Wednesday, May 22, 2019

Real Madrid oo bisha January 50 Milyan ku soo qaadanaysa weeraryahankan

Real Madrid ayaa suuqa ka baadi goobaysay xidig weerarka ka ciyaara tan iyo markii uu kooxda isaga dhaqaaqay Cristiano Ronaldo. Kooxda caasimadda ayaa lala xiriirinata6...

Seddex xiddig oo isugu soo haray tartanka abaalmarinta FIFA

Hay'adda ugu sarreysa kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqday magacda ciyaartooyda isugu soo haray abaalmarinta xiddiga ugu fiican caalamka (FIFA The Best) isreereeb...

Lionel Messi Oo Daaha Ka Rogay Waxa Sanadkan Ka Go’an Barcelona

Sidii uu ka hor sheegay markii kooxda lagu gudoonsiinayey koobka Gamper bishii Agoosto, Lionel Messi waxa uu sheegaya in ay doonayaan sanadkan ku guuleysiga...

Warbixin: Ander Herrera Oo Ka Tagaya Man United Bisha Janayo Iyo Sababta

Ander Herrera ayaa la warimayaa in uu qorsheenayo in uu bartamaha xilli ciyaareedkan isaga tago Machester United kaddib markii uu ku jahwareeray fursadaha yar...

Maxay tahay SABABTA Raheem Sterling looga reebay xulka England???

Raheem Sterling ayaa laga reebay xulka England ee la ciyaaraya Spain iyo Switzerland maadaama uu qabo dhawac dhabarka qeybta hoose ah. Laacibka Manchester City ayaa...

Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan...

Ronaldo wiilkiisa oo bandhig waalli ah sameynaya, xilli Odayga ay ku xun tahay sheekada

Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku billawday waayahiisa Serie A qaab aad u liita. Saddex kullan oo uu illaa iyo hadda ciyaaray, Ronaldo...

Jose Mourinho oo Ka Hadlay Waxa Ka Hortaagan Man United

Jose Mourinho waxa uu qiray in Manchester United aysan la sameyn karin weerarka Liverpool iyo Manchester City sababo la xiriira taag daradeeda daafaca. United waxa...

Tababaraha Chelsea Oo Daboolka Ka Qaaday Waxa Ka Yaabiyey Ee Uu Ku Arkay N’Golo...

Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa ka fallooday waxyaabaha cajiibka ah ee uu ku arkay laacibka khadka dhexe ee kooxdiisa N’Golo Kante. Sarri waxa uu sheegay...

Isku aadka Champions League oo la sameeyay maanta

Manchester United ayaa wajaheysa Cristiano Ronaldo kadib markii kooxda Serie A difaacaneysa ee Juventus ku beegmeen wareega group-yada tartanka Champions League. Ronaldo, oo intii udhaxeysay...

Tuttosport oo ogaatay qorshaha Juventus ay dib ugu mideyneyso Marcelo iyo Ronaldo

Wararka ka imaanaya dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Juventus aysan ka quusan saxiixa laacibka kooxda Real Madrid ee Marcelo. Bianconneri ayaa diyaarineysa inay dhiggeeda...

Valencia oo 40 Malyan PSG kaga soo qaadatay xidigan

Kooxda kubadda cagta Valencia ayaa lagu soo warramayaa in ay 40-malyan oo Euro kula soo saxiixatay Weeraryahankan Portugal Gonzalo Guedes kaas oo ay kala...

Hugo Lloris oo la kulmaya ganaax dheeraad ah

Kabtanka kooxda Tottenham, Hugo Lloris ayaa laga yaabaa in laga qaado xilka kabtannimo ee kooxda xilli uu hadda wajahayo ganaax lacageed oo kaga imaanaya...

Mourinho: “Majiro Khilaaf igala dhaxeeyo Ed Woodword”

Macallinka Manchester United Jose Mourinho ayaa beeniyay in uu khilaaf kala dhaxeeyo agaasimaha guud ee kooxda Ed Woodword. Warar ay warbaahinta qortay toddobaadkan ayaa muujinayay...

Madaxweynaha xiriirka Falastiin oo la ganaaxay

Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa ganaax 12 bilood ah kusoo rogay madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee dalka Falastiin, Jibril Rajoub. Sidoo kale madaxweynaha...

Bayern Munichen oo guul ku billaabatay horyaalka Jarmalka

Kooxda kubadda cagta Bayern Munichen, ayaa guul ku billaabatay difaacashada horyaalka Jarmalka kadib markii ay 3-1 ku garaacday kooxda Hoffenheim, kulan medaddaalo badan lahaa. Kulankan...

Emery oo ka hadlay xaaladda Ramsey

Macallinka Arsenal, Unai Emery, ayaa ugu baaqay xiddiggiisa khadka dhexe ee Aron Ramsey, in uu diiradda saaro ciyaaraha beddelkii uu ku mashquuli lahaa wada-hadallada...

Real Madrid oo dooneysa Mbappe

Kooxda Real Madrid ayaa qiimeyneysa xaaladda kooxda PSG oo hadda ku socda baaritaan la xiriira inay ku xad-gudubtay sharciga dhaqaala-wanaagga ee FFP. Jariiradda AS ee...

Sarkaal hore oo FIFA ka tirsanaa oo la xiray

Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta dalka Brazil, Jose Maria Marin, ayaa lagu xukumay afar sano oo xabsi ah kadib markii lagu helay musuq-maasuq...

Taageereyaasha Man Utd oo ku bannaan baxaya Ed Woodword

Taageereyaasha kooxda Manchester United, ayaa qorsheynaya inay daabacaan baaner lagu xiri doono diyaaradda drone-ka kaas oo looga soo horjeedo agaasimaha guud ee kooxda Ed...