Sunday, June 16, 2019

Taariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa dhacay

Dunidan ay ku nool nahay maalin kasta waxaa ka dhaca dhacdooyin xambaarsan farxad, murugo, waxaana halkan idin kugu soo gudbinaynaa tariikhda caalamka maanta oo...

Somaliland oo ka hadashay xiisada jigjiga ka taagan

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisada ka taagan degaanada dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxayna geysteen khasaare kala duwan...

Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Jawaab Ka Bixisay Falkii Ciidamo Hubeysan Ku Galeen Xarunta Wasaaradda

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa looga hadlay dhacdadii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Xarunta Wasaaradda,isla markaana Ciidamo ka tirsan...

Raíisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirro cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska raíisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre, ayaa lagu magacaabay dhowr wasiir oo ka mid noqonaya xukuumadda Soomaaliya. Raíisul wasaaraha oo u...

Madaxweeynaha Venezuela oo shirqool ka badbaaday

Madaxweeynaha dalka Venezuela Nicolás Maduro ayaa sheegay in uu ka badbaaaday isku day dil oo loo adeegsaday Diyaaradaha aan la wadin oo Bambaanooyin la...

DEG DEG: Ciidamada DFS oo toogtay rag hubeysan oo gaari Saarnaa

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay rag hubeysan oo saarnaa gaari nooca raaxadda ah oo marayay Isgoyska Saybiyaano ee degmada Hodon. Ciidamada dowladda ee toogtay ragga...

R.W Somaaliya oo u ambabaxay Suudaan

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u ambabaxay Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Waxaa uu ka qeybgali...

Deg deg: Boliiska rabshadaha ka hortaga oo lagu arkayo Jigjiga

Wararka aan saaka  ka helayno Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlada degaanka Somaalida Ethiopia ayaa  ku soo waramaya in xaalada Magaaladu xiligan ay degantahay. Qaar ka...

Hub iyo dadkii watay oo lagu qabtay Muqdisho

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay howlgal ay fuliyeen Ciidamada Ammaanka in  lagu soo qabtay  shan bambaano,...

Deg deg: Kaniisadii Magaalada Jigjiga oo la gubay +Sawiro

Xaalada kacsanaan ah ayaa weli waxa ay ka taagan tahay Magalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Ciidamo ka tirsan kuwa Federaalka Itoobiya ayaa...

Daawo: Ethiopian ka qaxaya Magaalada Jigjiga

Wararki ugu dambeeyay ee Magaalada Jigjiga laga helayo  ayaa sheegaya in Magaaladaasi ay ka qaxayaan dadka Ethiopianka , kadib markii ay Somaalidi ay bilabeen...

Daawo: Muqaalka wasiiro ka tirsan DDS oo ka hadlaya xaalada jigjiga

https://www.youtube.com/watch?v=vnn-x3dy_nA

Deg-deg:Daawo sawirada xaalada Magaalada Jig-jiga oo qasan

Wararka hada laga helayo Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in magaaladasi ay ka taagantahay xiisad kadib markii saaka ay Ciidamada Milatariga federaalka Ethiopia ay weerareen...

Deg deg: Ciidamada Milatariga Federaalka Ethiopia oo weerary Madaxtooyada Jigjiga

Wararka hada laga helayo Magaalada Jigjiga ayaa ku soo waramaya in saakay ciidamo aad u hubaysan oo ka tirsan Milatariga Federaalka Ethiopia ay hareereeyeen...

Ingiriiska Oo Ka Digay Ka Bixitaanka AMISOM Ee Soomaaliya

Xoghayaha difaaca dowladda Ingiriiska Gavin Williamson ayaa ka digay saameyn amni xumo oo ka dhalan karta qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya. Mr Williamson...

DEG DEG: Nin Oday ah oo lagu dilay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Fagax ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox hubeysan...

Mucaaradka Zimbabwe oo qaadacay Natiijada Doorashada dalkaasi

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Zimbabwe Nelson Chamisa ayaa sheegay in xisbigiisu uu qaadacay natiijada doorasha dalkaasi oo ku tilmaamay in ay tahay mid been abuur...

Dowlada Somaaliya oo badalaysa lacagta shilin Somaaliga

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhawaan isbedel lagu sameyn doono lacagta shilinka Soomaaliga ee guud ahaan dalka Soomaaliya laga isticmaalo. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya...

Somalia Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Colaadda Gobolka Sool

Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaadda u dhexeysa maamullada Somaliland iyo Puntland ee ka aloosan...

Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo kuwa Puntland oo kulan yeeshay

Xubnaha Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa kulan casho ah xalay magaalada Garoowe ugu sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid casho ah...