Wednesday, April 21, 2021

Xal laga gaaray Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen Shirkaddaha diyaaradaha.

Xal ayaa laga gaaray Shaqo joojin ay maanta ku dhawaaqeen Shirkaddaha diyaaradaha ee howlgalla Garoonka diyaaradaha ee Aadancadde ee Muqdisho.

Deg deg: Ethiopia oo markii ugu horaysay Madaxweyne Dumar ah yeelatay

Xildhibaanada labada gole ee dalka Itoobiya ayaa maanta oo khamiis ah si rasmi ah u doortay madaxweynihi ugu horeeyay ee dumar ah oo dalkaasi...

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo Xalay dilay Xaaskiisa

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi uu xalay xaaskiisa ku dilay magaalada Jowhar ee...

Shabaab oo duqeymo ka fuliyey Gegida Ballidoogle

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellada hoose waxa ay sheegayaan in kooxaha Al-Shabaab in ay saaka oo Jimco ah weerar madaafiic ah ay ku qaadeen...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Hanti-dhowraha guud ee Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu Magacaabay Hanti-dhowraha Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland , kadib wareegto kasoo baxday...

Banaanbax ka dhan ah AMISOM oo ka socda Magaalada Muqdisho

Boqolaal dadweynaha ayaa Saakay  waxaa ay dibad bax ka dhigeen Isgooska Ex Kontrool Balcad ee Magaalada Muqdisho. Dibad baxa ayaa waxaa looga soo horjeeday Ciidanka...

Dowladda Sommaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ururka 143Aad ee guutadda 14 October oo Fadhigoodu yahay degaanka Bariire ayaa Howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha...

Shacabka Ceelwaaq oo dhigay dibadbax ka dhan ah Ciidanka Kenya.

Shacabka degmada Ceelwaaq ayaa dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in Cadaalad loo helo dadka ay dileen Ciidanka Kenya, iyaga oo Dowladda Soomaaliya...

AKHRISO:Shiinaha eedeeyn uu jediyay Hindiya oo ku sabsan isku dhaca xadka.

Shiinaha ayaa sheegay in dooxada Galwan oo ay ciidamada Shiinaha iyo Hindiya ku dhex martay dagaal khasaara nafeed geestay ay gebi...

Dowladda Talyaaniga oo ku baaqday in cunaqabateyn lagu soo rogo dalka Faransiiska

Dowladda wadanka Talyaaniga ayaa sheegtay in siyaasadda Faransiiska ee qaaradda Afrika ay mas'uul ka tahay faqriga baahsan ee qaaradaasi ka jira. Ra'iisul wasaare ku xigeenka...

Dalka serbia oo manta dorasha ka dhaceyso.

Waxaa bilaabatay Codbixinta doorashadii baarlamaani-ga ee Serbia taasoo Madaxweynaha Aleksandar Vucic ee xisbiga Serbian Progressive Party (SNS) la rajeynayo inuu...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Kuwait.

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta safarkiisii ugu horreeyay waxaa uu uga ambabaxay Magaalada muqdisho tan iyo markii...

Deg deg: Kaniisadii Magaalada Jigjiga oo la gubay +Sawiro

Xaalada kacsanaan ah ayaa weli waxa ay ka taagan tahay Magalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Ciidamo ka tirsan kuwa Federaalka Itoobiya ayaa...

Wasiirki Difaaca maamulka Israel oo iscasilay

Wasiirka difaaca ee Isra’iil ayaa is casilay kadib markii goloha Wasiiraddu ay aqbaleen in xabad joojin laga sameeyo marinka Gaza taasi oo soo dhameeyneeysa...

Weeraradi Daaraha Mataanaha oo maanta 17 jirsaday ( Warbixin )

Maanta oo kale 17 sano kahor, 11-Sebtember-2001,  ama (nine eleven 11/9,) sida loogayaqaano Mareykanka, maalin tallaado ah  ayaa ururka Alqaacidda waxa uu ku qaaday ...

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga Somaaliya oo gaaray Kaxandhaale

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud,halkaasoo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacaayeen dagaallo geystay Khasaare badan. Saraakiil...

Al-Bashir walaalihiis oo la xiray

Madaxda milleteri ee wadanka Suudaan ayaa xabsiga dhigay labo qof oo la dhashay madaxweynihii Suudaan ee talada laga fara-maroojiyey, sidaasi waxaa yiri afhayeenka ciidammada...

Angola oo duugeysa hogaamiyihii mucaaradka UNITA Mr. Jonas Savimbi

Xukuumadda Angoolaha ayaa sheegtay in la duugi doono dambasta hogaamiyihii jabhadda dalkaasi Angolan Jiif Jonas Savimbi, kaasi oo la dilay sanadkii 2002-kii, waxaana dib...

Ma ogolaan lahayd in Ilmaha curukaada ah lagu samiyo jacaylkii hore ee Saygaada?

Laba Lamaane oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa qarka u saraan in ay kala tagaan, kadib markii ninku uu ku adkaystay in Ilmaha ugu...

Ciidamada Masar oo sheegay in ay dileen in ka badan 70 jihaadiyiin waqooyiga Sinai.

Ciidamada dalka Masar ayaa malintii Axada shaaciyey in kabadan 70 qof oo la sheegay in ay yihiin jihaad doon lagu diley howlgaladii...