Tuesday, May 21, 2019

Dowlada Afghanistan oo kordhisay Xabad joojinta ay kula jirto Talibaan iyo Daacish oo sheegatay...

Dowlada uu hogaamiyo Ashraf Ghani ee Afghanistan ayaa kordhisay xabad joojinta halka dhinac ah ee ay kula jiraan Taalibaan . Dabaal degii Ciidka ayaa labada...

Qodobo laga soo saaray Shirkii Villa Somalia ee Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Axmed

Kadib kulan muhiim ah oo maanta muqdisho ay ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay raiisul Wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa lagu...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Madaxda Soomaaliya kulan kula leh Villa Somalia

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa haatan kulamo kula leh xarunta looga taliyo Soomaaliya ee Villa Somalia madaxda Soomaaliya oo uu hogaaminayo madaxweyne Maxamed...

Muqdisho : Ra’iisul wasaare Khayre Oo la Ciiday Shacabka iyo Ciidamada

Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta socdaal ku tegay deegaanka Daaru-salaam, Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda halkaas oo ay...

SAWIRO : Farmaajo oo Booqday Xarumo Caafimaad, Qalabna Gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Isbitaallada Xoogga Dalka, Madiina iyo Rajab Dayib Erdogaan ayaa sheegay in dowladdu ay kaalin...

Askar Imaaraati oo lagu dilay Yemen iyo Dagaalka Xudayda oo sii xoogaysanaya

Taliska ciidamada Imaaraatka ayaa xaqiijiyay in 4 askari oo ka tirsan ciidamadooda lagu dilay dagaaladii u dambeeyay ee magaalada dekeda leh ee Xudeyda. Ciidamada huwanta...

Shacab lagu dilay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho

Ku xigeenkii gudoomiye waaxeed ka tirsanaa Degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa kamid ahaa Labo qof oo lagu dilay habeenkii xalay gudaha magaalada Muqdisho. Waaxda...

Soomaali iyo Oromo mar kale ku dagaalay Itoobiya

Saddexdii asbuuc ee ugu dambaysay ilaa 40 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen dagaalo mar kale kasoo dhex cusboonaaday Soomaalida iyo Oromada dalka...

Soomaaliya oo mamnuucday qaar kamid ah qalabka ay ciyaalku ku ciyaaraan Ciidka

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wareegto xafiiskiisa kasoo baxday ku sheegay inay mamnuuceen in dalka la keeno qalabka caruurta ay ku...

Khayre “Ciidamadu Waxa ay ka Shaqeeyaan Badbaadinta Nafta Dadka Soomaaliyeed”

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyayaasha Booliska iyo Asluubta, ayaa kormeer ku tagay Xarunta...

Farmaajo Oo Ugu Baaqay Culimada Ka Qayb Qaadashada Dagaalka Afkaarta Xagjirnimada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in ay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Dabagal Ku Haya Shaqooyinka Wasaaradaha

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo habsami u...

MUUQAAL : Axmed Biif oo ballan Allaah kula galay in uusan ku laaban doonin...

Axmed Khayr oo horay loogu yaqaanay Biif, ahaana fanaan caan ah ayaa hadda ku sugan Xaramka isaga oo cumraysanaya. Muddo sannad kahor ah ayaa Axmed...

Shan Qof oo ku dhintay Shil ka dhacay wadada u dhaxaysa Nakuru iyo Kericho

Illaa Shan qof ayaa ku dhintay halka toddobo kale ay ku dhaawacmeen gaari baska nooca (matatu ) oo ay ku safrayeen, kaasi oo shil...

Soomaaliya oo Lacag cusub soo daabacanaysa

Wasiirka maaliyada Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Bayle ayaa soo bandhigay naqshada lacagta cusub ee ay yeelanayso Soomaaliya. Tan iyo burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya oo ay...

Khasaaro ka dhashay Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya weerar ismiidaamin oo ka dhacay duleedka Kismaayo ay ka dhasheen khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Weerarka ayaa lagu gaystay...

Donald Trump oo ka hadlay askari Maraykan ah oo lagu dilay Soomaaliya

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu uga tacsiyeenayo qoyskii uu ka baxay askariga lagu dilay Soomaaliya, waxaana uu ku tilmaamay inuu ahaa geesi. Trump...

Somalia :WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA AMNIGA QARANKA… Baydhabo, 3-5 Juun, 2018

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo...

Somalia : Masuuliyiin ku dhintay weerar ka dhacay Deegaan u dhaxeeya Jowhar iyo Muqdisho

Xildhibaano ka tirsanaa maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday kolonyo gaadiid ay la socdeen oo marayay agagaarka deegaanka Ceelka Geelow oo...