Thursday, February 20, 2020

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60-ka Bilyan ee Shiinaha

Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo...

Tariikhda Caalamka Maanta oo kale maxaa Dunida ka dhacay?

Waa maalin Sabti ah tariikhdu ay ku beegantahay 8 bisha September sanada 2018 waana maalinta 251 aad ee sanadkan, waxaana sanadkan ka haray oo...

Bankiga adduunka oo sheegay inuu kordhayo dhaqaalaha Soomaaliya

Bankiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba, wuxuuna daabacay qiimeyntiisii Saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha...

kooxo hubeysan oo xalay dil ka geystay Baladweyne

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiraan ayaa ka dhacay dil  la soo sheegay in loo geystay nin oday ahaa. Goobjoogayaal...

Madaxweynaha Jubbaland oo eedeyn u jeediyay dowladda dhexe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku dhaliilay iney ka gaabisay la dagaalanka Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in...

Mukhtaar Roobow oo loo diiday in uu isa soo sharaxo(War saxafaded)

Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa ayaa sheegtay in Muqtaar Roobow uusan buuxin shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd, taasina ay ka reebayso...

Taariikhda Caalamka Maanta Oo kale maxaa Dunida ka dhacay?(Akhriso)

Wa Maalin khamiis tariikhdu waa 18-bisha October sanadka 2018 waana maalinta 291 ee sanadkan waxaaana sanadkan ka haray oo kaliya 74 maalmood. 1964 –Maanta oo kale dowlada Shiinaha ayaa markii ugu horaysay...

Taariikhda Caalamka Maanta Oo kale maxaa Dunida ka dhacay?(Akhriso)

Wa Maalin Jimco tariikhdu waa 2-bisha November sanadka 2018 waana maalinta 306 aad ee sanadkan waxaaana sanadkan ka haray oo kaliya 59 maalmood. Hadaba aan dib idiin xusuusino qaar ka...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay degaano ku yaala gobalka Mudug

Wararka laga helayo deegaanka Goodirley oo 10km koonfur kaga beegan degaanka  Caad oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegayaan in Markale...

XFS Oo Sheegtay In 2019-Ka La Kordhinayo Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan, Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa dalka sacuudiga waxaa uga bilowday booqasho rasmi ah oo uu maalmo...

Sharuudaha Musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland oo la shaaciyay

Guddiga doorashada Maamulka Puntland ayaa dhawaan magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulkaasi kusoo bandhigay sharuudaha musharixiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi u...

Dayax Madoobaadka Ugu Horreeya Sanadkan 2019, iyo xilliga uu dhacayo Oo La Shaaciyay

Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii...

Meydadkii weerarkii Dhismaha Dusit oo loo qaaday Mareykanka

FBI-da Mareykanka ayaa iclaamisey in ay qaateen haraagga maydadkii 6-dii dagaalame ee weeraray dhismaha Dusit D2 ee magaalada Nairobi. Meydadka ayaa la sheegay in lagu...

Golaha Wasiirada K/Galbeed oo la ansixiyey

Wararka inaga soo gaaraya ismaamulka K/Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay kulan qaateen xildhibaanada baarlamaanka is-maamulka Koonfur Galbeed. Baarlamaanka ayaa qaabilay golaha...

Wadahadalladii Taliban Iyo Mareykanka uga socday dalka Qatar oo burburay

Wareeggii 5-aad ee wada-hadallada nabadeed ee dhex marayay ururka Taliban iyo dowladda Mareykanka ayaa ku soo dhammaaday guul darro. Saraakiisha ayaa ku soo warameysa in...

Jeneraal Gaid Salah oo laga shaki qabo in uu qabto talada Al-Jeeriya

Hogaamiyaha millitarita dalkaasi Al-Jeeriya Axmed Qaayed Saalax ayaa laga cabsi qabaa in uu qabto xukunka wadanka Al-Jeeriya kolka uu ka tago madaxweyne Cabdul Casiis...

W/Kuuriya: “Yaan mar kale naloo soo dirin Mike Pompeo, Qof kale ku soo bedela..”

Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay in aysan mar kale wada xaajood la yeelan doonin xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo. Xukuumadda Waqooyiga Kuuriya waxay sheegtay in...

WAR DEG DEG AH: Theresa May Oo is casishay

Ra'iisul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa xilkii iska casishay. Theresa May oo warbaahinta ugu warameysay ayaa sheegtay in ay jagadaasi isaga tagtay. Waxaana ay sheegtay...

Wasiirka Tamarta iyo madax ka socotay IOM iyo IGAD oo kulmay

Marwo Fowzia Maxamed Sheekh oo ah Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM...

Guddiga farsamada oo la wareegay liiska 20 Xildhibaan ee Ahlu Sunna ”Dhageyso”

Guddiga Farsamada iyo dhismaha maamul u sameynta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta la wareegay liiska 20 Xildhibaan ee Ahlu Sunna Waljamaca uga mid noqonayo...