Wednesday, July 8, 2020

Puntland oo dib ula wareegtay degaanka Af-urur

Ciidanka Daraawiishta maamul Goboleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari. Janaraal Axmed Cabdi Xaashi, taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta...

Turkiga oo sheegay in aysan jirin dal ula mid ah Somaaliya

Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ah xallinta colaadaha Soomaaliya, sida waxaa yiri safiirka Turkiga ee fadhiya magaaladda Muqdisho. “Waligeen kulama aanan tartamin...

Maamulka Israel oo xirtay Masjidka barakeysan ee ALAQSA

Ka dib markii ciidanka Yuhuuda ay xireen masjidka Barakeysan ee ALAQSA ayaa daraasiin Falastiiniyiin ahi banaan bax cabasho ah ka dhigeen agagaarka Masjidka, hase...

Maxkamada Turkiga Oo diiday in racfaan ay ku siidayso baadari Maraykan ah

Maxkamada sare ee dalka Turkiga ayaa ku gacan sayrtay racfaan uu codsaday qareenka u doodaya Baadari Maraykan ah oo lagu eedaynayo falal argagaxiso. Andrew Brunson...

Ajaaniibta Somaaliya jooga oo la tira koobayo

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada...

Abiy Axmed: Waan xalinayaa khilaafka Soomaalida iyo Oromada

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo...

Laba Millyan oo qof oo la filayo in todobaadkan ay garaan Hajka+Sawiro

In ka badan 2 Million oo qof oo xujay ah ayaa horay u gaaray dalka Sacuudiga Carabiya iyadoo dowlada Sacuudiga ay dadaal xoogan ugu...

weeraro lagu qaaday Masaajid ku yaala dalka Ingiriiska

War ka soo baxay dalad ay ku mideysan yihiin Muslimiinta ku nool Wadanka UK yaa waxaa looga hadlay weerar lagu qaaday masaajido ku yaal...

Ciidamada Itoobiya ee jooga xudududa Eritrea oo la qaadayo

Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku sugnaa jiidda hore ee xuduudda Eretrea ayaa la sheegay in la soo qaadayo. Go’aankan dawladda Itoobiya ay...

Al-Shabaab Oo Sheegtay Inay Weerareen Hoteel Ku Yaalla Shabeellaha Hoose

Xalay ayaa waxaa la sheegay in rag ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Hotel ku yaalla degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka degmada Baraawe ayaa...

Madaxweynaha dunida ugu faqiirsan oo diiday in uu gunno qaato( Warbixin)

Madaxweynihii hore ee dalka Uruguay José Mujica oo loo yaqiinay 'madaxweynaha adduunka ugu faqiirsan" sababo la xiriira qaab nololeedkiisa sahlan, ayaa sheegay in uusan...

Maxaad ka taqanaa shaqsiyaadka uu Farmaajo xilalka u magacaabay

  Halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa macluumaad kooban oo la xiriira shakhsiyaadka uu madaxweynaha Soomaaliya xilalka u magacaabay, oo aan si dulmar ah u eegi...

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu horkacayo oo dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti,halkaasi oo si...

Eng Yariisoow oo isbadal ku sameeyay waaxda dalxiiska gobolka Banaadir

Gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay agaasimihii waaxda dalxiiska iyo maalgashiga gobolka Banaadir mudane...

Taarikhda Caalamka maanta oo kale maxaa dunida ka dhacay ?

Dunidan aynu ku nool nahay maalinkasta waxa ka dhaca dhacdooyin kala duwan, bal aan dib idiin xusuusino dhacdooyinkii maanta oo kale dunida ka dhacay...

DEG DEG :Fahad Yaasiin Oo Loo Magacaabay Taliye Xigeenka NISA

Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yasin ayaa loo magacaabay taliye ku-xigeenka NISA wareegto saaka uu soo saaray madaxweyne Farmaajo. Sidoo kale xilkii uu horey u haayey...

Indha-Qarshe Oo Loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Wareegto uu Maanta soo saarey Madaxweyne Farmaajo,isla markaana lagu Magacaabey xilal kala duwan ayaa waxaa taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya loo Magacaabey Daahir Aadan...

Amiirka Qatar oo $15bilyan ugu deeqay Turkiga

Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay diyaar u  yihiin garab istaaga walaalahooda Turkiga, Amiirka Qatar ayaa dhawaaqay maalgashi dhan...

Deg deg: Madaxweyne Farmaajo oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis

Digreeto goor dhaw kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal lagu sameeyay, qaar kamid hay’adaha dalka iyo agaasinka...

Weerar Ismidaamin ah oo ka dhacay Afghanistaan

Afartan iyo sideed ruux ayaa lagu dilay 67 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax lagu qaaday xarun waxbarasho oo ku taalla caasimadda Afghanistan...