Saturday, May 25, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo booqday xarumo ay Dowladda Ereteriya ka fulineyso mashaariic horumarineed.+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray goobo ay Dowladda Ereteriya ka fulisay mashaariic horumarineed ayaa sheegay in shacabka iyo Dowladda...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Garoowe+Sawiro

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta...

DEG DEG:-Sarkaal DFS ka tirsan oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa goordhow Suuqa Bakaaraha waxa ay ku dileen laba xidigle ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Laba Xidigle Maalin ayaa ka tirsanaa...

Faahfaahino dheeri ah oo ka soo baxay Qaraxi Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa kasoo baxayaan Qarax Saaka ka dhacay degmada Hodan gaar ahaan Xaafadda Galmudug meel aan siddaasi uga fogeyn xarunta Ciidamada...

Deg deg: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho  ayaa sheegaya in qarax Gaari uu ka dhacay xaafada Galmudug oo ka tirsan degmada hodan ee gobolka Banaadir,qaraxaas ayaa la...

Dhul gariir dad ay ku dhinteen oo gilgilay dalka Indonesia

Ugu yeraam 10 ruux ayaa ku dhimatay dhul gariir xoogan oo ku dhuftay jaziirad caan ku ah dalxiika oo ku taala wadanka Indonesia. Dhul gariirkan...

Xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka Ciraaq oo shaqadda laga eryay

Dowladda Ciraaq ayaa sheegtay in shaqadda laga Ceyriyay Shan sarkaal oo katirsanaa guddiga doorashooyinka ee dalka Ciraaq. Shanta ruux ee shaqadda laga ceyriyay waxaa lagu...

Dowladda Eretria oo kaalin qaadanaysa dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Imaaraadka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Ereteriya ay kaalin qaadan doonto dhameynta Khilaafka ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Imaaraadka Carabta. Wasiirka Warfaafinta dowladda...

Xabsi dunida ku cusub oo laga furay dalka Australia

Xabsigan indha caalamka soo jiitay ayaa ku yaala waqooyiga Magaalada Sydney ee xarunta dalka Australia, ma jirto wax guri ah ama albaab ah oo...

Madaxweynaha Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho...

Mucaaradka Pakistaan Oo qaadacay Natiijada Doorashada

Xisbiyadda siyaasada ee dalka Pakistan oo uu ka mid yahay xisbiga PMLN -ayaa waxay sheegeen in ay diideen natiijada ka soo baxday doorashadii ka...

Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda Magaalada Gaalkacyo

Howlgaladaan saaka ka scocda Waqooyigi Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug ayaa  yimid ka dib markii xalay Kooxo hubaysani dileen Taliyihii hore ee Ciidamada...

Eritrea oo xaqiijisay booqashada Madaxweynaha Somaaliya

Wasiirka Warfaafinta ee dalka Eritrea, Yemane Gebremeskel ayaa sheegay in Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo maanta booqasho 3 maalmood ah ku...

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarnigan 21-aad oo xalay la arkay

Habeenkii xalay ayaa Malaayiin qof oo kunool dunida ayaa arkay dayaxmadoobaadki ugu waqtiga dheeraa ee Qarniga soo mara adduunka,wuxuuna socday muddo saacado ah. Malaayiin ruux...

Shaqsigii ugu da’da waynaa Caalamka oo maanta geeriyooday

Chiyo Miyako oo ah haweenay u dhalatay dalka Jabaan horay loogu aqoonsaday shaqsiga ugu dada wayn dunida Ayaan maanta ku geeriyootay dalka Jabaan sida...

(Warbixin) Dameer loo ekaysiyay dameer farow

(TUSMO FM) Masar-  Beerta xayawaanka ee Garden Municipal Park ee ku taala dalka Masar ayaa lagu eedeyay in ay nashqadeyeen dameer si ay ugu ekaysiyaan...

(Warbixin) Gabadha ugu qurxoon dalka Nigeria oo todobaadkan loo codeeyay

(TUSMO FM )Nigeria-- Mss. Jare,  waa gabar 5 sano jir ah oo ku nool Magaalada Logos ee dalka Nigeria, waxaana loo aqoonsaday gabadha ugu...

Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Xasan bin Xamsa Asad Haashim, Safiirka Dowladda Qatar u...

Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dileen dagalyahano Al-Shabab ka tirsan

Afhayeen u hadlay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ballaaran oo ay sameeyeen ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda Soomaaliya ku dileen xubno...

Farmaajo oo baaq u diray Ganacsatada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ganacsatada Soomaaliya ugu baaqay in ay ka faa iideystaan dadaalada dowladda FS ay ku dooneyso iney...