Tuesday, October 19, 2021

Amniga Magaalada Jowhar oo siweyn la adkeeyay.

Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haleyni karo kaddib howlgalo...

‘Waxaan dareemayaa awood’:MW Trump oo sas sheegay xili u kasoo kabsaday Covid19.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, oo muddo 10 maalmood ah ku jiray isbitaal iyo Aqalka Cad sababo la xiriira COVID-19 ayaa isniintii...

Hogaamiyaha Mucaradka Malaysia oo la kulmay boqorka Dalkaasi.

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Malaysia Anwar Ibrahim ayaa la kulmay boqorka wadanka Malaysia subaxnimada maanta wuxuuna uu gudbiyay boqorka dukumiintiyo cadenaya inuu haysto...

Wasiir Fiqi oo baarlamaanka horgeeyay Sharciga dhismaha Ciidanka Galmudug.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa maantay ku guulaysatay in barlamaanka Galmudug ay horgeyso hindise sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka.

Shirka ayaa lagu soo boggaadiyey heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray hannaanka doorashooyinka iyo sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka...

Xasan Cali Kheyre oo la kulmay xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka Kenya.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku...

Kulamo looga soo horjeedo gudoomiye Gacal oo Dhuusamareeb ka socda.

Kulamo looga soo horjeedo Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug sidda warbahinta u xaqiijiyeen xildhibaano...

Xiisadda Turkiga iyo Giriigga oo soo cusboonaatay.

Ciidamada badda ee Turkiga ayaa sheegay in Markab wax baara oo khilaaf dhanka dhulka ah ka dhex abuuray Turkiga iyo Giriigga dib...

Madaxweynaha Eriteriya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Itoobiya.

Madaxweynaha dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa saaka booqasho ku tagay dalka Itoobiya halkaas oo uu ku joogi doonto booqasho shaqo oo qaadan...

MW Koonfur galbeed oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo uu wehlinayo Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Cali Saciid Fiqi ayaa kulan...

Ayax dhibaato ku haya deegaanno ka tirsan Galmudug.

Ayax cusub oo raxan raxan u socda ayaa ku habsaday dhul ballaaran oo ku yaalla deegaannada Galmudug kaas oo dhibaato ba’an gaarsiiyay...

QM oo balan qaad Cusub u sameysay Soomaaliya.

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukumadda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada...

Dagaal ka dhacay Gobolka Nugaal.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal kooban oo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland iyo rag hubeysan ku...

Dibad bax looga soo horjeedo maaska ama af xirka Covid-19 oo ka dhacay Ingriiska.

Boqolaal dibad baxayaal ah kuwaas oo ka soo horjeeda maaska ama af xirka Covid-19 ayaa socod ku maray bartamaha London ee xarunta...

Gudoomiyihii degmada Afgooye oo xilka laga qaaday.

Wasiirka arrimaha gudaha Koonfurgalbeed ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Afgooye Gobolka Shabeellaha Hoose ka dib Muddo uu Khilaaf u kala dhaxeeyay...

Banaanbax ka bilaawday Magaalada Beledweyne.

Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka bilaawday banaanbax ballaaran oo ay...

Qaar kamid ah Isgoysyada Magaalada Muqdisho oo Maanta la xiray.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xireen qaar kamid ah Isgoysyada ku yaalla Caasimadda muqdisho, iyaga u diidaya inay isticmaalaan...

Weerar khasaare dhaliyay oo ka dhacay Galgaduud.

Sidda ay warbahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday gaari Siday dad Shacab ah gobolka Galgaduud.

Trump oo diiday inuu ka qeybgala doodda musharraxiinta.

Madaxweyne Donald Trump ayaa iska diiday inuu ka qeybqaato dood qaab online ah loo qabanaya oo uu la geli lahaa ninka ay...

Dowladda Pakistan oo mamnucday aalada TikTok sababo anshax xumo ah.

Dowladda Pakistan ayaa mamnuucday aalada TikTok ee laga leeyahay Shiinaha kadib markii ay ku guuldareystay inay sifeeyo waxyaabaha anshax xumada iyo anshax...