Friday, August 23, 2019

Tariikhda Caalamka maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay

Waa maalin Arbaco ah tariikhdu ay ku beegantahay 29 bisha August 2018 waana maalinta 241 ee sanadkan , waxaana sanadkan ka haray 124 maalmood. Hadaba...

Gabadh iyadoo matalaad moodaysa la mehersaday

Gabadh 21 jir ah oo reer Hong Kong ah ayaa sheegay in lagu khalday guurka nin aysan xataa aqoonin oo ku sugan dhulwaynaha Shiinaha...

Gaashaan buurta NATO oo ka walaacsan dhoola tus Ruushku dhigayo

Gaashaan buurta NATO ayaa ku tilmaantay go'aanka Ruushku ku qabanayo dhoola tuskii milatari ee ugu weynaa muddo tobanaan sanadood ah, mid muujinaya in Ruushku...

Madaxweynaha DDSI oo ka digay khalalaase cusub

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumud Cumar ayaa kulan deg deg ah oo albaabadu u xiran yihiin xalay la yeeshay Taliyaha ciidamada Liyuu...

Madaxweynaha Algeria oo la dhigay Cisbitaal ku yaalla Geneva

Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa ku sugan magaalaa Geneva ee dalka Switzerland, si loo hubiyo xaaladdiisa caafimaad,sida lagu xaqiijiyay hadal ka soo baxay xafiiska...

Dagaal ka socda duleedka magaalada Dhuusamareeb

Warar goordhaw naga soo gaaray deegaanka Qalaan-qalle ee duleedka Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa uu ka bilaawday dagaal udhaxeeya Labo beelood oo...

Pakistaan oo dacwad ka dhan ah dadka sumcad xumeeya Nabigeena ka furaysa UNka

Mudanayaasha aqalka sare ee dalka Pakistaan ayaa ansixiyay qaraar lagaga soo horjeedo laguna cambaaraynayo tartan ka dhan ah diinta Islaamka oo la doonayo in...

Taariikhda Caalamka maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Talaado ah tariikhdu ay ku beegantahay 28 bisha August 2018 waana maalinta 240 ee sanadkan , waxaana sanadkan ka haray 125 maalmood. Hadaba...

HRW oo tageertay xariga madaxweynihi hore ee DDSI

Iyada oo shalay ciidamada Booliska Itoobiya ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Hay’adda Human Rights...

Guddoonka Golaha Shacabka oo u yeeray saraakiisha AMISOM

Guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu kulan la qaadanayo saraakiisha dowladda ee qaabilsan amniga xarunta golaha shacabka. Sidoo kale guddoonka...

Soomaali ka baxsatay xabsiyo ku yaalla Liibiya

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo shalay ka dhacay magaalada Tripoli ee dalka Liibiya, kaasi oo...

Somaliland oo gacanta ku dhigtay shabakad baabuurta xada

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan shabakad baabuurta dadka kaga xadaysay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale. Taliyaha Booliiska Somaliland General Cabdullaahi...

Deg deg: Cabdi Illey oo xabsiga la dhigay+Sawiro

  Madaxweynihii hore ee dowlada degaanka Somaalida Ethiopia Cabdi Maxmuud Cumar "Cabdi Illey" ayaa daqiiqado ka hor waxaa loo sii qaaday xabsi ay maamulaan ciidamada...

Madaxweynaha DDSI oo ka hadlay qorshaha maamulkiisa cusub

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa lagu hor dhaariyay Golaha Baarlamaanka, kadib markii shalay gelinkii dambe ay ansixiyeen...

Dhageyso:-Soomaaliland Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka

Maamulka Somaaliland ayaa soo bandhigay ciidan wato gadiidka noocyadiisa kala duwan, kuwaas oo ay shegeen in ay ka soo goosteen  maaamulka Puntland. Waxaa Ciidamadaas ay ka...

Dad Lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Florida, Maraykanka

Booliska dalka Mareykanka waxaa ay shegeen in nin ka qeyb-galayay tartanka ciyaaraha Komputarka ee magaalada Jacksonville ee gobolka Florida uu toogtay labo qof, afar...

Taariikhda Caalamka maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Isniin tariikhdu ay ku beegantahay 27 bisha August 2018 waana maalinta 239 ee sanadkan , waxaana sanadkan ka haray 126 maalmood. Hadaba aan...

Qaxootiga Yamaniyiinta Ee Ku Sugan Garoowe oo banaanbaxay

Saacadihii la soo dhaafay waxaa banaanbax Cabasho ka dhigay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal qaxootiga Yamaniyiinta ee ku sugan Magaaladaas. Qaxootiga Yamaniyiinta ayaa waxa...

Wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho oo xiran saaka

Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda...

Taariikhda Caalamka maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay ?

Waa maalin khamiis tariikhdu ay ku beegantahay 23 bisha August 2018 waana maalinta 237 ee sanadkan , waxaana sanadkan ka haray 128 maalmood. Hadaba aan...