Wednesday, September 29, 2021

Wariye lagu dilay Muqdisho

(Tusmo FM) Muqdisho: Askari katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya  ayaa nawaaxiga Madaxtooyada Soomaaliya ku dilay Wariye Cabdirizaq Qaasim Iman oo u shaqeeynayay Televison-ka SBS Xaruntiisa Magaalada...

Trump oo gaaray Finland si uu ula kulmo Madaxweynaha Ruushka Putin

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maanta la kulmaya dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Putin, isaga oo kusoo gabagabayn doona socdaalkiisii qaarada Yurub. Trump ayaanan filayn in...

Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Xabsi la dhigay

War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa  lagu sheegay in xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Wasaarada...

Taariikhda Caalamka Maanta Oo kale maxaa Dunida ka dhacay?(Akhriso)

Waa Maalin Sabti tariikhdu ay ku beegantahay 1-December sanadka 2018 waana maalinta 335 aad ee sanadkan waxaaana sanadkan ka haray oo kaliya 30 maalmood. Hadaba aan dib idiin xusuusino qaar ka mid ah...

Hooyada Madaxweynihi hore ee DDSI oo codsatay in wiilkeeda la cafiyo

27-kii Bishii la soo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada milatariga Federaalka Ethiopia ay xabsiga u dhaadhiciyeen Madaxweynihii hore ee Dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib eedeymo...

Banaanbax xoogan Oo ka socda magaalada Gaalkacyo ( Sawiro)

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu ka socdo Banaanbax ballaaran oo ka qeyb galayaan qeybaha kala...

Hindiya Oo soo riday diyaarad Drone ah oo ay leeyihiin milleteriga Pakistan

Warbaahinta Hindiya ayaa sheegtay in carqaladda dhanka xaduudka ay soconayso iyada oo Pakistana ay sheegeyso in xoogagga labada dhinac ay is-baacsanayaan. Drones-ka la soo riday...

Israel oo duqeemo ka gaysatay gudaha dalka Suuriya

Israel ayaa duqeemo ka gaystay gudaha dalka Suuriya gaar ahan waxaa la bartilmaamayd saday saldhig milatari. Milatariga Israel waa...

Soomaaliya Oo Ciidamo nabad ilaalin ah u diraysa K/Suudaan

Ciidamo ka socda dalalka gobolka oo ka tirsan nabad ilaalinta ayaa waxaa loo dirayaa Koonfurta Suudaan, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka...

Kiisaska coronavirus Koonfur Afrika oo gadhay in ka badan nus milyan.

Kiisaska COVID-19 ee laga xaqijiyaya gudaha konfur Afrika ayaa ka gudbey nus milyan,sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka ee dalkaasi.

Howlgalo amni oo laga sameeyay duleedka Kismaayo

Ciidamada Jubbaland ayaa howgal Waxaa ay ka sameeyeen  deegaanka Janaa Cabdalla duleedka magaalada Kismaayo, halkaasoo saldhig ay ku lahaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidanka...

Shirkad qarashaadka arooska ka bixisay Boqolaal Gabdhood Dalka Hindiya!!!

Boqolaal Gabdhood oo ah kuwa Aabo la'aanta ah ayaa loo qabtay xaflad aroos oo aad u balaadhan oo ay maalgalisay shirkada diamond tycoon ee...

Musharax Madaxweynanimo ee dalka Brazil oo la dhaawacay

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Barazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo...

Odayaasha saxiixayaasha Hir-Shabeelle oo gaaray Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle waxaa manta gaaray Ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo...