Thursday, April 25, 2019

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Rwanda

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho ka duulay ayaa galabta gaaray magaalada Kigali ee caasimadda dalka...

Khayre oo ka qeyb galay xafladda dhameystirka soo wareejinta maamulka hawada Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha Xukuummada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre, oo ka qeyb galay Xafladda dhameestirka soo wareejinta maamulka hawada Soomaaliya, ayaa kula dardaarmay wasiirka...

Maamulka Banaadir, Golaha Wasiirrada XFS iyo Hay’adaha Amniga oo wada Kulmay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha...

SAWIRO : Farmaajo oo Booqday Dugsiga Tababarka Janaraal Gordon

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa...

Maamulka Banaadir oo dhagaystay Cabashada Bajaajlayda

Duqa caasimada Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa la qaatay kulan gadiidleyda BL-ka iyo Bajaajka ee ka shaqeeya Muqdisho. Yariisow ayaa sheegay gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya...

Abiy Axmed oo ku tilmaamay dadka qaraxa gaystay kuwo aan ogolayn Midnimada Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay dhowr qof inay ku dhinteen qaraxa ruxay goobtii uu ka khudbaynayay ee magaalada Addis Ababa. Mr Axmed ayaa...

Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamanka oo Axada loo dareerayo Turkiga

Maalinka Axada ee beri ku began ayaa Turkiga looga dareerayaa doorasho madaxweyne iyo mid baarlamaan, kadib markii bishii April ee aynu soo dhaafnay uu...

Jubbaland oo Toogatay Saddex Askari oo uu kamid ahaa Nin dilay Xaaskiisa

Maamulka Jubbaland, gaar ahaan maxkamada Ciidamada ee maamulkaasi ayaa maanta fuliyay xukun toogasho ah oo maxkamadaasi dhowaan ay ku riday saddex askari oo uu...

SAWIRO : Jaaliyadda Soomaaliya ee Norway oo soo dhoweyn u sameeyay Khayre

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddankaasi ku dhaqan,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga...

Donald Trump oo Ka Laabtay Kala Reebitaanka Qoysaska Muhaajiriinta

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka laabtay siyaasadiisii kala soocitaanka qoysaska magangalyo doonka ee xadka Maraykanka iyo Mexico. Dikreeto uusoo saaray ayuu ku ogolaaday...

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Norway oo Kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi,...

Isbahaysiga Sucuudiga iyo Ciidamada Yemen oo la wareegay G. Diyaaradaha Xudeyda

Isbahaysiga Sucuudiga uu hogaaminayo ee ka dagaalamaya Yemen ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha magaalada Dekeda leh ee Xudeyda. Saraakiil ka tirsan ciidamada milatariga Yemen ayaa...

Ciidamada Soomaaliya oo la wareegay deegaano ka tirsan Jubbaland

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegaay inay la wareegeen deegaano hoostaga gobolka Jubbada Hoose. Deegaanka ay ciidamadu la wareegeen ayaa lagu kala magacaabaa Maano Muufe iyo...

Turkiga oo looga mahadceliyay taageerada ay siiyaan Soomaaliya

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Dawladda iyo shacabka dalka Turkiga taageerada walaaltino ee mar...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula yeeshay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, António...

Dhagayso : Dowlada Soomaaliya oo Faahfaahin ka bixisay Heshiiskii ay la galeen Itoobiya

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Maxmauud Geelle oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee magaalada ayaa ka warbixiyay heshiiska...

Trump oo lagu dhaliilay kala reebida waalidka iyo caruurta soo galootiga

Waxaa sii kordhaya hadal haynta  ka dhalatay sharciyada cusub ee maamulka Trump ka sameeyeen soo galootiga kasoo gudbaya xadka Mexico, iyada oo la kala...

Wasaarada Kaluumaysiga Soomaaliya oo Digniino u dirtay Kaluumaysatada

Wasaarada kaluumaysiga Soomaaliya ayaa ka walaacsan inay dhibaato la kulmi karaan kaluumaysatada wakhtiga bad-xiranka, iyaguna aanay awood u lahayn qalabkii lagu soo badbaadin lahaa...

Muhaajiriin laga Diiday Talyaaniga iyo Malta oo lagu soo dhoweynayo Spain

Spain ayaa kusoo dhoweynaysa muhaajiriin Valencia maanta oo Axad ah, kadib markii laga soo badbaadiyay bada Mediterranean ayna iska soo diideen Talyaaniga iyo Malta. Markabka...