Saturday, September 26, 2020

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula yeeshay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, António...

France oo Argentine ka reebtay Koobka Aduunka,Kylian Mbappe oo si weyn uga dhex muuqday...

Xulka Kubbada cagta Faransiiska ayaa u gudbay Sideed dhamaadka koobka aduunka,kadib markii ay 4:3 uga adkaadeen xulka Argentine oo si dirqi ah uga soo...

Maamulka Banaadir oo daryeel caafimaad u fidinaya dadkii ku dhawacmay qarixii Muqdisho

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Kuxigeenkiisa ee arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirrada XFS aya booqday cusbitaallada...

Dhagayso : Ciidamo si gaar ah uga shaqaynaya amaanka gobolka Hiiraan oo la howl...

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga howl galiyay ciidamo si gaar ah uga shaqeeya amaanka gobolka. Munaasabada ciidamada lagaga dhawaaqayay ayaa waxaa goob...

Mucaaradka Pakistaan Oo qaadacay Natiijada Doorashada

Xisbiyadda siyaasada ee dalka Pakistan oo uu ka mid yahay xisbiga PMLN -ayaa waxay sheegeen in ay diideen natiijada ka soo baxday doorashadii ka...

Ingiriiska Oo Ka Digay Ka Bixitaanka AMISOM Ee Soomaaliya

Xoghayaha difaaca dowladda Ingiriiska Gavin Williamson ayaa ka digay saameyn amni xumo oo ka dhalan karta qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya. Mr Williamson...

Somalia :WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA AMNIGA QARANKA… Baydhabo, 3-5 Juun, 2018

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo...

Wafti ka socda jabhada ONLF oo gaaray Addis Ababa

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay gaaray magaalada Addis Ababa, wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay...

Abiy Axmed: Waan xalinayaa khilaafka Soomaalida iyo Oromada

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo...

Abiy Axmed Iyo Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Oo Maanta Kulmaya

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa la filayaa in maanta oo Jimco ah in uu la kulmo madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Ismaamulka Soomaalida...

Gabadh iyadoo matalaad moodaysa la mehersaday

Gabadh 21 jir ah oo reer Hong Kong ah ayaa sheegay in lagu khalday guurka nin aysan xataa aqoonin oo ku sugan dhulwaynaha Shiinaha...

Madxaf 200 oo sano jiray oo dalka Brazil ku gubtay

Dab wayn ayaa ka kacay madxafka qaranka ee dalka Brazil ee ku yaalla Rio de Janeiro, wuxuuna ahaa mid ka mid ah kuwa ugu...

Shirka Afrika iyo Shiinaha oo ka furmay magaalada Beijing

Waxaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda...

Tirada dadka ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay G/ Sool oo sii kordhay

Wararka ka imaanaya  Magaalada laas Caanood ee Gobalka Sool ayaa Sheegaya in xiisad  dagaal weli laga dareemayo deegaanka dhumey iyo deegaano kale ,kadib markii ...

Maalqabeen Sadaqo Ku Bixinaya Lacag Dhan 2 Bilyan Oo Dollar

Madaxa shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa gargaar u bixinaya 2 bilyan oo doolar oo uu ku caawinayo dadka guryo la’aanta iyo iskuullo. Ninka ugu taajirsan...

Qarax ka dhacay Shabeelaha Hoose, ee Somaaliya

Wararka ka imaanaya degaanka Lambar 60 ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay degaankaasi. Dadka...

Cristiano Ronaldo oo beeniyay in uu kufsi gaystay

Xidiga kubada cagta aduunka ee Cristiano Ronaldo ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu kufsi u gaystay gabar Maraykanka sanadkii 2009. Muqaal uu iska duubay ciyaaryahanka Cristiano...

Soomaaliya Oo la wareegaysa Ciidamo Turkiga lagu tababaray

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa inuu Booqdo Saldhiga Dowlada Turkiga ay ku leedahay magaalada Muqdisho, islamarkaana lagu tababaray Ciidamada  Dowlada...

Somalia: Diyaarado duqaymo ka gaystay gobolka Gedo

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ay leedahay dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in shalay gelinkii dambe ay duqeyn ka geysteen tuulo lagu magacaabo...

Maalinta Africa oo laga xusay Dalka Kuwait “Sawirro”

Xaflad si-heersaye ah loo so agaasimay ayaa lagu qabtey Dalka Kuwait ujeedka ayaa ahaa mid lagu weyneynaayo Maalinta Africa, waxaa ka soo qeybgalay Madax...