Sunday, November 29, 2020

RASMI:Kooxda Inter Milan oo dhamestirtay saxixa Arturo Vidal.

Arturo Vidal ayaa dhameystiray heshiis 1 milyan oo ginni ah oo uu ugu biiray kooxda Inter isagoo ka yimid Barcelona, isagoo dib...

Suarez oo lagu eedeeyay inuu qishay imtixaanka luqadda Talyaaniga.

Masuuliyiinta Talyaaniga ayaa baaraya in weeraryahanka Barcelona Luis Suarez, oo u dhashay dalka Uruguay, in si sharci darro ah looga caawiyay inuu...

RASMI:Kooxda Arsenal oo ku Dhawaaqday in qandaraas cusub ka saxixday Aubameyang.

Kooxda Ingriiska ee Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaweyd heshiiskii la filayay iyagoo qandaraas cusub ka saxiixay kabtankooda Pierre-Emerick...

Mbappe oo u sheegay PSG inuu doonayo inuu baxo dhamaadka xilli...

Ciyaaryahan Kylian Mbappe, oo 21 jir ah, ayaa doonaya inuu ka tago garoonka Parc des Princes ee kooxda PSG isagoo indhaha ku...

Mason Greenwood iyo Phil Foden oo laga saaray liiska ciyaartoyda xulka Ingriiska.

Mason Greenwood iyo Phil Foden ayaan la safri doonin xulka England ee katagayo dalka Iceland una socda Denmark kadib markii ay jabiyeen...

Lionel Messi oo go’aan ka gaaraya mustaqbalkiisa kooxda Barcelona.

Maamulka Horyaalka La Liga ayaa taageeray go'anka Barcelona isbuucii la soo dhaafay iyagoo ku dhawaaqay in qandaraaska Leo Messi lagu burburin karo...

RASMI:Kooxda United oo xaqijisay saxixa Donny van de Beek.

Kooxda Manchaster United ayaa xaqiijisay in saxiixooda cusub ee Donny van de Beek kaasi oo xidhan doono Lambarka 34 kadib markii uu...

Paul Pogba oo laga helay feyraska Corona.

Laacibka khadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa laga helay fayraska corona, sida uu sheegay tabaraha kooxda qaranka...

Isku aadka Champions league-ga iyo Europa.

ciyaaraha champions league-ga iyo Europa ayaa hakad galay kadib faafitanka caabuqa corona. Balse waxaa dib loo bilaabay horyaalada kala...

Man City & Juve oo hogaaminaya loolanka loogu jiro saxiixa Traore.

Xiddiga Wolves ee Adama Traore ayaa si aad ah looga doonaya suuqa kala iibsiga xagaaga ciyartooyda ee europe.

Real madrid oo 7 dhibcood ku Hogaaminesa La Liga.

Sergio Ramos ayaa ahaa geesiga rigoorada kooxda Real Madrid markii labaad oo xariir ah muddo afar maalmood gudaheed ah markii ay 1-0...

Kooxda United oo guul weyn gadhay.

Anthony Martial iyo Marcus Rashford ayaa noqday lammaanayaashii ugu horreeyay ee Manchester United ee dhanka werarka ah tan iyo markii Cristiano Ronaldo...

Isku aadka wareega semi-finalka FA Cup-ka.

Manchester United ayaa wajahaysaa kooxda Chelsea semi-finalka FA Cup-ka, iyadoo Arsenal ay la ciyaareyso kooxda difaacaneysa FA cup-ka ee Manchester City.

Kooxda Chelsea oo gaartay sideed dhamaadka koobka FA.

Ciyaarta kooxda Chelsea ku adkaatay 1-0 ayaa ka dhigeysa Chelsea inay ku biirto kooxaha sida Manchester United iyo Arsenal semi-finalka FA...

HORDHAC:Ciyaarta Chelsea vs Man City.

Kulammada isbuuca 31 ee horyaalka Premier League ayaa caawa la ciyaarayaa iyadoo kooxda Chelsea oo dadaal ugu jirta sidii ay xaqijisan lahayd...

Saddex is badal oo caawa uu samayn doono tababare Ole kahor...

Man United ayaa ku soo laaban doonta ciyaarista Premier League caawa oo arbaca ah kulan ay marti galin doonto kooxda Sheffield United...

Kooxda Liverpool oo dalaba ka gudbisay Koulibaly.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in laga diiday dalab Rasmi ah oo dhan 58 milyan oo euro oo ay Reds ku...

WARBIXIN:Werner & 8 Saxiix Ee Haatanba La Dhamaystiray Ka Hor Furitaanka Suuqa Xagaaga

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaan wali furmin xilli aan wali la gaadhin bishii uu sida Rasmi ah u furmi jiray suuqa xagaaga...

Kulamada Manta ee Premier League-ga.

Horyaalka Ingriiska ayaa soo laabatay Arbacadii ka dib markii xilli ciyaareedkii 2019-20 hakad galay 100 maalmood ka dib faafitanka caabuqa coronavirus.

Tartan Ciyaaro oo lagu soo gabagabeeyay Mandheera “Dhageyso”

Tartan Ciyaaro ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Mandheera. Waxaa ka qeyb galay Tartanka 10 kooxood. Dhageyso Warbixinta Tartanka.