Sunday, November 29, 2020

SAWIRO : Farmaajo oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Mourutania

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka...

Baarlamaanka Soomaaliya oo laga doonay kaalintooda ay ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh...

France oo Argentine ka reebtay Koobka Aduunka,Kylian Mbappe oo si weyn uga dhex muuqday...

Xulka Kubbada cagta Faransiiska ayaa u gudbay Sideed dhamaadka koobka aduunka,kadib markii ay 4:3 uga adkaadeen xulka Argentine oo si dirqi ah uga soo...

Wasiirka Gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray magaalada Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xubno ka tirsan golaha wasiirada dowlada Federaalka ayaa...

Qarax lala eegtay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Shabeellada Hoose

Agagaarka deegaan ka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho ayaa Qarax Miino lagula eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka Shabeellada Hoose. Qaraxa ayaa la sheegay inuu gaystay...

ONLF oo dhaliishay shidaalka laga soo saaray deegaanka Soomaalida Itoobiya

Jabhadda ONLF ayaa ka hadashay shidaalka laga soo saaray deegaanka Soomaalida Itoobiya,kuna tilmaamay gacan dhaaf lagu sameeyay shacabka Soomaalida ee dhulkaasi. Afhayeenka ONLF Caddaani Hiirmooge...

Qalibidhagax oo ka hadlay Cidda ka dambaysay sii dayntiisa

Cabdikariim Sheekh Muuse oo ku magacdheer Qalbidhagax ayaa ka hadlay cidda ka dambaysay sii dayntiisa, iyada oo muddooyinkii u dambeeyay uu ku xirnaa Itoobiya. Taageerayaasha...

Shan Qof oo ku dhintay Toogasho ka dhacday Xarunta Wargayska Capital

Qof hubaysan ayaa dalka Maraykanka ku rasaaseeyay xafiiska wargayska Capital Gazette ee Maryland, halkaasi oo ilaa Shan qof ay ku dhinteen. Booliska ayaa sheegay qofka...

Xukuumada Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedka Hey’adaha Dadka Naafada ah

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hey’adaha dadka naafada...

Cabdikariim Qalbidhagax oo la sheegay in la siidaayay

Warar laga soo xigtay Ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya in lasii daayay C/kariim Qalbidhagax oo dowlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ay u gacan galisay...

Farmaajo oo bilaabay dhex dhexaadinta madaxda Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay maalinkii shalay uu kula kulmay madaxtooyada madaxda ishaysa ee Galmudug. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa...

Trump oo raadinaya baddelka Garsoore howlgab noqday

Kadib markii uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ogaaday inuu shaqada ka fariistay garsooraha Maxkmada sare Anthony Kennedy, waxaa uu durba bilaabay helitaanka beddelkii garsoorahaasi. Garsoore...

Kuuriyada Koonfureed oo bahdishay Germany, Swedan iyo Mexico oo gudbay

Xulka difaacanayay koobka aduunka ayaa si bahdilan looga reebay koobka aduunka, iyada oo xulkaasi rajo fiican lahaa kahor inta aanay South Korea dhalin labo...

Alshabaab oo beeniyay inuu geeriyooday hogaamiyahooda

Kooxda alshabaab ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu geeriyooday hogaamiyahooda Axmed Diiriye (Abuu Cubayd), kadib markii ay soo baxday in cudur kilyaha kaga dhacay ay...

Madaxweynaha Zimbabwe oo la xiriiriyay Siyaasad Qaraxii dhowaan lala beegsaday

Madaxweynaha Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa sheegay inuu tuhunsan yahay koox xiriir la leh marwadii hore ee madaxweynaha inay ka dambeeyaan iskudaygii lagu khaarijin lahaa. Labo...

Wafdigii ugu horeeyay Eritrea oo Muddo Labaatan Sanno kadib gaaray Addis Ababa

Wafdi ay hogaaminayaan wasiirka arrimaha dibadda iyo La taliyaha madaxweynaha Eritrea Osman Saleh iyo Yemane Ghebrab ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Addis ababa....

Muuqaal : Farmaajo oo ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxa uuna halkaasi kula hadlay boqollaal...

Farmaajo “Xorriyadda aan maanta ku naalooneyno waa mid lagu soo bixiyay dhiig iyo dhaqaale”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee...

Maxbuub Macalin oo shaqada ka cayriyay Col. Gabre

Xooghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa shaqada looga cayriyay kornayl Gabrezabher Alemsged oo ku magacdheer Gabre. Gabre ayaa...