Thursday, July 2, 2020

DEG DEG: Nin Oday ah oo lagu dilay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Fagax ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox hubeysan...

Mucaaradka Zimbabwe oo qaadacay Natiijada Doorashada dalkaasi

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Zimbabwe Nelson Chamisa ayaa sheegay in xisbigiisu uu qaadacay natiijada doorasha dalkaasi oo ku tilmaamay in ay tahay mid been abuur...

Dowlada Somaaliya oo badalaysa lacagta shilin Somaaliga

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhawaan isbedel lagu sameyn doono lacagta shilinka Soomaaliga ee guud ahaan dalka Soomaaliya laga isticmaalo. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya...

Somalia Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Colaadda Gobolka Sool

Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaadda u dhexeysa maamullada Somaliland iyo Puntland ee ka aloosan...

Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo kuwa Puntland oo kulan yeeshay

Xubnaha Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa kulan casho ah xalay magaalada Garoowe ugu sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid casho ah...

Somaaliya oo xukun ku riday rag la sheegay in ay ka tirsanyihiin Daacish

Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa ururka Daacish ee ka dhaq dhaqaaqa dalka Somaaliya . Mahad Maxa’ud...

Cudurka Ebola oo mar kale laga helay Dalka Congo

Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay’adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon doonto sidii lagu ogaan...

Bandow lagu soo rogay Magaalada Buuhoodle

Waxaa xaalad deganaansho ah saakay laga dareemayaa magaalada Buuhoodle oo xalay fiidkii uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ahaa, kaasi oo uu fuliyay nin isa...

R.W Khayre iyo C/raxmaan Faroole oo wada hadal yeeshay (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gurigiisa oo ku yaalla magaalada Garowe ku booqday Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole. Labada masuul ayaa...

Maraykanka oo xanibaad ku soo rogay Masuuliyiin sare oo dowlada Turkiga ka tirsan

Aqalka cad ee Maraykanka ayaa shaaciyay in waaxda hanti dhowrka dalka Maraykanka ay cunaqabatayn ku soo rogtay laba masuul oo ka tirsan dowlada Turkiga,...

Xisbiga talada haya Oo ku guulaystay doorashada dalka Zimbabwe

Xisbiga talada haya ee dalka Zimbabwe ayaa la shaaciyya in uu ku guulaystay doorashadii baarlamaaniga ahayd eek a socotay maalmahan dalkaasi. Gudiga doorashada dalka Zimbabwe...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka digay in la carqaladeeyo Doorashada Baydhabo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa durba bilaabay ololaha uu ugu jiro ku soo laabashada kursiga hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed. Bisha...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Qardho Kula Kulmay qaar ka mid ah madaxdhaqameedka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqday magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay boqor...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u furay Ciidan laga keenay magaaladda Baydhabo.

 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas  Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa magaaladda Muqdisho tababar uga furay Askar ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaasi oo...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Afgooye

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya iyo Ciidamo kale oo watta Eeyo...

Maraykanka oo sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay samaysanayso gantaalo cusub

Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo waramayaa in ay samaysanayso gantaalo hor leh oo hubka halista ah xilli dhawaan uu aad usoo hagaagay xiriirka kala...

Madaxweyne Somaaliya oo Ku Wajahan Gobalka Sh/Hoose

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta  ku wajahan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose,iyadoo laga dareemaayo degmada soo dhaweeynta Madaxweynaha. Degmada Afgooye ee Gobolka...

Ciidamada DFS iyo Al-Shabaab oo dagaalamay

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Qansax-dheere iyo Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay, halkaasi oo maalmihii u dambeeyay uu...

Kuuriyada Waqooyi Oo la sheegay in ay sii wado bacriminta Hubkeeda Nucleerka

Masuuliyiin ka tirsan dowlada Maraykanka ayaa sheegay in macluumaad la helay lagu ogaaday in Kuuriyada waqooyi ay sii wado bacriminta hubkeeda Nucleerka, xili ay...

Tirinta codadka doorashada dalka Zimbabwe oo socoto

Tirinta codadka doorashada ayaa ka bilaabatay dalka Zimbabwe, waana doorashadi ugu horaysay ee la qabto tan iyo markii uu meesha ka baxay Madaxweyne Robert...