Tuesday, September 21, 2021

Somalia: Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa Maanta oo Isniin ah  ay taariikhdu ku beegan tahay 29-ka bisha Octoober Sanadka 2018 waxa ay kulan ku yeelanayaan...

Shabaab oo duqeymo ka fuliyey Gegida Ballidoogle

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellada hoose waxa ay sheegayaan in kooxaha Al-Shabaab in ay saaka oo Jimco ah weerar madaafiic ah ay ku qaadeen...

Taariikhda Caalamka Maanta oo kale Maxaa dhacay ?

Dunidan aynu ku nool nahay maalinkasta waxa ka dhaca dhacdooyin kala duwan, bal aan dib idiin xusuusino dhacdooyinkii maanta oo kale dunida ka dhacay...

Dad loo heysto dilka Axmed Dowlo oo la soo xirey

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen dad lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilkii loo geystay Allah u...

Weerar ka dhacay Hiiraan oo lagu laayey haween iyo Caruur

Gobolka Hiiraan ee ismaamulka Hirshabeelle waxaa la soo sheegayaa in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaare mid nafeed iyo mid hantiyeed. Waxaa weerar culus...

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo cafis dalbaday

Cabdi Maxamuud Cumar oo ah madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay saxaan khaladaadkii ay galeen, uuna cafis ka...

Haweenay Fiirisay tellka Saygeeda Oo xukun lagu riday( Warbixin)

Maxkamada ku taala Magaalada Ras Al Khaimah ee dalka Isutaga Imaaradka Carabta ayaa xukun saddex bilood ah ku riday haweenay kadib markii ay fiirisay tellfoonka...

Kim iyo Trump Oo maalintii labaad shir u socdo VIDEO

Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump iyo dhiggiisa Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa maalintii labaad wadahadallo uga soconayaan wadanka Vietnam. Khubarada iyo dadka ka faalooda...

Guddoonka Golaha Shacabka oo u yeeray saraakiisha AMISOM

Guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu kulan la qaadanayo saraakiisha dowladda ee qaabilsan amniga xarunta golaha shacabka. Sidoo kale guddoonka...

Ra’iisul wasaaraha Liibiya oo u hanjabay Gen. Khalifa Haftar

R/wasaaraha dowladda taagta yar ee ay taageerto Qaramada Midoobey, Fayez Sarraj, ayaa sheegay in dowladdiisu ay u diyaarsan tahay in ay ka hortagto maleeshiyaadka...

Xildhibaanada oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka.

Mudanayaasha  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay  kulan ku yeeshaan  xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ayaa...

Ninki sameeyay fariinta gaaban ee Fadlan isoo wac oo magdhow dalbanaya

Wadahadalo u dhaxeeyay Shirkada isgaarsiinta dalka Koonfur Africa ee Vodacom iyo mid ka mid ah shaqalaheedi hore ahaana shaqsigi alifay adeega Please call me (...

Mareykanka oo oo ciidamadiisa kala baxayo dalka Suuriya

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto. Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka...

Ciidamada Booliska ee maamulka Galmudug oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Howlgallo Amniga lagu Xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degaannada Bali Sonkor iyo Laama...

Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulan yeelanayaan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho,kaas...

Amnesty International oo codsatay in la siidaayo Weriye Coldoon

Hay’adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad...

Falastiin oo joojisay doorkii Jaamacadda Carabta ku laheyd.

Wasiirka arimaha dibada Falastiin ayaa sheegay  in Falastiin ay joojisay gudoomiyanimadeedii ay hada uhaysay shirarka jaamacada carabta, waxaayna cambaareysay sharaf dhac kasta...

Dil ka dhacay degmada Balcad.

Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda uu gudaha degmadaasi...

Somalia: Xoolo dhaqato ku dagaalantay gobalka Shabeelaha dhexe

Wararka laga helayo Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal uu shalay gelinkii dambe uu ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar. Dagaalka ayaa waxaa la tilmaamay...

Sacuudiga oo 8 qof oo lala xaririyay dilkii Khashoggi xukuntay.

Maxkamad ku taal dalka Sacuudi Carabiya ayaa soo saartay go’aankii ugu dambeeyay ee kiiska ku sabsan dilka muwaadin Sacuudi ah oo lagu...