Wasaaradda Caafimaadka ayaa diyaarisay koox isku dubaridaysa keydka xogta qaran ee isbitaallada Covid-19 ee la tallaalay iyo kuwa aan weli helin tallaalka.

Khubarada caafimaadku waxay ku nuuxnuuxsanayaan baahida loo qabo in kor loo qaado tallaalka si looga hortago cudurka.

Xananunkan ayaa ah mid guud ahaan calamka gil-gilay asagoona hada lagula tacalaayo talalkan bukunada ayagu kujira isbitalada ayaa xoga lagu sarayaa sidii logu heli lahaa dhamaan talaalkan sida ay shegeen quburada cafimaadka dalka kenya.