Thursday, June 27, 2019

Taliyaha xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan weerarada Al Shabaab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaana ay ka wada hadleen...

Baarlamanka DDS oo Jigjiga ku yeelanaya kulan looga hadlayo qodobo xasaasi ah

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka Soomaalida ayaa sheegayaa in maanta kulan aan caadi aheyn la isugu yeeray xubnaha golaha Baarlamaanka...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Jimco ah tariikhdu ay ku beegantahay 7 bisha September sanada 2018 waana maalinta 250 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

QM oo ka hadashay xorriyada hadalka ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayso xoriyada hadalka ee dalka Soomaaliya iyadoo warbixinta lagu sheegay in horumar laga sameeyay xoriyada hadalka...

Musharax Madaxweynanimo ee dalka Brazil oo la dhaawacay

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Barazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo...

Paraguay oo safaaradeeda dib ugu celinayso Tel Aviv

Madaxweynaha cusub ee Paraguay ayaa ku dhawaaqay in safaaradda dalkii uu dib ugu celinayo magaalada Tel Aviv – saddex bilood uun ka dib markii...

DEG DEG: Duqa degmada Boosaaso oo la doortay

Xildhibaanada golaha degaanka degmada Boosaaso ayaa goor dhow Gudoomiye cusub u doortay Magaalada Boosaaso ka dib doorasho ka dhacday xarunta Golaha degaanka Boosaaso. Doorashadan oo...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Khamiis ah tariikhdu ay ku beegantahay 6 bisha September sanada 2018 waana maalinta 249 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

Hooyada Madaxweynihi hore ee DDSI oo codsatay in wiilkeeda la cafiyo

27-kii Bishii la soo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada milatariga Federaalka Ethiopia ay xabsiga u dhaadhiciyeen Madaxweynihii hore ee Dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib eedeymo...

Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo kala saxiixday heshiis Saddex geesood ah+SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa heshiis Saddex geesood...

Markab ay Itoobiya leedahay oo Eritrea ku xirtay

Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawa 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin...

Baadigoob loogu jiro dahab boqortooyo oo la xaday

Hay’addaha Ammaanka Magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baaritaan ay ku samaynayaan xatooyo loo gaystay baaquli dahab ka samaysan oo dheeman lagu...

Madaxweynaha JFS Oo La Kulmay Madaxda Shirkadda Huawei

Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa booqday xarunta ugu weyn ee shirkadda Isgarsiinta Huawei magaalada Beijin ee dalka Shiinaha. Booqashadaasi kadib Madaxweyne Farmaajo...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay G/Jubada dhexe ee Somaaliya

Wararka naga soo garaya Magaalada Bu’aale ee gobalka Jubada dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeymo ka fuliyeen saldhigyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Arbaco ah tariikhdu ay ku beegantahay 5 bisha September sanada 2018 waana maalinta 248 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

Madaxda Maamul gobaleedyada oo maalintii labaad ku shirsan kismaayo.

Waxaa Saakay maalintii labaad galay shirka  Madaxda Maamul gobaleedyada dalka ka jira,iyadoona shirkooda uu yahay mid aad u  xasaasi ah. Madaxweynayaasha   maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed...

Qaramada Midoobay oo safiir cusub u magacowday Somaaliya

Waxaa dhammaaday waqtiga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo xafiiska la wareegay bishii Janaayo ee sanadkii 2016. Keating oo waqtiga...

Xukuumadda Cusub Ee DDSI Oo Ka Hadashay Dagaalka Soomaalida Iyo Oromada

Xukuumadda cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in ay qorshaha koobaad u qaateen wax u qabashada dadka Soomaalida ah ee ku soo barakacay...

Axmed Madoobe”Dowladda dhexe way ku fashilantay Suggidda ammaanka

Axmed Maxamed Islaam, madaxweyaha Jubbaland ayaa furay shirka madaxda dowlad goboleedyada oo ka duwan shirarkii hore ee ay yeelan jireen madaxda maamulada. Axmed Madoobe, oo...

Warshada kutaala Koonfur Afrika oo dad ay ku geeriyoodeen

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacay qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac,kaasi oo sida la sheegay ka dhashey dab ka kacay Warshada kutaala...