Wednesday, September 29, 2021

Neymar iyo Firminho oo Brazil ku hogaamiyay sideed dhamaadka Koobka Aduunka

Xulka kubbada cagta Brazil ayaa u gudbayay wareega sideed dhamaadka koobka aduunka, kadib markii ay 2:0 uga adkaadeen xulka kubbada cagta Mexico. Labada xul ayaa...

Dejan Lovren oo dhulka la galay Sergio Ramos

Difaaca kooxda Liverpool ee Dejan Lovren ayaa soo doortay difaacyada ugu fiican kubadda cagta xilligan, waxaase uu aad u liiday difaaca Real Madrid ee...

Sweden oo 1-0 uga badisay Switzerland

Xulka Swedan ayaa u gudbay wareega sideed dhamaadka koobka aduunka, iyaga oo kahor imaan doona midka soo baxa England iyo Colombia. Tan iyo 1994 ayaa...

Rikoorradii laga diiwaan geliyay kullamadii xalay Champions League ee Group B

Hirving Lozano waxa uu si toos ah ugu lug yeeshay 15 gool, 15 kii kullan ugu dambeysay dhammaan tartamada uu u ciyaaray PSV (11...

Juventus iyo Ronaldo oo guul ku billowday horyaalka Talyaanig

C. Ronaldo ayaa guul kula billowday kooxdiisa cusub ee Juventus difaacashada horyaalka Talyaaniga kadib markii ay 3-0 ku garaaceen kooxda Chievo. Bernardeshi ayaa goolka guusha...

WARBIXIN: 4 Arimood Oo Cristiano Ronaldo Ka Caawin Doona In Uu Dhaliyo Goolkiisii Ugu...

Kadib Markii uu si hoosaysa ku bilowday nolosha Italy shaki ayaa ku hareeraysan Cristiano Ronaldo xilli uu xiddigu si aad ah u doonayo in...

Cristiano Ronaldo oo lagu xukumi doono lacago Mallaayiin ah

Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Spain ayaa sheegay in laacibka kooxda Juventus Cristiano Ronaldo lagu ganaaxi doono 3.2 milyan euro iyo sidoo kale 24 bilood ...

Morata oo fure u noqday guul rafaad ah oo Chelsea ka heshay Vidi

Kabtanka Kooxda Inter Milan Mauro icardi ayaa kaftan ku weeraray Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Rafinha Alcantara. Rafinha Alcantara ayaa amaah waqti dheer ah kusoo qaatay kooxda...

Russia 5 – 0 Saudi Arabia oo ay kusoo dhamaatay ciyaartii Koowaad ee Koobka...

Xulka kubbada cagta Sacuudiga ayaa guul daro xoogan kala kulmay ciyaartii ugu horaysay ee koobka aduunka xulka kubbada cagta ee Ruushka. Qaybtii hore ee ciyaarta...

Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan...

Kooxda Barcelona Oo markale kuftay iyo Inter oo ka fakatay SPAL

Naadiga Barcelona ayaa weli guul la’aan ah kullamada La Liga, iyagoo caawan natiijo xumo kale kasoo dhaxashay garoonka Mastella. Naatijadii 1-1 ka ahayd ee qaybtii...

RASMI:Kooxda Arsenal oo ku Dhawaaqday in qandaraas cusub ka saxixday Aubameyang.

Kooxda Ingriiska ee Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaweyd heshiiskii la filayay iyagoo qandaraas cusub ka saxiixay kabtankooda Pierre-Emerick...

Ronaldo wiilkiisa oo bandhig waalli ah sameynaya, xilli Odayga ay ku xun tahay sheekada

Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku billawday waayahiisa Serie A qaab aad u liita. Saddex kullan oo uu illaa iyo hadda ciyaaray, Ronaldo...

Xilliga Rasmiga Ah Ee La Ciyaari Doono Ka Danbaysta Copa Libertadores

River Plate iyo Boca Juniors ayaa kulanka lugta labaad ee kama danbaysta Copa Libertadores ku ciyaari doona garoonka Santiago Bernabeu marka lagaaro 9-ka bisha December. Madaxda FIFA...

Man United oo laga saaray EFL Cup, Man City oo guuleysatay iyo Inter oo...

Naadiga Manchester City ayaa si fudud ku dhaaftay kooxda Oxford United. Ciyaarta qaybteedii hore ayaa waxaa gool dhaliyay Gabriel Jesus, waxaana markii la isu soo...

HORDHAC:Ciyaarta Chelsea vs Man City.

Kulammada isbuuca 31 ee horyaalka Premier League ayaa caawa la ciyaarayaa iyadoo kooxda Chelsea oo dadaal ugu jirta sidii ay xaqijisan lahayd...

Mourinho oo eedeeyay Filim laga sameeyay Man City

Macallinka kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ka hadlay filin dhowaan lasii daayay oo laga sameeyay guulaha ay gaartay Manchester City xilli-ciyaareedkii dhammaaday. Filimka oo...

Emery oo ka hadlay xaaladda Ramsey

Macallinka Arsenal, Unai Emery, ayaa ugu baaqay xiddiggiisa khadka dhexe ee Aron Ramsey, in uu diiradda saaro ciyaaraha beddelkii uu ku mashquuli lahaa wada-hadallada...

Ronaldo iyo Messi oo aan soo xaadiri doonin xafladda FIFA

Caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa caawa markale marti gelineysa xafladda sanadlaha ah ee Best Gala. Abaal marinnada laacibka ugu fiican xilli ciyaareedka ee ragga,...

De Bruyne iyo Maguire oo Ciyaari doonin Ciyaraha PL ee Isbuucan.

Kevin De Bruyne ayaa la xaqijiyay in u ciyaari doonin kulanka Manchester City ee habeenka Sabtida Premier League ee ay gurigooda kula...