Sunday, July 5, 2020

Dad rayid ah oo ku dhintay weerara ka dhacay dalka Mali.

Dad rayid ah ayaa lagu dilay kuwo kalena waa lagu dhaawacay tulooyin dagaal kasocda ee bartamaha dalka Maali kadib markii rag aan...

Turkiga oo sheegay in ay dileen seddex xubnood oo PKK.

Turkiga ayaa waxaa u weeraray meelaha xisbiga Kurdistan laga cayriyey ee Waqooyiga Ciraaq waxaana la diley seddex xubnood oo katirsan PKK.

Sagaal askari oo katirsan cidamada Mali oo lagu dilay weerar gaadmo ah.

Sagaal askari oo katirsan ciidamada Mali ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay xarunta colaaduhu ka dilaaceen ee waddanka...

DF Soomaaliya oo hawada ka celisay diyaarad ku sii jeeday Hargeysa.

Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maanta dowladda Soomaaliya ay hawda ka celisay diyaar ka timid dhinaca dalka...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii xooganaa ee saaka ka dhacay ka soo hor-jeedka dekedda weyn ee magaalada Muqdisho,...

Abiye oo sheegay dilka Hundeessa in ay tahay shirqoollo lagu abuurayo...

Raiisel wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dilkii fannaanka caan ka ah iyo rabshadaha daba socday oo sababay dhimashada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shaqadda ka ceyriyay Wasiirka Warfaafinta.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas...

Hindiya oo diiwaangelisay 22,000 kiis oo coronavirus ah hal maalin.

Hindiya ayaa waxaa ay diiwaan gelisay tirada ugu badan ee hal maalin ah ee cudurka corona virus-ka ah 22,772 xaaladood ah iyo...

Dad loo heysto dilkii Khaashuqji oo lagu maxkamadeynayo dalka Turkiga

Turkiga waxaa ka bilowday maxkamadeynta 20 qof oo Sucuudiga u dhashay kuwaas oo loo heysto dilkii weriye Jamaal khaashuqji oo sannadkii 2018-kii...

Amnesty International oo sheegtay in si shuruud la’aan lagu sii daayo Wariye Maxamed Cabdiwahaab...

Hay’adda Amnesty International waxa ay sheegtay in ay ka walaacsan tahay sii wadista xarigga wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuja) oo u xiran...

WHO ayaa ka digtay faafitanka caabuqa corona.

Ururka Caafimaadka Adduunku ee WHO ayaa sheegay in 60 boqolkiiba 10ka milyan ee kiisaska cudurka coronavirus adduunka tan iyo bishii Diseembar...

Addis Ababa oo uu Qarax ka dhacay.

Dad lagu qiyaasay ilaa 8 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Addis Ababa, sida ay sheegeen booliska.

Iska hor-imaad dhexmaray ciidamada NISA & Haramcad.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo goor dhow ka dhacay gudaha...

Aqriso: Sooyaalka xoriyadda Soomaaliya 60 sano kadib.

Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 60 sano kadib...

Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la dilay

Alle ha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee dalka Somalia lagu dilay Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka...

DEG DEG:Barlamaanka Soomaliya oo ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka deegaameynta kuraasta Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

MW Farmaajo oo ka hadlay guusha weyn ee Somalia ay ka gaartay QM.

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya,mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalka Soomaliya...

WHO oo ka digtay labo kacleynta caabuqa COVID-19

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digaysa in halista Covid-19 ay ka darraan doonto mustaqbalka dhaw sidii ay ahayd markii uu...

Iran oo dalbatay in la soo xiro Donald Trump.

Dowladda Islaamiga ah ee Iran ayaa soo saartay waaran lagu soo xirayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kaas oo ay rumeysan yahiin in...

Faroole oo sheegay inuu madaxweyne Farmaajo god dheer ku sii ridayo dalka.

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa ka hadlay xaaladda...