Tuesday, September 24, 2019

Koox dumar ah oo ganacsi cusub ka billaabay Gaarissa oo caawinaad dalbanaya

Koox dumar iskaashato ah oo ku nool magaalada Gaarissa ayaa billaabay ganacsi ay ku soo saarayaan agabyo kala duwan oo ay iyagu sameeyaan. Kooxdan dumarka...

Qaaddiga guud oo kasoo hor-jeystay Matiangi

Qaaddiga guud ee dalka, Axmed Muhdhar, ayaa kasoo horjeystay go’aankii uu wasiirka arrimaha gudaha, Fred Matiangi, ugu dhawaaqay fasaxa shaqaalaha maalinta Talaadada ah, debbaal-degga...

Qeybo ka mid ah iskuulka Rioga oo dab qabsaday

Qeybo ka mid ah qolalka iskuulka sare ee Rioga ee ku yaalla Koontiga Nyamira, ayaa dab qabsaday abbaare 4.30 subaxnimo ee Axadda maanta ah. Ma...

Hooyo Soomaaliyeed oo uu gubay Seygeeda oo dalbaneysa Caddaalad

Hooyo Soonmaaliyeed oo la shegay in uu ninkeedu gubay ayaa codsatay, garsoor iyo caddaalad, si ay xuquuqdeeda uga hesho ninkeeda oo ay sheegtay in...