Tuesday, October 19, 2021

Xaaji:”Aad ayaa uga walwalsanahay damaanadaha maxkamadaha”

Agaasimaha waaxda dambi oogista  dalka Nuradiin Xaaji ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay qaabka ay maxkamadduhu u mareeyaan kiisaska ka dhanka ah masuuliyiinta...

Shil dad ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Githunguri

2 qof ayaa ku dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay Deegaanka Ngemwa ee dhaca Ismaamulka Kiambu. Shilka ayaa yimid kadib markii...

Dad ku dhintay shil ka dhacay wadada Karatina

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay shil gaadhi oo ka dhacay wadada isku xirta Magaalooyinka Sagana iyo Karatina. Sida laga soo xigtay masuuliyiin gobalka...

GENERAL MANAGER KENYA SUPPLY UNIT (KSU)-Nairobi

CONTEXT Kenya Supply Unit is the intersectional regional supply unit in Eastern Africa. KSU is currently supplying 4 out of the 5 MSF Operational Centres...

DHAGEYSO:-Furiinka oo ku batay Magaalada Wajeer (Warbixin)

Dadweynaha ku nool magaalada Wajeer ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay furiinka oo ku soo batay magaladaasi, hadaba Wariyaheena Ismaamulka Wajeer Cabdiladiif Cabdullahi Ajaa...

Ururka KNUT Oo kulan ka yeelanaya arinta isfahan waaga gudiga TSC

Ururka qaran ee ay ku bahobeen macalimiinta dalka ee KNUT ayaa sheegay in Guddiga Adeegga Macallimiinta (TSC) aysan  ugu yeerin wadahadaladi lagu balamay madaama waqtiga ay...

Shaqsiyaad loo haysto dilkii Monica Kimani oo Maxkamad la soo taagay

Wariye Jacque Maribe iyo Joseph Irungu oo lagu tuhunsanyahay in ka dambeyaan falkii lagu qaarajiyay Monica Kimani ayaa la soo taagay maxkamada Magaalada Nairobi.Jacque Maribe iyo Joseph...

At least 42 killed in Kericho bus accident

At least 40 passengers died on Wednesday morning after a bus they were travelling in was involved in a grisly road accident on the...

Taariikhda Caalamka Maanta Oo kale maxaa Dunida ka dhacay?(Akhriso)

Wa Maalin Sabti ah tariikhdu waa 06-bisha October sanadka 2018 waana maalinta 279 ee sanadkan waxaaana sanadkan ka haray oo kaliya 86 maalmood. Hadaba aan...

Mike Sonko:” Waa laga ganacsadaa Caruurta isbitaalka Pumwani”

Barasaabka Ismaamulka Nairobi Mike Sonko oo waraysi siyay tva Citizen ayaa shaaca ka qaaday in ciyaalkii maalmo ka hor maydkooda laga soo saaray isbitaalka...

KRA oo ka dalbatay maxkamada in ay laasho kiisaska shidaalka laga soo gudbiyay

Waaxda canshuuraha iyo khayraadka dalka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano KRA ayaa ka dalbatay maxakamada sare in ay laasho kisaska ka dhanka ah...

Maxamad Biriq: “Shacabka Gobalka Waqooyi Bari amniga hanalaga shaqeeyaan”

Dowlada ayaa ka dalbatay odoyaasha iyo dhamaan shacabka gobalka waqooyi bari in ay ku soo wargaliyaan laamaha amaanka maclumaadka la xariira amniga, si looga...

Dhageyso:-Ismaamulka Mombasa iyo Hay’adda SOYA oo heshiis kala saxiixday

Ismaamulka Mombasa iyo hay'adda abaal marisa dadka ugu fir fircoon dhinaca ciyaaraha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano SOYA ayaa maanta heshiis...

Charles Owino :””Cadaalada ayaan horkeenaynaa kooxihi dhawacay Idiris

Afhayeenka ciidamada Boliiska dalka Charles Owino ayaa sheegay in ay sii xoojin donaan baritaanada lagu baadi goobayo dadki ka dambeeyay shirqoolki la doonayay in lagu...

Henry Rotich: “Caanshuurta cusub ee shidaalka way dhaqan galaysaa saaka”

Waxaa saaka la filayaa in ay dhaqan gasho canshuur dheeri ah oo lagu soo rogayo shidaalka kadib markii shalay galinkii dambe Wasiirka wasaarada maaliyada...

Somali and Eritrea held meeting in Mogadishu

Eritrean Foreign affairs Minister Osman Saleh and Afwerki’s Presidential adviser, Yemane Gebreab arrived in Mogadishu on Monday for high-level talks with Somalia leaders. On arrival...

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Ciyaaraha Radio Tusmo

Hoos ka dhegayso barnaamijka Ciyaarada warbaahinta Tusmo waxaana soo jeedinaya wariyaheena Ibraahim Gedow Cawaale

Raiisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa oo xalay casho sharaf loogu sameyeey Garoowe+sawirro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharf ugu sameeyay Hotelka AJJ PALACE ee Garowe Ra’iisul-wasaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane....

wararka maanta 26 ok

Fiji