Tuesday, March 19, 2019

Emery oo ka hadlay xaaladda Ramsey

Macallinka Arsenal, Unai Emery, ayaa ugu baaqay xiddiggiisa khadka dhexe ee Aron Ramsey, in uu diiradda saaro ciyaaraha beddelkii uu ku mashquuli lahaa wada-hadallada...

Real Madrid oo dooneysa Mbappe

Kooxda Real Madrid ayaa qiimeyneysa xaaladda kooxda PSG oo hadda ku socda baaritaan la xiriira inay ku xad-gudubtay sharciga dhaqaala-wanaagga ee FFP. Jariiradda AS ee...

Sarkaal hore oo FIFA ka tirsanaa oo la xiray

Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta dalka Brazil, Jose Maria Marin, ayaa lagu xukumay afar sano oo xabsi ah kadib markii lagu helay musuq-maasuq...

Taageereyaasha Man Utd oo ku bannaan baxaya Ed Woodword

Taageereyaasha kooxda Manchester United, ayaa qorsheynaya inay daabacaan baaner lagu xiri doono diyaaradda drone-ka kaas oo looga soo horjeedo agaasimaha guud ee kooxda Ed...

Pjanic oo heshiis cusub u saxiixay Juventus

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Juventus, Miralem Pjanic ayaa heshiis cusub oo shan sano ah u saxiixay kooxdiisa. Xiddiggan oo u dhashay Bosnia, ayaa lala...

Kabtannada kooxaha La Liga oo kulmaya

Kabtannada kooxaha heerka koowaad ee Spain ee La Liga ayaa maanta kulan gaar ah ka yeelanaya heshiis dhowaan maamulka La Liga uu la galay...

Man Utd oo taageereysa Jose Mourinho

Maamulka kooxda Manchester United ayaa beeniyay wararka la xiriirinaaya in la eryi doono Mourinho oo lagu beddeli doono Zidane. Wararka laga helaayo United ayaa sheegaya...

Augero oo rikoorro Cusub sameeyay

Sergio Aguero ayaa xalay dhaliyay hat-tirikii sagaalaad ee kooxda Man City kulamada Premier League, kadib markii uu 3 gool ku lahaa guushii 6-1 ay...

Pogba oo eedeeyay dhaqanka saaxiibadiisa guul-darradii xalay

Paul Pogba, oo ahaa kabatankii xalay ee kooxda Man Utd kulankii ay guul-darrada 3-2 kala kulantay kooxda Brighton, ayaa sheegay in aysan si wanaagsan...

Bale oo gool dhaliyay xilli Real guul ku billaabatay La Liga

Kooxda Real Madrid oo billaabeysa nolol cusub kadib markii uu ka tagay C.Ronaldo, ayaa guul ku billaabatay horyaalka spain, markii ay 2-0 ku garaacday...

Messi oo gool dhaliyay xilli-ciyaareedkii 15-aad

Lionel Messi ayaa xalay ka caawiyay kooxdiisa Barcelona in ay guul ku billaabato difaacashada horyaalka Spain kadib markii uu laba gool ku lahaa guushii...

Mourinho oo eedeeyay Filim laga sameeyay Man City

Macallinka kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ka hadlay filin dhowaan lasii daayay oo laga sameeyay guulaha ay gaartay Manchester City xilli-ciyaareedkii dhammaaday. Filimka oo...

Juventus iyo Ronaldo oo guul ku billowday horyaalka Talyaanig

C. Ronaldo ayaa guul kula billowday kooxdiisa cusub ee Juventus difaacashada horyaalka Talyaaniga kadib markii ay 3-0 ku garaaceen kooxda Chievo. Bernardeshi ayaa goolka guusha...

Mourinho: Wax dhib ah kuma qabo Pogba

Macallinka Manchester United, Jose Mourinho, ayaa sheegay in uusan wax dhib ah ku qabin xiddiggiisa Paul Pogba, kadib hadal-heyn badan oo la xiriirtay xiriirka...

Real Madrid oo looga adkaaday Super Cup-ka Yurub

Kooxda Atletico Madrid ayaa ku garaacday 4-2 kooxda Real Madrid, kuna guuleystay koobka Super Cup-ka qaaradda Yurub. Koobkan ayaa waxaa wada ciyaara kooxaha kusoo kala...

Zaha oo qandaraas cusub u saxiixay Palace

Xiddigga weerarka ka ciyaara ee Wilfried Zaha, ayaa qandaraas cusub oo shan sano ah u saxixay kooxdiisa Crytsal Palace. Ciyaarayahanka ayaa laga dhigay ninka ugu...

Nzonzi oo si rasmi ah ugu biiray Roma

kooxda reer Taliyaani ee Roma ayaa si rasmi ah ula wareegtay xiddigga khadke dhexe ee kooxda Sevilla, Steven Nzonzi, kadib markii ay bixisay 30.6...

Eriksen oo lagu doonayo 100 milyan

Kooxda PSG ee dalka France, ayaa la sheegay in ay dooneyso in 100 milyan oo bound ay ku gor-goriso xiddiga dhexda uga ciyaara kooxda...

De Gea oo qandaraas cusub u saxiixaya Man Utd

Gool-hayaha Manchester United, David De Gea, ayaa lagu wadaa in uu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa kadib markii ay billowdeen wada-hadallo lagu kordhinaayo heshiiskiisa. De...

C.Ronaldo oo wacadarro ka dhigay kulankiisii ugu horreeyay ee Juve

C.Ronaldo oo Juventus ugu soo biiray 100 milyan oo Bound, ayaa xalay u saftay kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda, kaas oo uu gool ka...