Tuesday, September 21, 2021

WARBIXIN: Dowladda Uganda waxa ay 0.1 ku leedahay milkiyada diyaaradda Qaranka Uganda

Warbixinno ayaa isa soo taraya sheegaya in dowladda Ugandan ay diyaaradda Qaran ee dalkaasi ku leedahay saami dhan 0.1 boqolkiiba. Xildhibaannada dalkaasi ayaa arrintan shaaciyey. Waxaa...

Ciyaar ay ku dhawacmeen 80 qof oo ka dhacday dalka Algeria

In ka badan 80 qof oo 30 ka mid ah ay yihiin saraakiil bilays ayaa ku dhaawacmay kadib markii tageerayaasha ay xoog ku soo...

Bandow lagu soo rogay Wadanka Mali

Hoggaamiyeyaasha Milatariga Mali ayaa amray in la xiro dhammaan xudduudaha dalkaas, iyagoo soo rogay bandow habeenkii ah, sida uu ku dhawaaqay ku...

Madaxweynaha Somaaliya Oo U Ambabaxay dalka Suudaanta Koonfureed

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka Suudaanta Koonfureed. Ujeedka...

Xiisad dagaal oo laga dareemayo degaanka Golangole ee Gobalka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay Xiisad dagaal ay ka taagan tahay  deegaanka lagu magacaabo Golangole oo qiyaastii 80km u...

Abiy Axmed oo ku tilmaamay dadka qaraxa gaystay kuwo aan ogolayn Midnimada Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay dhowr qof inay ku dhinteen qaraxa ruxay goobtii uu ka khudbaynayay ee magaalada Addis Ababa. Mr Axmed ayaa...

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarnigan 21-aad oo xalay la arkay

Habeenkii xalay ayaa Malaayiin qof oo kunool dunida ayaa arkay dayaxmadoobaadki ugu waqtiga dheeraa ee Qarniga soo mara adduunka,wuxuuna socday muddo saacado ah. Malaayiin ruux...

Gudoomiye cusub oo loo Magacaabay degmada Shibis.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Gudoomiye cusub u Magacaabay degmada Shibis. Gudoomiyaha Shibis ayaa loo Magacaabay...

Deg deg: Ethiopia oo markii ugu horaysay Madaxweyne Dumar ah yeelatay

Xildhibaanada labada gole ee dalka Itoobiya ayaa maanta oo khamiis ah si rasmi ah u doortay madaxweynihi ugu horeeyay ee dumar ah oo dalkaasi...

Erdogan “lama aqbali karo hadalka Bolton”

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyey hadal uu jeediyey la-taliyaha amniga qaranka Mareykanka John Bolton, oo ku saabsan maleeshiyada Kurdish-ka ee ka dagaalanta...

SAWIRO : Wafdigii ka yimid Jabuuti oo xaflad loogu qabtay Madxooyada Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho...

DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho, Somalia

Wararka aan ka heleyno agagaarka warshadii hore ee Baastada ee magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya  in halkaasi uu ka dhacay qarax nooca miinada...

Daanyeero loo dhigay xaflad dhalasho dalka Thailand (Sawiro)

Waa shaqaalaha loogu talagalay diyaarinta xafladan quruxda badan oo la doonayo in lagu maamuuso dhalashada raxan daanyeero kuwaas oo sanadkasta dhalashadooda lagu qabto magaalada...

Dagaal ka dhacay Koofurta dalka Itoobiya.

12 qof ayaa ku dhimatay 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay koonfoorta dalka Itoobiya. Saxaafadda Itoobiya...

Dhalinyarada Muqdisho oo loogu baaqay ka qayb qaadashada nabada iyo horumarka

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan...

Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeele oo warqad cabasha ah loo diray

Lixdan iyo lix Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Maamulka Hirshabeelle ayaa warqad u qoray in uu ka jawaabo Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ,...

Jeneral Burhan Oo soo dhisaya dowlad cusub

Hogaamiyaha dowladda ku meel gaarka ah ee Suudaan ayaa sheegay in uu labo maalmood ku soo dhisayo dowlad dhexe kadib afgembigii dalkaasi milleterigu kula...

Faahfaahino dheeri ah oo ka soo baxay Qaraxi Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa kasoo baxayaan Qarax Saaka ka dhacay degmada Hodan gaar ahaan Xaafadda Galmudug meel aan siddaasi uga fogeyn xarunta Ciidamada...

R.W Somaaliya oo u ambabaxay Suudaan

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u ambabaxay Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Waxaa uu ka qeybgali...

Pentagon-ka Mareykanka oo 3,700 ciidamo ah u daabulaya xaduudka Mexico

Mareykanka ayaa diraya ciidammo dheeraad ah oo tiradoodu dhan tahay 3,750 kuwaasi oo sida la sheegay joogi doona xaduudka u dhexeeya wadanka Mexico iyo...