Monday, June 21, 2021

(Warbixin) Gabadha ugu qurxoon dalka Nigeria oo todobaadkan loo codeeyay

(TUSMO FM )Nigeria-- Mss. Jare,  waa gabar 5 sano jir ah oo ku nool Magaalada Logos ee dalka Nigeria, waxaana loo aqoonsaday gabadha ugu...

Cudurka Ebola oo mar kale laga helay Dalka Congo

Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay’adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon doonto sidii lagu ogaan...

Soomaaliya oo ka hadashay khilaafka Sacuudiga iyo Kanada

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya war ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay garab taagantahay dowladda Sucuudiga. War qoraal ah oo wasaaraddu ay soo saartay...

Malaayiin Muslimiin ah oo ku sii qulqulaya Magaalada Makah(Warbixin)

Malaayiin Muslimiin ah oo ka kala socda dafaaha dunida ayaa ku sii qulqulaya Magaalada barakaysan ee Makah ee dalka Sacuudi Carabiya si ay u...

Eng Yariisoow oo isbadal ku sameeyay waaxda dalxiiska gobolka Banaadir

Gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay agaasimihii waaxda dalxiiska iyo maalgashiga gobolka Banaadir mudane...

Somaliland oo qabatay wasiirro ka soo baxsday DDSI

Ciidammada ammaanka ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa gagida diyaaradaha ee Hargeysa ka qabtay labo wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Cabdi...

Somaliland oo gacanta ku dhigtay shabakad baabuurta xada

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan shabakad baabuurta dadka kaga xadaysay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale. Taliyaha Booliiska Somaliland General Cabdullaahi...

Nin rabay in uu dilo raysul wasaaraha Ingiriiska oo 30 sano lagu xukumay

Nin maleegay dilka ra'iisul wasaaraha Britain oo doonayey inuu isku miidaamiyo ayaa xabsi daa'in xukunkiisu u yar yahay 30 sano lagu xukumay. Naa'imur Zakariyah Rahman...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay G/Jubada dhexe ee Somaaliya

Wararka naga soo garaya Magaalada Bu’aale ee gobalka Jubada dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeymo ka fuliyeen saldhigyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay...

Sarkaal Shabaab ah oo lagu dilay Muqdisho.

Qaasim Axmed Rooble Afhayeenka Booliska Soomaaliya  oo la hadlay warbaahinta aya waxaa uu faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Magaalada...

5 Deegaan Oo aadan dili Karin Maska Dalka Nigeria( Warbixin)

Akhariste ma aaminsantahay in ay jiraan 5 Degaan oo aadan dili Karin Maska oo ku yaala Dalka Nigeria. Dalka Nigeria ee dhaca galbeedka Qaarada Africa...

Talyaaniga oo meel mariyay shuruuc adag oo soo galootiga ka dhan ah

Dawladda Talyaaniga ayaa meelmarisay sharci sahlaya in la tarxiilo dadka soo galootiga ah iyo in dhalashada Talyaaniga lagala laaban karo. Dadka soo galootiga ah ayaa...

Somalia: Diyaarado dagaal oo duqeeyay gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka geysteen degaano ka tirsan gobolkaasi. Duqeyntan ayaa waxaa la...

Taariikhda Caalamka Maanta Oo kale maxaa Dunida ka dhacay?(Akhriso)

Wa Maalin Talaado ah tariikhdu waa 09-bisha October sanadka 2018 waana maalinta 282 ee sanadkan waxaaana sanadkan ka haray oo kaliya 83 maalmood. Hadaba aan...

Deg deg: Ethiopia oo markii ugu horaysay Madaxweyne Dumar ah yeelatay

Xildhibaanada labada gole ee dalka Itoobiya ayaa maanta oo khamiis ah si rasmi ah u doortay madaxweynihi ugu horeeyay ee dumar ah oo dalkaasi...

Qarax lala beegsaday goob uu ka dhacayay xuska mowliidka

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday goob ay ku shirayeen culumaa’udiin dalka Afghistaan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 43 qof. Qaraxa ayaa ka dhacay...

Mareykanka oo oo ciidamadiisa kala baxayo dalka Suuriya

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto. Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka...

Maxaad ka taqanaa halka laga helo Bisbeeska Dunida ugu kulul?

Sida uu qoray wargays ka soo baxa dalka Ingiriiska bisbeeska dunida ugu kulul ayaa laga helay gobalka North Wales ee hoos taga boqortooyada dalka Ingiriiska. Saynisyahano...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka hadlaya xeerka Bangiga dhexe

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlaya wax ka badalka xeerka Bangiga dhexe ee...

Ninkii fuliyey dilka agaasimaha DP World oo geeriyooday

Waxaa dhintay ninkii shalay geystay toogashadii loo geystay Paol Farmosa oo ahaa agaasimihii dekeda Boosaaso ee shirkadda P&O iyo DP World. Ninka dilka geystay waxaa...