Tuesday, January 22, 2019

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo qaban qaabada...

Maxaad ka taqanaa Tariikh nolaleedka Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi?

Abdul Rahman Ibn Abdul Aziz as-Sudais wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad ee caasimada dalka Sacuudiga Carabiya bishii February sanaddkii 1960kii, wuxuu ka soo jeedaa...

Mudaharaadyo Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Zimbabwe

Dhowr qof ayaa dhintay kadib markii Dalka Zimbabwe ay ka dhaceen mudaharaadyo ka dhashay Dowladda oo in ka badan labanlaab kusoo rogtay Qiimihii shidaalka. Boqolaal...

Wafdi ka socda Dowlada Somaaliya oo ku wajahan magaalada Baydhabo

Maanta waxaa magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay lagu wadaa inuu gaaro wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya Maxamed Mursal...

SAWIRO: Madaxweyne Farmaajo oo xalinaya Khilaafka Labadda Aqal ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee...

Donald Trump oo beeniyay inuu Ruushka u shaqeeyay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu diiday inuu u shaqeeyo Ruushka, arrintaas oo uu kaga jawaabayay wararkii ugu dambeeyay ee su'aasha galinayay xiriirka...

Magaalo ku taala Hindiya oo Geela lagu baro qoob ka ciyaarka!

Magaalada Pushkar  ee dhacda gobalka Rajasthan ee dalka Hindiya ayaa caan ku ah tababarida Geela loo diyaarinayo in ay ka qayb qalaan munaasabad Diimeedka Hindu...

Mareykanka oo ku goodiyay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga

Madaxweynaha mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga waa haddii Turkiga uu weerar ku qaado xoggaga Kurdiyiinta ee ka dagaallama...

Madaxweyne Deni oo maanta xilka la wareegaya

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta lagu waddaa in ay xilka si rasmi ah...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka hadlaya xeerka Bangiga dhexe

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlaya wax ka badalka xeerka Bangiga dhexe ee...

Amiir Turki oo walaac ka muujiyay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan Suuriya

Xubin sare oo katirsan qoyska xukuma Sacuudiga ayaa kasoo horjeestay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan dalka Suuriya. Amiir Turki al-Faisal ayaa BBC-da u sheegay...

Ciidamo ka tirsan Puntland oo Qarax Miino lagula eegtay Buuraleyda Galgala

Wararka imaanaya Duleedka Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland lagu qarxiyay Gobalka Bari. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa...

Ninka dunida ugu shaarubaha dhaadheer oo ku nool dalka Hindiya!

Girdhar Vyas waa 58 sano jir u dhashay dalka Hindiya gaar ahaan waxa uu ku nool yahay Magaalada Bikaner ee gobalka Rajasthan ee dalka Hindiya...

Imaam Masjid oo lagu qasbay in uu Banaan bax ka qayb galo

Imaam Suudaani oo Dalkaas Saameeyn ku leh ayaa laga soo saaray masjid ku yaala Magaaladda Caasimadda ah ee Khartuum, kadib markii Dadkii Masjidka ku...

Puntland oo balanqaaday in ay la shaqeyn doonto Dowladda dhexe

Wafdiga ay u dirtay dowladdaSoomaaliya ee ku sugan  magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal islamarkaana kulamo halkaasi kula qaatay madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland iyo...

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta baaqday

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa xalay lagu Wargeliyay in Maanta oo sabti ah uu baaqday kadib markii waqti ka sii horeeyay fariimo...

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Geeriyooday

Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka  Dowlad Goboleedka Galmudug. Xildhibaanka ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray...

Maxaad ka taqanaa Buundada Jacaylka ee ku taala dalka Faransiiska (Sawiro)

Buundada jacaylka(Love Bridge) waa buundo ku taala magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxa ayna dhisantahay ku dhawaad 100 sano sida tariikhyahanadu ay sheegayaan. Dhismaha buundadan...

Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Xabsi la dhigay

War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa  lagu sheegay in xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Wasaarada...

Robert Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday

Saddex qof ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah...