Wednesday, January 23, 2019

Ronaldo oo Saddexley Dhaliyay, Iiraan iyo Uruguay oo Guulaystay

Koobka Aduunka ayaa si habsami leh uga socda dalka Ruushka, waxaana maanta ay gashay maalintii labaad ee kooxuhu ay iska hor yimaadaan. Dalka Masar iyo...

Russia 5 – 0 Saudi Arabia oo ay kusoo dhamaatay ciyaartii Koowaad ee Koobka...

Xulka kubbada cagta Sacuudiga ayaa guul daro xoogan kala kulmay ciyaartii ugu horaysay ee koobka aduunka xulka kubbada cagta ee Ruushka. Qaybtii hore ee ciyaarta...

Qaybta Hore ee Ciyaarta Russia 2-0 Saudi Arabia

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa xulka kubbada cagta Ruushka uu ka dhaliyay xulka Sacuudiga 2:0. Daqiiqadihii 12-aad iyo 43-aad ee ciyaarta ayaa ciyaaryahanada Yuri...

Ruushka iyo Sucuudiga oo maanta lagu furayo ciyaaraha koobka aduunka

Xulka marti gelinaya koobka aduunka ee Ruushka ayaa ciyaarta furitaanka kaga hor imaanaya xulka kubbada cagta ee Sucuudiga. Ciyaartan ayaa ka dhacaysa garoonka Luzhniki ee...

Xulka kubbada cagta Spain oo yeeshay maamule cusub

Fernando Hierro oo ahaa agaasimaha ciyaaraha Spain ayaa laga dhigay tababaraha xulka kubbada cagta Spain si lama filaan ah. Tababarihii xulka Spain Julen Lopetegui oo...

SAWIRO : Xulka Masar oo gaaray Ruushka

Xulka kubada cagta Masar ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Grozny Chechen ee dalka Ruushka. Ciyaaryahanka weerarka uga dheela kooxda Liverpool Maxamed Saalax...

Lyon : Liverpool oo aan heli doonin Nabil Fekir iyo dalabkeedii oo burburay

Qoraal kasoo baxay kooxda Lyon ayaa lagu sheegay Nabil Fekir in aanu u dhaqaaqi doonin kooxda Liverpool. Liverpool iyo Lyon ayaa ku wada jiray wada...

Soomaaliya oo Ciyaartooy u dirtay Koobka Aduunka

Xiriirka kubbada cagta caalamka (FIFA ) ayaa kasoo dalbatay Soomaaliya illaa saddex ciyaartooy oo ka qayb galo ciyaaraha adduunka ee ka furmaya dalka Ruushka. Gudoomiyaha...

Ciyaaraha: England 2-0 Costa Rica

Ciyaaraha: England 2-0 Costa Rica Xulka kubada cagta Ingiriiska ayaa uga badiyay Costa Rica 2:0 ciyaar ka dhacday garoonka Elland Road ee kooxda Leeds United...