Toddobo qof oo ku dhintay shil ka dhacay ismaamulka Kakamega.
Toddobo qof ayaa dhimatay halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dhaawacyo culus oo soo garay ka dib shil baabuur oo ka dhacay...
DEG DEG:Madaxweynaha dalka oo dib u furay garoonka Nyayo Stadium.
Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa si rasmi ah u furay garoonka cusub ee Nyayo Stadium.
Dayactirka Nyayo National Stadium...
Wadanka oo maanta laga diwaan galiyay 538 kiis
Dalka ayaa maanta oo Sabti ah laga diiwaan geliyay 538 kiis oo cusub kuna sabsan fayraska corona taasoo wadarta guud ee kiisaska...
Qaadiga Kenya oo ku dhawaaqay Jimcaha inay tahay maalin Ciid ah
Muslimiinta Kenya iyo guud ahaan caalamka ayaa u dabaal degaya maalinka beri ee Jimcaha Ciidul Fitri. Jiif Qaadi Axmed Muhdhar ayaa ku dhawaaqay in...
SAWIRO : Tirada dhimashada Dabka ka kacay Gikomba oo Korortay
Ugu yaraan 15 qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen, halka 60 kale ay ku dhaawacmeen dabka qabsaday qaybo kamid ah Gikomba.
Qof goob jooga...
Shacabka Bariga Turkana oo weeraray ceelka shidaalka Ngamia 8
Dadka deegaanka bariga Trukana ayaa weeraray ceelka shidaalka Ngamia 8 ,iyaga oo ka mudaharaadaya amni xumada ka jirta xuduudka Turkana iyo Baringo.
Xarunta ayaa leh...
Daawo Muuqaalka Qodobada Warka Tusmo Fm
Qodobada Warka Tusmo- 08 July, 2018 Waxaa soo jeedinaysa Sacdiyo Xasan Ganey si toos ah ayaad halka uga daawan kartaa, sidoo kale ka daawo...
Mulkiilayaal Dhul oo Banaanbax ka dhigay Kajiado
Mulkiilayaal dhul iyo dad deegaanka ayaa ku banaanbaxay wadada ku dherarsan marinka Twala iyo magaalada Ongata iyo Rongai.
Khadka mara wajiga labaad ee wadada tareenka...
Maxkamada sare Oo diiday in xayiraada ay ka qaado Shiishada
(TUSMO FM)Nairobi- Maxkamada sare ee Magaladatan Nairobi ayaa diiday in ay xanibaada ka qaado Isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, arintaas oo ay u olalaynayaan...
Dagaalyahno hubaysan oo lagu arkay Countiga Lamu
Dadka ku nool tuulada Ndeu ee Countiga Lamu ayaa soo sheegaya in arkeen kooxa hubaysan oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsanyihiin ururka...
Halkan ka dhegayso warka Subax ee warbaahinta Tusmo
Hoos ka dhegayso warka subax ee warbaahinta Tusmo , waxaana soo jeedinaya wariyeheena Bile Beshir Mehbub
Darawalka gaarigii sababay dhimashada ardada oo la maxkamadeeyay
Cabdallah Xasan oo ah wadihii babuurki ku dhacay gaarigii buska ahaa ee ay saarnaeen ardada ayaa ka soo muuqday maxkamada horteeda .
Mr. Xasan ayaa...
Uhuru: Hala soo xiro saraakiisha fasaxday dhismayaasha sharci darada ah
Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro oo sharciga la horkeeno saraakiisha dowlada ka tirsan ee fasaxday dhismayaasha lagu...
Wasiirka dalxiiska dalka oo la eedeeyay
Wasiirka dalxiiska iyo duurjoogta dalka Najib Balala ayaa lagu eedeyay in uu qaadayo masuuliyada dhimashada 11 wiyil ah oo nooca madow ah oo ku...
Shil gaadhi oo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Kianungu
5 qof ayaa ku dhintay halka 8 kalena ay ku dhawacmeen kadib markii shil gaadhi uu ka dhacay degaanka Kianungu sida masuuliyiinta Boliisku ay...
Fadeexad la xariirta baabuur dowladeed oo qiimo jaban lagu iibiyay
Edward Ouko oo ah Hanti dhowraha guud ee dalka ayaa sheegay in ay heleen maclumaad ku aadan in gawaari ay leedahay wasaaradda shaqaalaha iyo daryeelka...
Qareen Miguna Miguna oo dalka ku soo wajahan
Qareenkii dhawaan la masaafuriyay ee Miguna Miguna ayaa shaaca ka qaaday in uu dib ugu soo laaban doono dalka 4 bisha September ee soo...
Ku xigeenka Madaxa Cadaalada Waddanka oo damiin lagu sii dayay
Ku xigeenka Madaxa Cadaalada Waddanka Kenya Haweeneyda Lagu Magacaabo Philomena Mwilu oo shalay galinkii dambe xabsiga loo dhaadhiciyay ayaa lagu sii dayay lacag damiin...
Nin looga shakisnaa shirqoolkii Idiris Aadan Muktaar oo isdaldalay
Nin looga shakisanaaa in uu ka dambeeyay iskudaygi la doonayay in lagu qaarajiyo wasiir gobaleedkii maaliyada Ismaamulka Garissa Idiris Aadan Mukhtaar ayaa ku dhintay...
Xisbiga Nark oo ku baaqay in dil lagu xukumo qofkii musuq maasuq lagu helo
Xisbiga siyaasadeed ee Nark Kenya ayaa ku baaqaya in xukun dil ah lagu xukumo masuulkii lagu helo dami la xariira in uu ku kacay...