Tuesday, September 21, 2021

Tartan Ciyaaro oo lagu soo gabagabeeyay Mandheera “Dhageyso”

Tartan Ciyaaro ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Mandheera. Waxaa ka qeyb galay Tartanka 10 kooxood. Dhageyso Warbixinta Tartanka.

Waaxda Duurjoogta Oo lacag la’aan ka dhigtay Dalxiiska Xayawaanaadka

Waaxda Duur-joogta Qaran ee magaceeda loo soo gaabiyo KWS ayaa Kenyaanka siineysa fursad ay ku booqan karaan beeraha xayawaanka duurjoogtu ku nool yihiin ee...

Shahrukh Khan Oo Arsenal Kala Qayb-galay Kulankii Newcaste, Xiddigihii Ay Is Arkeen Iyo Mesut...

Jilaaga caanka ah ee u dhashay waddanka India ee Shahrukh Khan ayaa Isniintii booqday garoonka Emirates ee kooxda kubadda cagta Arsenal kaddib markii ay...

Ciyaaryahan Pele oo cusbitaal la dhigay

Ciyaaryahanka reer Brazil ee caanka ah Pele ayaa la dhigay isbitaal ku yaal caasimadda Paris ee dalka Faransiiska. Waxaa ku soo booday xumad ama qandho...

Paris Saint Germain oo Manchester United Kula Dagaallaymaysa Saxiixa Abdoulaye Doucoure

Kooxda kubadda cagta Paris Germain ayaa lagu soo warramayaa in au xiiso waali ah u muujinayso xidiga Watford qadka dhexe kaga ciyaara ee Abdoulaye...

Xilliga Rasmiga Ah Ee La Ciyaari Doono Ka Danbaysta Copa Libertadores

River Plate iyo Boca Juniors ayaa kulanka lugta labaad ee kama danbaysta Copa Libertadores ku ciyaari doona garoonka Santiago Bernabeu marka lagaaro 9-ka bisha December. Madaxda FIFA...

Khabiirka BBC Sport Ee Garth Crooks Oo Soo Xushay Shaxda Kooxda Todobaadka Premier League

Waa markale iyo kulamadii 12 aad ee Premier League iyo xulashada shaxda kooxda Premier League ugu fiican ee khabiirka BBC Sport ee Garth Crooks kaas...

Liverpool oo beenisay in kooxdu iib tahay

Kooxda Liverpool ayaa ka hadashay xaqiiqada wararka sheegaya in uu Milkiilaha kooxdu suuqa dhigay kooxda diyaarna u yahay in uu iibiyo kooxda Liverpool. Wargayska New...

Man United Oo Guul Soo Laabasho Layaableh Ka Soo Gaartay Juventus

Manchester United ayaa guul soo laabasho aan la rumaysan karin oo cajiib ah ka soo gaadhay Juventus oo ilaa daqiiqadii 86 aad intii la...

Messi oo diyaar u ah kulan Inter Milan ee champion league ga

Messi ayaa dib uga soo kabsaday dhaawac labo todobaad ah kaasi markii uu xidigan gacan kajabay ayaa u muuqda mid soo kabtay waliba si...

Dejan Lovren oo dhulka la galay Sergio Ramos

Difaaca kooxda Liverpool ee Dejan Lovren ayaa soo doortay difaacyada ugu fiican kubadda cagta xilligan, waxaase uu aad u liiday difaaca Real Madrid ee...

Dele Alli oo heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay kooxdiisa Tottenham

Laacibkan heerka caalami ee reer Engaland ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqi karo kooxdiisa Spurs. Alli ayaa waxaa xiisa waalli ah...

Kullamada laga ciyaari doonono horyaallada waaweyn ee qaaradda Europe iyo xilliyada

Kullamada ugu xiisaha badan waxa ay badankooda dhici doonaan maalinta Axadda ah berri, iyadoo maanta aysan jirin ciyaaro xiiso badan. Keliya waxaan soo qaadaneynaa kullamada...

Rikoorradii laga diiwaan geliyay kullamadii xalay Champions League ee Group B

Hirving Lozano waxa uu si toos ah ugu lug yeeshay 15 gool, 15 kii kullan ugu dambeysay dhammaan tartamada uu u ciyaaray PSV (11...

Emre Can oo ku seegi doono Dhaawac Kulanka Manchester united

Kubadd abuuraha kooxda Juventus Emre Can ayaa dhaawac ku maqnaan doona kulanka weyn ee kooxdiisa ay wajaheeyso Manchester United. Laacibkan ayaan ciyaari kulankii barbaraha ku...

Zlatan Ibrahimovic oo a hadlay kulanka Milan Derby

Weeraryahankii hore ee kooxaha Ac milan iyo Inter Milan Zlatan ibrahimovic ayaa ka hadlay kulanka dunida oo idil ay sugeeyso ee Milan Derby. Zlatan ayaa...

Ciyaartoy caan ah Oo dacwad lagu soo oogay

Arda Turan waa ciyaartoy u dhashay dalka Turkiga waxaana lagu soo eedeeyay dacwad la xariirta in uu la dagaalamay hesaa caan isna ka ah...

Ac Milan oo dooneeysa in qandaraas kordhin ay u sameeyso Mid kamid ah Xiddigaheeda

Kooxda reer talyaani ee Ac Milan ayaa dooneeysa in qandaraaska ay u kordhiso ciyaaryahan Giacomo Bonaventura kaasi oo kamid ah Ciyaartooyda ugu wanaagsan ee...

Xiddig ka tirsan Chelsea oo qalbiga ka jebiyay Barcelona iyo Real Madrid

Difaaca kooxda Chelsea ee Marcos Alonso ayaa u sheegay kooxaha Barcelona iyo Real Madrid inay candhuuftooda dib u laqaan, isagoo diyaar u ah inay...

Antonio Griezmann oo sheegay Laacibka u Qalmo Sanadkan jaa,izada Ballon D’or

Laacibka Kooxda Atletico Madrid weerarka ugu ciyaara Antonio Griezmann ayaa sheegay in ciyaaryahan u dhashay xulka France uu u qalmo abaalmarinta Ballon D’or. Antonio Grierzmann...