Friday, March 22, 2019

iiraan oo soo bandhigeysa diyaarad cusub

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in toddobaadkan ayaa soo bandhigi doonto diyaarad cusub oo nuuca dagaalka ah. Wasiirka difaaca Iiraan, Amiir Xatami ayaa shaaciyay in Arbcada...

Dekedda Muqdisho oo shaqeyn doonta Habeen

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dekedda Muqdisho ay shaqeyn doonto xilliyada habeenkii ah kadib markii loo dhammeystiray agabkii ay ku shaqeyn lahayd. Raíisul Wasaare...

Jabhadda ONLF oo xabbad joojin ku dhawaaqday

Jabhadda ONLF ayaa kaga dhawaaqday magaalada Nairobi xabbad joojin kadib sanado badan oo ay dagaal kula jirtay ciidamada Itoobiya. Afhayeenka jabhadda Cabdulqaadir Xasan Caddaani ayaa...

Raíisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirro cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska raíisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre, ayaa lagu magacaabay dhowr wasiir oo ka mid noqonaya xukuumadda Soomaaliya. Raíisul wasaaraha oo u...