Tuesday, September 24, 2019

DHAGEYSO:-Dhalinyarada Mandera oo ka cabanaya shaqo la’aan

Dhalinyarada ku nool magaalada Mandera ayaa ka cabanaya shaqo la'aan haysta sida uu Warbixintan hoose inoogu faahfaahinaya Wariyaheena Magaladasi Cabdi khayr Jimcaale Riix hoos si...

Ololaha la dagaalanka cudurka dabaysha oo ka bilowday Mandera

Ku dhowaad 205,000 oo caruur ah oo da’dooda ay ka yar tahay Shan sanno ayaa lagu sii nayaa talaalka afka laga qaato si looga...

Imtixaanka KCSE oo ka bilowday dalka iyadoo amaankana la adkeeyay

Imtixaanka waxbarashada dugsiyada sare ee KCSE  ayaa saaka ka bilowdo guud ahaan dalka, iyadoo amaanka wadankana si wayn loo adkeeyay. Labadii todobaad ee u dambeeyay...

Barasaabka Ismaamulka Kirinyaga oo beenisay musuq lagu eedeeyay

Barasaabka Ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru ayaa beenisay eedaymo loo soo jeeediyay oo ku aadan musuq maasuq. Mss. Waiguru ayaa sheegtay in gudiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuq...

Deg deg: Orodyahan caan ah oo geeriyooday

Nicholas Bett oo ah orodyahan horay uga tirsanaa ciyaaraha orodka una dhashay dalkani Kenya  ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay countiga Nandi...

Maxamad Swazuri oo dib ugu laabtay xafiiska

Gudoomiyaha gudiga dhulalka dalka Maxamad Swazuri ayaa dib ugu laabtay xafiiskiisa  mudo laba bilood kadib markii lagu eedeeyay musuq maasuq. Dhawaan maxkamada sare ee dalka ayaa...

Booliska oo xabsiga dhigay mulkiilaha goob laga soo qabtay Sonkor sharci daro ah

Taliyaha booliska bartamaha Kitui Muthuri Mwongera ayaa sheegay inay soo xireen mulkiilaha Mt Kenya Wholesalers, kaasi oo lagu haysto inuu xiriir la leeyahay sonkorta...

5 qof oo ku dhimatay Diyaarad ku soo dhacday Londiani

Dad gaaraya 5 qof ayaa ku dhintay diyaarad diiwaangashan oo ku burburtay agagaarka Kamwingi ee degaanka Londiani oo dhaca kowntiga Kipkelion East. Dad goobjoog ah...

Qaramada Midoobey waxa ay Balaayiin kaalmo ah siisaa Al-Shabaab WARBIXIN

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa lagu eedeeyay in ay balaayiin doolar gacanta ugu shubto kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalama wadanka Soomaaliya. Xoghayaha joogtada ah...

Gaavanaha Gaarisa iyo hey’adda WFP Oo heshiis Cuntada ah kala saxiixday

Gaavanaha Gaarisa Cali Qorane ayaa isniintii heshiis labo geesood ah la saxiixay hey'adda Caalamiga ah ee Cuntada ee WFP. Barnaamijka ay labada dhinac ku heshiiyeen...

Hogaamiyeyaasha W/Bari Oo digniin ka bixiyey maandooriye ka yimid jihada Itoobiya

Siyaasiyiinta iyo saraakiisha dowladda ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa ka qeylo dhaamiyey maandooriye nooca Baangida ah oo la sheegay in ay ka soo...

Musalia Mudavadi: “Halakala diro Golaha wasiirada dalka”

Hogaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa ugu baaay Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta in uu kala diro golahiisa wasiirada,  islamarkana uu dib-u-naqshadeeyo si loo helo dadki sii...

Dhageyso Warbixin aynu ka diyaarinay weeraradii Daaraha Mataanaha(Twin Towers)

Maanta oo kale 17 sano kahor, 11-Sebtember-2001,  ama (nine eleven 11/9,) sida loogayaqaano Mareykanka, maalin tallaado ah  ayaa ururka Alqaacidda waxa uu ku qaaday ...

DHAGEYSO:-Qoys 7 caruur ay ka yihiin indho la’aan oo cawimaad dalbanaya

Qoys Somaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa ka cabanaya nolal xumo haysto, qoyska oo ka kooban 12 ruux iyadoo 7 ka...

Haween lagu eedeeyay argagaxisnimo oo la soo taagay maxkamada Mombassa

Sadex dumar ah oo loo haysto eedaymo la xariira argagaxisnimo ayaa ka soo hormuuqday maxkamada magaalada Mombassa. Dumarka eedaysanayaasha ah  oo lagu kala magacaabo Umulkhayr...

Dhegayso:-Iskuulada oo maanta loo dareeray magaalada Wajeer

Ardada magaalada Wajeer ayaa maanta u dareeray dugsiyada, iyagoo si wayn u soo dhaweeyay sanad dugsiyeedka cusub ee u bilowday , sida uu ku...

Deg deg: Boliiska Oo xabsiga dhigay Xildhibaano

Waaxda dambi baarista dalka ayaa xabsiga dhigtay Laba xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada laga soo doorto Ismaamulka Marsabit, kadib markii lagu eedeeyay in door...

Uhuru: Ha isku qasin siyaasada iyo dagaalka ka dhanka ah Musuq maasuqa

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyata ayaa ka digay in la isku qaso dagaalka ka dhanka ah musuq maasuqa iyo siyaasada. Madaxweyne Kenyatta ayaa sheegay in uu...

Shacabka Wajeer oo ka faa’iideysanaya Qalliin Indhaha oo lacag la’aan ah

Ismaamulka Wajeer ayaa shalay laga bilaabay diiwaan galinta dadka ka faa’iideysanaya qalliin lacag la’aan oo wasaarada caafimaadka ismaamulka ay kala kaashanayso ururka WARDA. Qalliinka ayaa...

Bandhig dhaqameed lagu qabtay W/Bari Kenya

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaalooyinka Mandheera iyo Garissa ee Waqooyi Bari Kenya ka socday bandhigyo la xiriira dhaqanka Soomaalida. Bandhigyadan ayaa lagu soo bandhigay...