Friday, August 23, 2019

Ciyaaraha: England 2-0 Costa Rica

Ciyaaraha: England 2-0 Costa Rica Xulka kubada cagta Ingiriiska ayaa uga badiyay Costa Rica 2:0 ciyaar ka dhacday garoonka Elland Road ee kooxda Leeds United...

Pele oo u hambalyeeyay Mbappe iyo Mardona oo ku tilmamay Cannigia

Laacibka weyn ee reer Brazil Pele ayaa ugu hambalyeeyay Kylian Mbappe uu gaaray rikoorkii uu 60-ka sanno haystay ee ciyaartooyga ugu da’da yaraa ee...

Mourinho oo eedeeyay Filim laga sameeyay Man City

Macallinka kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ka hadlay filin dhowaan lasii daayay oo laga sameeyay guulaha ay gaartay Manchester City xilli-ciyaareedkii dhammaaday. Filimka oo...

Xidigan katirsan Bayern Munchen oo rajo galiyay Man United, Sidee ?

James Rodriguez ayaa lagu soo warramayaa in uusan ku faraxsaneen sii joogista Bayern Munchen. Warsidaha laga aqristo Germany ee Kicker ayaa baahiyay in  xidigan heerka...

Ciyaaryahan Pele oo cusbitaal la dhigay

Ciyaaryahanka reer Brazil ee caanka ah Pele ayaa la dhigay isbitaal ku yaal caasimadda Paris ee dalka Faransiiska. Waxaa ku soo booday xumad ama qandho...

Brazil iyo Switzerland oo ay kusoo dhamatay ciyaartooda Barbardhac

Xulalka Brazil iyo Switzerland oo kuwada jira isku aadka E ayaa ciyaar xiiso badan oo labada dhinac ay soo bandhigeen ay ku kala baxeen...

Faransiiska oo iska xaadiriyay Final-ka Koobka Aduunka

Samuel Umtiti ayaa noqday geesiga Fransiiska, kadib markii uu qaybtii labaad ee ciyaarta gool uu madaxa ku dhaliyay ay kaga guul gaartay France, xulka...

Emery oo ka hadlay xaaladda Ramsey

Macallinka Arsenal, Unai Emery, ayaa ugu baaqay xiddiggiisa khadka dhexe ee Aron Ramsey, in uu diiradda saaro ciyaaraha beddelkii uu ku mashquuli lahaa wada-hadallada...

Kullamada laga ciyaari doonono horyaallada waaweyn ee qaaradda Europe iyo xilliyada

Kullamada ugu xiisaha badan waxa ay badankooda dhici doonaan maalinta Axadda ah berri, iyadoo maanta aysan jirin ciyaaro xiiso badan. Keliya waxaan soo qaadaneynaa kullamada...

SAWIRO : Sacuudiga oo Masar ka badiyay iyo Uruguay oo Ruushka Saddex kaga guul...

Sacuudiga iyo Masar oo kawada haray koobka aduunka ayaa wada ciyaaray ciyaartoodii ugu dambaysay ee group A, waxaana guushu ay ku raacday xulka Sacuudiga...

Pique oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah

Xiddigga difaaca ah ee kooxda Barcelona, Gerrard Pique, ayaa ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulka qaranka Spain isagoo 31 jir ah. Go'áankan ayuu ku...

Naadiga Zenit oo la saxiixatay Caludio Marchisio

Naadiga Zenit ayaa ugu Dambeeyn shaaca ka qaaday saxiixa Ciyaaryahan Claudio Marchisio kaasi oo ay kala soo wareegeen Naadiga Juventus. Claudio Marchisio ayaa Fursad badan...

Antonio Griezmann oo sheegay Laacibka u Qalmo Sanadkan jaa,izada Ballon D’or

Laacibka Kooxda Atletico Madrid weerarka ugu ciyaara Antonio Griezmann ayaa sheegay in ciyaaryahan u dhashay xulka France uu u qalmo abaalmarinta Ballon D’or. Antonio Grierzmann...

Soomaaliya oo Ciyaartooy u dirtay Koobka Aduunka

Xiriirka kubbada cagta caalamka (FIFA ) ayaa kasoo dalbatay Soomaaliya illaa saddex ciyaartooy oo ka qayb galo ciyaaraha adduunka ee ka furmaya dalka Ruushka. Gudoomiyaha...

SAWIRO : Ruushka oo Spain ku reebay Rigoorayaal

Xulka kubbada cagta Ruushka ayaa sideed dhamaadka koobka aduunka u gudbay, kadib markii gool-ku-laadyo 4:3 kaga adkaadeen xulka Spain oo 2010 qaaday koobka aduunka. Labada...

Messi oo gool dhaliyay xilli-ciyaareedkii 15-aad

Lionel Messi ayaa xalay ka caawiyay kooxdiisa Barcelona in ay guul ku billaabato difaacashada horyaalka Spain kadib markii uu laba gool ku lahaa guushii...

Barcelona oo Camp Nou kula ciyaareysa Alaves

Ousmane Dembele ayaa kusoo bilaaban kara kulanka Alaves ee ka dhacaya Camp Nou, iyadoo Catalans ay bilaabaneyso markale ololaheeda difaacashada horyaalka La Liga galabta. Weeraryahanka...

Shahrukh Khan Oo Arsenal Kala Qayb-galay Kulankii Newcaste, Xiddigihii Ay Is Arkeen Iyo Mesut...

Jilaaga caanka ah ee u dhashay waddanka India ee Shahrukh Khan ayaa Isniintii booqday garoonka Emirates ee kooxda kubadda cagta Arsenal kaddib markii ay...

SAWIRO : Kooxda Difaacanaysa Koobka Aduunka oo laga badiyay

Ciyaar xiiso badan oo ka tirsan heerka koowaad ee isku aadka kooxaha ayaa xulka difaacanaya koobka aduunka ee Germany looga badiyay. Xulka Mexico ayaa halka...

Everton oo xiisaynaysa daafaca Colombia Yerry Mina

Everton ayaa darsaysa saxiixa daafaca bidix ee Barcelona Lucas Digne iyo sidoo kale Yerry Mina. Kooxda Goodison Park ayaa daafaca bidix. Everton ayaa iska...