Wednesday, July 8, 2020

Dagaal xooggan oo ka dhacay dalka Yemen

Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in tiro dad ah ay ku dhinteen dagaal xooggan oo ka dhacay agagaarka magaalada dekadda leh ee...

Haweeney daroogo ay ku qarsatay taakada kabaheeda darteed loo xukumay

Waxaa xabsiga loo taxaabay haweeney Maraykan ah oo taakada ciribta dambe ee kabaheeda ku soo qarisay daroogo ay dooneysay iney u gudbiso waddanka Australia. Denise...

Dowlad goboleedyadda oo xiriirka u jaray dowlada dhexe ee Somaaliya

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Shirkii Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ee halkaasi ka socday maalmihii lasoo dhaafay. Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa ku...

Wadahadalada Nabada Yeman oo fashilmay

Wakiilada dowlada Yeman uga qayb galayay shirka nabada Yeman oo lagu waday in uu ka maanta kafurmo Magaalada Geneva ayaa la filayaa in ay...

Somalia: NISA Oo Gacanta Ku Dhigtay Xubno Ka Tirsan Al Shabaab

Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa shaacisay in Ciidamada ammaanku ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al Shabaab. War qoraal ah oo...

Qunsuliyadda Iraan ee magaalada Basra oo dab la qabadsiyay

Dad mudaharaadaya ayaa Dab qabadsiiyay Qunsuliyadda Iran ee ku taala  Magaaladda Basra ee dalka Ciraaq, xilli ay jiraan dibadbaxyo ka dhan ah Musuqa iyo...

Suuriya, Ruushka iyo Iiraan oo weerar ku ah magaalada Idlib

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku gacan seyray xabad joojinta uu Turkiga codsaday si looga hortago in uu dhiig ku daato waqooyiga Suuriya. Shirka saddex...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Sabti ah tariikhdu ay ku beegantahay 8 bisha September sanada 2018 waana maalinta 251 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

Dibadbaxyo rabshado wata oo wali ka socda Magaalada Basra, Ciraaq

Magaalaada Basra ee dalka Ciraaq ayaa waxaa ka sii socda dibadbaxyo rabshada wata oo ay dadka kaga soo horjeedaan dowladda. Ayatollah Ali Sistani, oo ka...

Tirada dadka ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay G/ Sool oo sii kordhay

Wararka ka imaanaya  Magaalada laas Caanood ee Gobalka Sool ayaa Sheegaya in xiisad  dagaal weli laga dareemayo deegaanka dhumey iyo deegaano kale ,kadib markii ...

Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaali Ah oo Ku Wajahan Muqdisho

Maxaabiistaan Soomaalida ah ayaa ka mid ahaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyo ku yaalla dalka Kenya,waxaana la sheegay in ay dhawaan ku soo...

Taliyaha xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan weerarada Al Shabaab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaana ay ka wada hadleen...

Baarlamanka DDS oo Jigjiga ku yeelanaya kulan looga hadlayo qodobo xasaasi ah

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka Soomaalida ayaa sheegayaa in maanta kulan aan caadi aheyn la isugu yeeray xubnaha golaha Baarlamaanka...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Jimco ah tariikhdu ay ku beegantahay 7 bisha September sanada 2018 waana maalinta 250 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

QM oo ka hadashay xorriyada hadalka ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayso xoriyada hadalka ee dalka Soomaaliya iyadoo warbixinta lagu sheegay in horumar laga sameeyay xoriyada hadalka...

Musharax Madaxweynanimo ee dalka Brazil oo la dhaawacay

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Barazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo...

Paraguay oo safaaradeeda dib ugu celinayso Tel Aviv

Madaxweynaha cusub ee Paraguay ayaa ku dhawaaqay in safaaradda dalkii uu dib ugu celinayo magaalada Tel Aviv – saddex bilood uun ka dib markii...

DEG DEG: Duqa degmada Boosaaso oo la doortay

Xildhibaanada golaha degaanka degmada Boosaaso ayaa goor dhow Gudoomiye cusub u doortay Magaalada Boosaaso ka dib doorasho ka dhacday xarunta Golaha degaanka Boosaaso. Doorashadan oo...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Khamiis ah tariikhdu ay ku beegantahay 6 bisha September sanada 2018 waana maalinta 249 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

Hooyada Madaxweynihi hore ee DDSI oo codsatay in wiilkeeda la cafiyo

27-kii Bishii la soo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada milatariga Federaalka Ethiopia ay xabsiga u dhaadhiciyeen Madaxweynihii hore ee Dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib eedeymo...