arinkan u iclaamiyay Ururka ay ku bahoobeen gaadiidleyda. Mudaharadkan shaqa joojinta...

Mike Sonko oo magacaabaya ku xigeeenkiisa

Barasaabka Ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu  magacaabo ku xigeenkiisa, kaas oo badalaya Polycarp Igathe oo booska baneeyay bishii...

Hoteel ku fadhiya Malaayiin lacag ah oo la burburin doono

Hoteelka Grand Manor Hotel oo ku yaala xaafada  Gigiri, ee magaalada-tan Nairobi ayaa lagu wadaa in la burburiyo, arintaas oo qayb ka ah olalalha...

Justin Muturi oo loo doortay gudoomiyaha gudiga fulinta ee CPA

Afhayeenka aqalka baarlamaanka dalka Justin Muturi  ayaa si buuxda loogu codeeyay in uu noqdo gudoomiyaha gudiga fulinta ee ururka ay ku midoobeen baarlamaanada dalalka...

Wetang’ula: Aniga ayay rasaastu igu socotay

Ciidamada Boliiska dalka ayaa baaraya sheegashada  hogaamiyaha xisbiga Ford Kenya Moses Wetang'ula uu sheegtay  in la doonayay in la qaarajiyo rasaastuna ay isaga ku socotay. Mr. Wetang'ula...

Gaadiidleyda Nairobi Oo maanta la filayo in ay shaqa joojin sameeyaan

Milkiilayaasha gaadiidka caasimada Nairobi ayaa maanta waxa ay qorshaynayaan Shaqa joojin taasi oo ay uga cabanayaan canshuurta lagu soo rogay shidaalka. Waaxda keyd haynta ayaa...

Maxaabiista Xabsiga demand oo cunto ka soomis samaysay

Maxaabiista ku jira xabsiga Remand prison ee magaalada-tan Nairobi ayaa bilaabay cunto ka soomis, kadib dhibaatooyin ay sheegeen in ay kula kulmaan xabsiga dhexdiisa...

Dad doonayay in ay lacag ka dhacaan bankiyo oo la maxkamadeeyay

Ciidamada boliiska dalka ayaa horkeenay maxkamada Milimani 4 qof oo lagu edeeyay in ay isku dayeen in ay dhacaan lacag dhan 800,000 oo shilinka dalka...

Maamulka iyo shaqaalaha Tusmo oo hambalyo u diray shacabka Somaaliyeed

  Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Tusmo ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul adxaha waxa ay u direen dadka Islaamka oo dhan gaar ahaan umada Somaaliyeed. Agaasimaha...

Dunida Islaamka oo saaka laga ciidayo

Dunida Islaamka saaka waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo dadku ay ugu jiraan tukashada salaada Ciida, waxaana maanta laga ciidayaa inta badan dalalka...

Halkan ka dhegayso barnaamijka Ogaalka-Dunida

Hoos ka dhegayso barnaamijka Ogaalka dunida warbaahinta Tusmo, waxaana soo jeedinaya wariye Bile Beshir Mehbub    

Shacabka Wajeer oo diyaar garow uga jiro maalinta Ciida

Xili Maalinta berri ay ku beegantahay maalinta kowaad ee Ciidul adxaha ayaa waxaa Ismaamulka  Wajeer ka soconaya qaban qaabada dadku ay ugu jiraan dabaal...

Shaqaale ka tirsan bankiga KCB oo la maxkamadaynayo

4 qof oo looga shakisanyahay in ay ku lug lahayeen fal xatooyo ah oo lagu xaday 72.6 Million oo shilinka dalka ah oo laga xaday...

Deg deg: Masuul horay uga tirsanaa Maamulka Garissa oo la dhawacay

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Idiris Aadan Mukhtaar oo horay u ahaa xubin ka tirsana gudiga fulinta Ismaamulka Gariisa in lagu dhawacay xaafada Kileleshwa...

Swazuri oo dalbanaya in shaqadisi dib loogu celiyo

Guddoomiyaha guddiga qaran ee dhulalka ee NLC Mohamed Swazuri  oo shaqada ka fadhiistay ka dib markii lagu eedeeyay musuq maasuq , ayaa hadda dalbanaya dib...

Fadeexad la xariirta baabuur dowladeed oo qiimo jaban lagu iibiyay

Edward Ouko oo ah Hanti dhowraha guud ee dalka ayaa sheegay in ay heleen maclumaad ku aadan in gawaari ay leedahay  wasaaradda shaqaalaha iyo daryeelka...