Thursday, February 20, 2020

Dhageyso:-Soomaaliland Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka

Maamulka Somaaliland ayaa soo bandhigay ciidan wato gadiidka noocyadiisa kala duwan, kuwaas oo ay shegeen in ay ka soo goosteen  maaamulka Puntland. Waxaa Ciidamadaas ay ka...

Mareykanka oo dhaqaalaha ka jaray hay’ad taageerta Falastiyiniinta

Dowladda Mareykanka ayaa joojisay dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiyiniinta sidda ay sheegeen qaar ka mid ah Hay’addaha...

Madaxda Maamul gobaleedyada oo maalintii labaad ku shirsan kismaayo.

Waxaa Saakay maalintii labaad galay shirka  Madaxda Maamul gobaleedyada dalka ka jira,iyadoona shirkooda uu yahay mid aad u  xasaasi ah. Madaxweynayaasha   maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed...

Deg deg:-Qarax goordhow lagu weeraray xarunta degmada hodan+Sawiro

Wararka laga helayo xarunta degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in qarax Gaari goordhow lagu weeraray xaruntaasi. Qaraxa ayaa la soo sheegaya inuu ka...

Ingiriiska oo digniino dhanka safarka ah u jeediyay muwaadintiisa ku sugan Itoobiya

Bayaan kasoo baxay xukuumadda UK ayaa lagu sheegay inay rabshado ka dhici karaan magaalada Addis Ababa oo ay ka jiraan isu soo baxyo lagu...

Markab muhaajiriinta badbaadin jiray oo diiwaan galintii lagala laabtay

Markab samatobixinta ka shaqaynayay oo ka hawlgalayay badda Mediterranean-ka ayaa diiwaan galintii lagala laabtay, arrintaas oo carqaladaynaysa hawlihii samato bixinta ee uu mustaqbalka fulin...

Mareykanka oo Sheegtay duqeyn ka dhacday Somaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka Africa ee  loo yaqaano (Africom) ayaa waxaa ay sheegeen in  shalay  ay duqeyn ka fuliyeen...

Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Marka oo la kala qaaday (Sawirro)

Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marka...

Daanyeero dhagax ku dilay Nin u dhashay dalka Hindiya ( Warbixin)

Dharampal Singh waa nin u dhashay dalka Hindiya waxa uu sababsaday gacanta Daanyeero kadib markii ay la dhaceen dhagaxyo, sida boliiska dalkasi ay xaqiijiyeen. Mr....

Shimbir hilmaantay qaabkii ay u duuli lahayd (Sawiro)

Saynisyahano u dhashay dalka Sweden oo ka socday jaamacada Lund University ee dalka Sweden ayaa sheegay in shimbir dunida ku nolaa mudo ka yar...

Somalia: Xoolo dhaqato ku dagaalantay gobalka Shabeelaha dhexe

Wararka laga helayo Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal uu shalay gelinkii dambe uu ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar. Dagaalka ayaa waxaa la tilmaamay...

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga Somaaliya oo gaaray Kaxandhaale

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud,halkaasoo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacaayeen dagaallo geystay Khasaare badan. Saraakiil...

SAWIRO: Madaxweyne Farmaajo oo xalinaya Khilaafka Labadda Aqal ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee...

Toogasho ka dhacday Burkina Faso

Saraakiisha wadanka Burkina Faso waxa ay ku warbinayaan in ay dileen tiro kamid ah maleeshiyaadka xag jirka ah ee ka dagaalama wadankaasi. Milleteriga ayaa tilmaamay in...

Dabley sii deysay 170 ardey oo uu dhalatay Kaameroon

Ardey iyo macallimiin u dhalatay wadanka Kaameroon ayaa la sii daayey maanta. Ardeyda iyo shaqaalaha iskuulka ayaa la sii daayey kadib wadahadallo dhex maray dableyda...

Madaxweyne Deni Oo magacaabay Taliyeyaal

Madaxweynaha ismaamulka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay taliyeyaasha iyo ku xigeennada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland, sida

Dhimashada New-Zealand Oo kor ugu kacday 40 Qof

Dhimashada ayaa mareysa 40 dadkii lagu laayey dalka New- Zealand, dhaawaca ayaa la soo sheegayaa in uu yahay 20 qof. Dadka ayaa lala dhacay rasaas...

Madaxweynaha Uganda Oo ka hadlay haweenay Mareykan ah oo lagu afduubtay dalkiisa

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa ka jawaabay afduub dalkiisa loogu geystay haweenay dalxiise Mareykan ah oo dalkaasi lagu afduubtay dhowaan. Waxa uu sheegay in...

Ciidammada Sri Lanka Oo weerar ku qaaday goobo ay deggan yihiin mintidiin

15 qof oo ay ku jiraan 6 carruur ah ayaa dhintay kadib markii ay iska horyimaadeen laamaha amniga dalkaasi Sri Lanka iyo kooxo la...

Roob iyo Dabaylo xooggan oo ku dhuftay qeybo kamid ah Dalka Hindiya.

Wararka ka imaanaya dalka Hindiya ayaa waxaa ay sheegayaan in ugu yarraan 14 ruux ay ku naf waysay in ka badan 50 kalena ay...